Axmed muxumed

Axmed muxumed Hel Warar La Hubo,Dhacdooyin,Sheekooyin Xiiso Leh.Halkaan Kusoo Bandhigo Fikirkaaga,Xor Ayaad Tahay.

Nagala Soo Xiriir Wattsupkaan 003197013272498(Hadii Aad U Baahan Tahay In Xaruntaada Ganacsi Laguu Xayeysiiyo)

11/04/2024
Ciid mubaric
23/04/2023

Ciid mubaric

Waa will dhalinyaroah oo kabilabey ganacsi horle xarun ta ugasyada  herogeel  kor usocda  da saxiibayaal
25/09/2022

Waa will dhalinyaroah oo kabilabey ganacsi horle xarun ta ugasyada herogeel kor usocda da saxiibayaal

25/09/2022
U codeey Musharaxa Shacabka: Codkaada sii hal Musharax si uu wareega xiga ugu gudbi.Abdirahman Abdishakuur U saar ❤️Farm...
05/05/2022

U codeey Musharaxa Shacabka: Codkaada sii hal Musharax si uu wareega xiga ugu gudbi.

Abdirahman Abdishakuur U saar ❤️
Farmaajo U saar 😮

FG: Mention waad dhihi kartaa asxaabtaada qaar si ay ugu codeeyaan musharaxa aad guusha la rabto.

Natiijada waa 24 Saac kadib. Soo qor magaca musharaxa aad u codeeysay

Idris Alteeso

 :Wararkii ugu Danbeeyay Dagaalada ka socda Ethiopia' ayaa maanta Sii Cuslaaday.Dagaal Culus ayaa ilaa shalay ka socda' ...
05/11/2021

:
Wararkii ugu Danbeeyay Dagaalada ka socda Ethiopia' ayaa maanta Sii Cuslaaday.

Dagaal Culus ayaa ilaa shalay ka socda' inta udhaxaysa Ataye' iyo Kamise Dagaalka ayaa dhaxmaraya Ciidamada Dawlada iyo Ciidamada Xulufada ah' ee Tigray iyo OLA' oo dhinac ah' Guulo hordhac ah' ayaa kaso baxaya Furinta h**e agaas' Balse' Ciidamada Huwanta ah' ayaa sheegay inay ku dhaw yahiin inay gacanta ku dhigaan ataye.

Gobalka Afar ayuu Dagaal Culus ka socdaa' Ciidamada Tigray ayaa isku dayaya inay qabsadaan Jidka Mile oo isku xidha Jabuuti iyo Ethiopia balse wali mayna qabsan oo Dagaal ayaa ka socda Nawaaxiga Magaalada mile 'walina laguma kala bixin.

Wadoyinka Soo gala Magaalada Adis ababa' ee ka imaada Gobolada kala duwan ee Degaanka Oromia' ayay Dagaalo ka socdaan Ciidamada OLA' ayaa sheegay inay Xidhayaan Gabi ahaanba Jidadka Soo gala' Adis ababa' Balse Ciidamada Dawlada ayay Dagaalo adag kala kulmayaan.

Konfurta Gonder Dagaal Culus ayaa ka bilawday iyado Baryahii udanbaysay Xaaladu yar daganayd' saaka ayay si Horleh Dagaalo uga bilawdeen' inta udhaxaysa Debre-Zabit iyo Gashena' Dagaalka' ayaana udhaxeeya Xoogaga Tigray' iyo Ciidamo Aruuris ah' oo maleeshiyad ubadan' oyna weheliyaan' Milatariga Ethiopia' Dagaalka' ayaa laysku adeeg sanayaa Hubka Culus' Labada dhinac ayaana Guulo kala sheganaya' Xoogaga Tigray ayaana u Muuqda kuwa isku dayaya inay Gadhaan' Degaanka Gayint' si ay' usii wadaan' Dulankoda'.

Degaanka Benishangul' ayay Dagaalo adag ka socdaan' Dagmoyin badan oo katirsan Gobalkaas waxaa la Wareegay Falaagada Benishangul Front' waxayna La waregeen Dagmoyinka Tirsan Gobolada Kamish iyo Meketel' Waxayna Wali sii wadaan Dagaal adag oy ku qadayaan Ciidamada Dawlada ee agaas ku sugan.

Diyaaradaha Dagaalka Ciidanka Cirka Ethiopia ayaa Maalintii labaad Si toos ah' duqayn uga Fulinaya Magaalada Kamise' iyago shegaya inay la Beeg sanayaan' Ciidamada Huwanta ah' ee ka koban Tigray iyo OLA.

