jigjiga TIMES

jigjiga TIMES Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from jigjiga TIMES, Media/News Company, qumaadaha, Jijiga.

maamulka dag iimay bari ee gudoomiye  haadi ugu horeeyo shaqada ay ka qabtaan dag mada dhamaan teed way qab yaa la daysa...
19/10/2022

maamulka dag iimay bari ee gudoomiye haadi ugu horeeyo shaqada ay ka qabtaan dag mada dhamaan teed way qab yaa la daysan tahay
hadii aan si dhab aha wax looga qaban waxaa soo bixi doona kolba ninkii xil haya inuu yeesho waxii dheef aha ee umadu lahayd isla xisaabtan k**a jiro iimay bari ninkasta booska
uu joogo suu isagu rabo ayuu u maamushaa

19/10/2022

alahayoow hebal wuxuu soo wado iyo wabiga yaa wayn

ina cagjar waxuu wado waa wax inaga da wayn qubka soomaali qalbiga axmaar

10/10/2022

shirka ka socda gijgija ee mistafe isku soo caan saarayo waa mid dhib moyeen aan dheef laga sugaynin waxaana muu qata dhagar iyo dibin daabyo inay u qoolayaan dadka somaliyeed

05/10/2022

waxaan hambalyo iyo tahniyad aan la soo koobi karin u dirayaa
ciidamada soomajeesta yaasha aha ee liyu poliska degaanka somalida
ee gusha wayn ka soo hoyiyay dagaalka ay kula jiraan khawariijta intii ku shihiidayna sha haadada ale ha ka aqbalo ayaan leenahay

03/10/2022

madaxwaynaha degaanka somalida oo si wayn uga fikaraya sixir bararka xadhkaha goostay

02/10/2022

wararka fiid nimo magaalada jigjiga oo si wayn looga hadal hayo dagaalka ka socda kobalka filtu

02/10/2022

muxaarado muhiim ah

Address

Qumaadaha
Jijiga
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when jigjiga TIMES posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Jijiga

Show All