Gurmad TV

Gurmad TV Ku soo dhawoow page-keena Gurmad TV, fadlan Follow na soo dheh kana mid Noqo Saxiibada Nagu xidhan.

Page Gurmad TV waxaad ka heli doonta warar war bixino iyo Barmaamujiyo ku xiiso galiya iyo waliba dhacdooyinka ka dhaca gayiga soomalidu dagto iyo dunida inteeda kale fallow na soo dheh kana mid noqo saxiibada aan halkan kawada socono mahad sanid

"Bilicda Garoonka Jigjiga.Everyone
24/02/2024

"Bilicda Garoonka Jigjiga.
Everyone

Xulka Degmada Dhuxun oo Labo mar oo Xidhidh ah ku Guulaystay Tartanka Degmooyinka gobolka Nogob ayaa hada u Diyaarsan Si...
23/02/2024

Xulka Degmada Dhuxun oo Labo mar oo Xidhidh ah ku Guulaystay Tartanka Degmooyinka gobolka Nogob ayaa hada u Diyaarsan Sidii ay Koobka u Hanan lahayeen mar 3-aad.

Sanadkan yaad u Rajaynaysaa Koobka?

23/02/2024

"Itoobiya oo usoo Jawaabtay Sharma Boy.

Magaalada Jigjiga waxa habeen danbe lagu soo bandhigi doona Buugga laga qoray AHUN tariikhda Suldaan Sheekh Xasan Yabare...
23/02/2024

Magaalada Jigjiga waxa habeen danbe lagu soo bandhigi doona Buugga laga qoray AHUN tariikhda Suldaan Sheekh Xasan Yabare.

Fadlan hadii aad jigjiga joogto ka qayb gal Bandhiga Buugan.

Guulwade Xasan Cabdullaahi Cali.Macalinkii h**e ee Xulka Degmada sagag ayaa Sanadkan Layli Doona Xulka Degmada Xaraarey.
23/02/2024

Guulwade Xasan Cabdullaahi Cali.Macalinkii h**e ee Xulka Degmada sagag ayaa Sanadkan Layli Doona Xulka Degmada Xaraarey.

Waa Hooyo leh Xirfada Sawir Qaadida, Rabi Cimriga iyo cafimaadka ha u Barakeeyo.❤️
23/02/2024

Waa Hooyo leh Xirfada Sawir Qaadida, Rabi Cimriga iyo cafimaadka ha u Barakeeyo.❤️

"Maalinka Axada ah ee inagu soo foodleh waxaa Degmada iimay Bari lagu Caleemo Saari Doona;" Ugaas Cabdullaahi Ugaas Cabd...
23/02/2024

"Maalinka Axada ah ee inagu soo foodleh waxaa Degmada iimay Bari lagu Caleemo Saari Doona;" Ugaas Cabdullaahi Ugaas Cabdi Dhagey.

Hogaamin Cusub oo lamagacaabay: Xafiiska golaha xildhibaanada DDS.
22/02/2024

Hogaamin Cusub oo lamagacaabay: Xafiiska golaha xildhibaanada DDS.

"Booliska Magalada Garoowe ayaa Xabsiga u Taxaabay rag lagu soo eedeyay in ay isugu tageen Qaab jinsi ah yacni is Fuulay...
21/02/2024

"Booliska Magalada Garoowe ayaa Xabsiga u Taxaabay rag lagu soo eedeyay in ay isugu tageen Qaab jinsi ah yacni is Fuulay.

Hooyadii waxaa Dilay Aabihii sidoo kale Aabihiina waxaa laga yaabaah in Hooyadii Loo Qasaaso.Xanuun Xun buu dhan walba k...
21/02/2024

Hooyadii waxaa Dilay Aabihii sidoo kale Aabihiina waxaa laga yaabaah in Hooyadii Loo Qasaaso.

Xanuun Xun buu dhan walba ka dareemayaah 😭.

21/02/2024
Hamblayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Nogob.
20/02/2024

Hamblayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Nogob.

Gudoomiyaha Gobalka Doollo Ayaa loo magacaabay Mudane Abdullahi Deeq Beercad oo horay u ahaa Gudoomiyaha degmada Wardhee...
20/02/2024

Gudoomiyaha Gobalka Doollo Ayaa loo magacaabay Mudane Abdullahi Deeq Beercad oo horay u ahaa Gudoomiyaha degmada Wardheer.

DEGDEG.Magacaabista Cusub ee heer Deegaan iyo Heer Gobal.
20/02/2024

DEGDEG.