Adis ababa' ayaa u Muuqata mid ay Dalalka Calamka' ka baxayaan' Dalalka Calamka ayaana inta badan muwaadinintoda ka daad guraynaya' Bole internation' Eirport' Saacadihii ugu Danbeeyay Waa jaam' Dulimaadka ayaana Xad dhaaf noqday Qof walbana wuxuu is leyahay intuna Dulimaadku jogsan ka bax mesha.

Dagaalka ayaa laga Yabaa inuu Todobaadyadan Sii Cuslaado' Dawlada ayaana sheegtay inay Dagaal Naf huris ah' Qaadayso' si ay Degaamada laga Qabsaday Dib ugu Qabsadaan.

Maleeshiyadka Axmaarada ayaa Dagaal Gaadmo ah' ku qaadaya' Degaamada ay Tigray horay uga qbasadeen' waxaana kamid ah' Kobo' Haraha, Muji' iyo Waqooyiga Gonder' gaar ahaan Zarima, Waxayna shegeen inay Dileen' Maamulka TPLf u dhistay' Degamadaas' oy Talaabo ka qadeen.

Degaanka Oromia' ayaa Dhalinyarada La sheegayaa in la Tarxiilay' si Qasab ah' si ay uga qayb qataan Dagaalka lagula jiro' Ciidamada Tigray iyo OLA' Dawladu wali k**a hadal edayntaas.

Wasaarada Gashaandhiga Ethiopia ayaa ugu Baaqay Askarti h**e ee Hawl gabka ahayd inay Dib ugu so labtaan Shaqada' si ay Dalka u difacaan.

Maleeshiyad is abaabulay' ayaa Dagaal kuso Qaaxay Xoogaga Tigray ee ku sugan inta udhaxaysa Kombolcha iyo Kamise' gaar ahaan Degaanada Kaluu iyo Harbu' Maleeshiyadka oo Dawlada Tageero ka helaya ayaa isku dayaya inay jaraan Wadada kombolcha' iyo Kamise Balse' Wali uma suurta galin' waxayna u egtahay in Laga Xoog badan yahay.

Jabhada Xoraynta Gambella ayaa sheegtay inay Guul ka gadheen Dagaal Adag oo iyaga iyo Ciidamada Gaarka ah ee Maamulka Gambela' ku dhaxmaray' Magaalada Akula' faah faahin dheeriya ayaa wali kaso bixin Agaas'.

Share gareeya Faloyinkan.
qote Axmed muxumed

03/11/2021

qabkuu u aqrinaayo ma saxbaa kkkk

30/10/2021

waa nimankii tigree oo qabsafay dasia oo axmaradii dubayso bal iladawad

chose the best anser  and sey like  page
29/10/2021

chose the best anser and sey like page

iskuday jawabta sidagan
27/10/2021

iskuday jawabta sidagan

24/10/2021

Warakii ugu danbeey yay ee guriceel

21/10/2021

Ila dawo bal hestan

21/10/2021

Hestii sharmaboy oo muqalal lobaday bal ila dawada

19/10/2021

Kkkkkk ragdhe codqimale nin bidarle hadii ebehen kugubego waa hees dalmar iyo he saxibkii bal iladawo

18/10/2021

Xadarigii oo cawa gabadh fiican helay

Xaga  xisaabta sed isku tihiin  bal iskuday?
17/10/2021

Xaga xisaabta sed isku tihiin bal iskuday?

10/10/2021

Waa wepsadka sexda ah ee bakhtiyanasiibka maraykanka ee 2023 hadii aadrabto in aad buxsato halkan sooboqo oo kabuxso si bilasha Skip to main content



U.S. Department of State

Bureau of Consular Affairs

eDV AES: 12.8

Help

Electronic Diversity Visa Program

Welcome

Our State Department Web site for the 2023 Diversity Visa Program (DV-2023) is now open. The entry submission period for DV-2023 is from 12:00PM EDT (GMT -4) on October 6, 2021 to 12:00PM EST (GMT -5) on November 9, 2021. The entry form will only be available for submission during this period and this period only. Entries will NOT be accepted through the U.S. Postal Service.

After reading the instructions, click the "Begin Entry" button below to enter the DV Program.

Entry Instructions

Please read the DV-2023 Entry Instructions carefully. Entrants may be disqualified for not completing the entry form correctly or by submitting more than one entry. Use the link below to view the instructions.