Magacaabista Cusub ee heer Deegaan iyo Heer Gobal.

"Waxaan Dadaal Dheer Galinaynaa sidii Bulshada Caasimadu U heli lahayd Amniga Buuxa, Waxaana la Dagalaynaa Cid waliba oo...
20/02/2024

"Waxaan Dadaal Dheer Galinaynaa sidii Bulshada Caasimadu U heli lahayd Amniga Buuxa, Waxaana la Dagalaynaa Cid waliba oo isku Dayda in ay Khal-khalgaliso Amniga Caasimada.

Hogaanka Cusub ee Maamulka Magalada Jigjiga.

Kulankii Todobaadlaha ahaa Ee Haaayadaha Amniga Ee Gobolka Erer ayaa kaqabsoomay Xafiiska Maamulka Gobolka Erer. Kulanka...
20/02/2024

Kulankii Todobaadlaha ahaa Ee Haaayadaha Amniga Ee Gobolka Erer ayaa kaqabsoomay Xafiiska Maamulka Gobolka Erer.

Kulankan oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha gobolka Erar mudane Axmed Cali Xuseen ayaa lagu lafaguray Adkaynta iyo wadashaqaynta haayadaha Nabadgalyada Ee Gobolka, Xaalada Nabadgaliyada Gobolka iyo Kahortagga wax kasta oo xaalad amni darro keeni karta.

Magacaabista Hoggaaminta Cusub Ee Maamulka Magaaladda Dhagaxbuur .
19/02/2024

Magacaabista Hoggaaminta Cusub Ee Maamulka Magaaladda Dhagaxbuur .

"Wali ma isticmaashay Telefonka Caynkan ah ?
19/02/2024

"Wali ma isticmaashay Telefonka Caynkan ah ?

Garoowe somalia❤️
18/02/2024

Garoowe somalia❤️

18/02/2024

Toos isku aadka Tartanka kubadda Cagta 6Maamul Magaalo ee Dds iyo jamacadaha Jigjiga iyo Qabri-Dahar

Waxaa si rasmi ah loo goglay Masjidul Jaamaca wayn ee jigjiga kaas oo salaada tarawiixdaba lagu oogayo Ramadaantan fooda...
18/02/2024

Waxaa si rasmi ah loo goglay Masjidul Jaamaca wayn ee jigjiga kaas oo salaada tarawiixdaba lagu oogayo Ramadaantan fooda inagusoo haysta alle caafimaad iyo nabad haynagu gaadhsiiyee🥰🤲

Magalada Jigjiga waxaa maanta lagu soo gabgabeeyay Shir maalmahan uga Socday Dhalinyarada kasoo Jeeda Degmada Sallaxaad,...
18/02/2024

Magalada Jigjiga waxaa maanta lagu soo gabgabeeyay Shir maalmahan uga Socday Dhalinyarada kasoo Jeeda Degmada Sallaxaad, shirkan ayay Dhalinyaradu sheegeen in ay kaga Arinsaneyeen Xallada guud ee Degmada iyo sidii ay Tabashooyinka shacabka u Horgayn lahayeen Xukumada Deegaanka.

Degmada Garbo Shacabka waxaa soo Foodsaartay Xaallad ka dhalatay Adeeg xumida Maamulka Gobalka Nogob, Bulshada ayaana ma...
18/02/2024

Degmada Garbo Shacabka waxaa soo Foodsaartay Xaallad ka dhalatay Adeeg xumida Maamulka Gobalka Nogob, Bulshada ayaana maalmahan helin Adeeg Laydhka biyaha iyo kuwa kale ee aas-aasiga ah.

Dhawaan la soco Qormo ku Saabsan Tabashooyinka Shacabka Degmada Garbo.

Cabdirisaaq Sarhaye ayaa maanta dib u helay Xoriyadiisa, kadib maalmo uu ku xidhnaa mid ka mid ah Jeelasha Gobalka Dooll...
17/02/2024

Cabdirisaaq Sarhaye ayaa maanta dib u helay Xoriyadiisa, kadib maalmo uu ku xidhnaa mid ka mid ah Jeelasha Gobalka Doollo.

Magacaabista Cusub Ee Maamulka Magalada Jigjiga.
16/02/2024

Magacaabista Cusub Ee Maamulka Magalada Jigjiga.

Is cadeyn  qurux  mise khamaar caafimaad ? Is cadaynta ama bedelida  midabka jidhka ayaa ah mid dunida  ku sii xoogaysan...
16/02/2024

Is cadeyn qurux mise khamaar caafimaad ?