DV-2023 Instructions

Photo Instructions

Before beginning the entry process, verify that your picture and pictures for any dependents fully comply with DV entry photo requirements included in the DV-2023 instructions. Your case will be disqualified if you submit a non-compliant photo. For examples of acceptable photos, click the button below.

Photo Examples

Entry Form

The entry form is prepared in two parts, one for the primary Entrant and one for derivatives (if any). Each part must be completed correctly and completely before going to the next part. After all parts are completed, the entry will be submitted to the DV-2023 Processing Center. Click the link below to begin the entry process.

Begin Entry

DV Entrant Status Check

2023 Entrant Status Check

DV-2023 Entrants may enter their confirmation information through the link below starting at noon (EDT) on May 7, 2022. The DV-2023 registration period opens on October 6, 2021, and closes on November 9, 2021. DV-2023 Entrants should keep their

03/10/2021

Waxan umahadnaqayaa dhamaan asxaabta qaaliga ah ee bogeyga kuxidhan sodhawada saxibayaal

Masha alaah waa ani iyo team anu wada arday ahan
28/09/2021

Masha alaah waa ani iyo team anu wada arday ahan

22/09/2021

Kani waa Muuqalkii ugu daawashada badnaa abid ee lasoo gasho boga YouTube ee UN-ka.

Waana khudbadi uu Madaxweynaha Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo uu ka jeediyay Meertadii kalfadhigii 74-aad ee Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay ee September, 2019, meertadaasi waa midi ugu h**eysay ee Madaxweyne Farmaajo ka qaybgalo.

5.6 milyan ayaa daawaday muuqaalkan, cid halkaasi wali gaadhay ma jirto, waana Record u gaara Madaxweynaha Somalia,

Hogaamiyaasha Caalamka oo dhan ee ka qaybgala Kalfadhiyada Sanadlaha ah ee Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta khudbadaha ay halkaasi ka jeediyeen lasoo galiyo boga UN-ka ee YouTube wali ma jiro Khudbad uu Hogaamiye jeediyay oo intaasi ay daawadeen ama udhowba.
Set. By ahmed muhumed

Xaaska Madaxweyne Erdogaan  ayaa Xarunta Qaramada Midoobay kusoo  bandhigtay buug ay ka qortay booqashooyin ay ku tagtay...
22/09/2021

Xaaska Madaxweyne Erdogaan ayaa Xarunta Qaramada Midoobay kusoo bandhigtay buug ay ka qortay booqashooyin ay ku tagtay dalal Afrika ah oo ay ka mid tahay Soomaaliya.

Xaaska madaxweyne ordogaan ayaa markii ugu horreysay buuggan la wadaagtay xaasaska madaxweyneyaasha ka qayb galay shirka Qaramada Midoobay.

iyadoo ka hadlaysay munaasabada ay buugeeda ku Gudoonsiinaysay qaar kamid ah xaasaska madaxweynayaasha waxay aad u amaantay Soomaalida waxayna tiri Sidan .

" Waxyaabaha aan buugay ku qoray waxaa ka badan waxyaabaha aan laabtayda ku haysta oo aanan qoraal kusoo koobin ,Waxyaabihii aan geeska afrika kusoo arkay waa waxyaabo aanan iloobi doonin, Waxaan tegay Soomaaliya oo xaalad adag oo abaareed kujirta ,cunto iyo biyo la,aan .

abaartu Xiligaas qof kasta saamaysay ,waxaase cajiib ahayd soomaalidu iyagoo xaalkaas kujira ma ay muujinayn wax cabasho ah ,waxay ahaayeen kuwo adkaysi leh oo aan u jilcin dhibaatada ,

Soomaalida markasta waxaan ku xasuustaa Qiimaha sabirka iimaanka iyo Rajada . si lamid ah sidaas oo kale waxaan kusoo arkay Senegaal ,dad aanba haysan guryo ay qoraxda ka galaan oo ay biyo la,aan ku dheer tahay hadana iska faraxsan oo dhoolacadaynaya "

Faahfaahinta Dheeri Buuga ay Qortay Aamina Xaaska Madaxweyne Erdogan Linkigan ayaad ka Daawan kartaa

Waa imisa ukumood  bal iskuday  dadbafan ayaa garen waayey
22/09/2021

Waa imisa ukumood bal iskuday dadbafan ayaa garen waayey

Address

Sayidka
Jijiga

Telephone

+251906670862

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed muxumed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Axmed muxumed:

Videos

Share


Other Jijiga media companies

Show All