Is cadaynta ama bedelida midabka jidhka ayaa ah mid dunida ku sii xoogaysanaya gaar ahan wadamada africa iyo asia. Shirkadaha soo saara dawooyinka la isku cadeeyo ayaa dakhligooda lagu qiyaasey $8.6 billion Sanadkii h**e halka lixda sano ee soo socda la rajaynayo inuu noqdo $12.3 billion . Dawooyinka la isku cadeeyo ayaa ka kooban xadi badan oo ah hydroquinone and topical steroids , kuwaas oo meesha ka saara khalkhalna geliya madaada loo yaqaan melanin , melanin waa waa madada jidhka u sameysa midabka sidoo kalena waxay jidhka ka difaacdaa falaadhah cadceeda ee jidhka dhaawac u gaysan kara
Wax yaabaha ay ka kooban yihiin dawooyinka la is ku cadeeyo ayaa ah kuwo u sameysan inay ka joojiyaan unugyada jidhku inay soo saaran madada melanin Marka laga yimaado labada maado ee loo yaqaan hydroquinone and topical steroids Waxaa kaloo ku jira madaada loo yaqaan mercury oo ah maado sun ah kana mid ah maadoiyinka sababa cancer ka sidoo kale waxaa la xidhiiidhiyaa in isticmaalka badan ay dhaawac u gaysato sambada iyo kelyaha.

Dawooyinka la isku cadeeyo ayaa ku sababa dadka isticmala finan , baro mad madow oo jidhka ah balse Saameynta ugu badan ee qofka isticmaala ugeystaan ayaa ah
-cadaadiska dhiiga oo kor u kaca ,
-daal joogto ah , u nuglaansho iftiinka ama xamili wayaan cadceeda , maqaarka khafiif noqda xidida oo banaanka u soo baxa dusha ka muuqda
-dareenka oo ka guura meelo jidhka ka mid ah ,
-kabuubyo , gariir , xasuusta oo yaraata , cadho joogto ah dulqaad yari sidoo kale waxay dhaawacan dawooyinkani marka mudo badan la isticmaalo kelayaha iyo sambabada . Khatarta u weyn ayaa ha inay sababan ama keenan cancer ka gaar ahan cancerka ku dhaca maqaarka .
Inaga somali ahaan waa ay ku soo badanayaan dawooyinka la isku cadeeyo dhamaan magaalooyinka waxaa intaa u dheer in ay jiraan dad iyagu isku dara dawooyin kala duwan iyagoo xitaa aqoon u lahayn dhibaato badan mid caafimaad iyo mid dhaqaale ayey

16/02/2024

Itoobiya oo dhanbaa isku kaa aamintee Dr abiye Ahmed soo dhawoow.

Hamblayo Wariye CabdiXakiim Rijaal oo Saxiibada Bartiisa Facebook ku xidhan ay Gadheen 15k waxaan Ku Rajaynayaa Halkaas ...
15/02/2024

Hamblayo Wariye CabdiXakiim Rijaal oo Saxiibada Bartiisa Facebook ku xidhan ay Gadheen 15k waxaan Ku Rajaynayaa Halkaas iyo Meel ka saraysaba in aad Gaadhi Doonto Saxiib.

Qofka bini'adanka ahi mar, qudha ayuu jabaa. Markaasna waa marku is dhiibo ee uu yidhaahdo waa lagaa cilmi badanyahay, w...
15/02/2024

Qofka bini'adanka ahi mar, qudha ayuu jabaa. Markaasna waa marku is dhiibo ee uu yidhaahdo waa lagaa cilmi badanyahay, waana la iga xoog badanyahay".

-sheikh mustafa xaaji ismaaciil

👇👇👇👇
┏━━━━━━━💎━━┓

┗━━━━━━━💎━━

Sawir iyo qoraal lagu daabacay barta Facebook ee hogaanka Nabadgelyada degmada Wardheer ee gobalka Doollo ayaa hadal hay...
15/02/2024

Sawir iyo qoraal lagu daabacay barta Facebook ee hogaanka Nabadgelyada degmada Wardheer ee gobalka Doollo ayaa hadal hayn & maadays ka abuuray baraha bulshada, iyadda oo dad badan ay fahmi waayeen ujeedka qoraalka

Adigu maxaad ka fahantay qoraalkaan ?

Address

Addis Ababa

Telephone

+251704101350

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Addis Ababa

Show All

You may also like