Mr.kilaas

Mr.kilaas Ku Soo dhawaaw Mr.kilaas, page-kaan waxan ku soo gudbinaynaa sheekoyin iyo qisooyin xaqiiqo ah oo ku raali galiya

06/23/2024
06/18/2024
06/11/2024

Hooyo xanuunsan aya waxa u joogto labo wiil oo ad u dhibadan waxay god ku ridayan nin oday ah. Kadib maxa dhacay?kilaas

06/06/2024

ninkaan waa dilaa waxuu raba inuu dilo qofwalboo Dagaalka KUNGFU-ga bartay naagtiisa xitaa isaga ayaa dilaayo. @topfansMr.kilaas

Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

06/04/2024

Ninkaan waxuu isticmaala Maski. gabar aya waxay samaysaneysaa wajiga xaaskiisa kadibna way jeclaneysaa xaaskisana iyada ayay u afdubantahy.

06/02/2024

Labadaan nin waxay Tawabareen TIXSI waxay raban inay u adeegsadan dadka lacagta leh si ay u dhacan. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

05/30/2024
05/28/2024

Markabkii ugu waynaa aduunka oo ay sarnayen kumanan qof ayay kasoo hartay haweynaydaan. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

05/26/2024

Gabadh Uur 9 bilood leh Aya waxa lagu xiray Kunteenar Bada dhexyaalo waxy ku jirtay ku dhawaad 40 Maalin.. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

05/24/2024

Ninkaan iyo familkisa waxay imaden magalo aysan aqoon waxa ka dilaacay jabhad oo dilayan qofki ajnabi ah. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

05/23/2024

Aabo haysto gabar 1 Sano jirto oo ZOOMBI Noqday waxuu radinoya siduu ku badnadin laha gabadhiisa. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedAbdullahi BalwaanAbdullahi BalwaanCali Aadan MuuminAyub AbdirizakUniversal Somali TV

05/22/2024

Eeygaan waxuu u tawabaranyahy si aan caadi ahyn waxuu badbaadiyay madaxweynaha wiilkiisa oola afduuban rabay

05/21/2024

Hooyadan waxay jirtaa 40 Waxayna dhashay 44 canug, ninkii qabay wuuka tagay, caruurta dhaman kaligeda aya korinayso. @topfansMr.kilaas

05/20/2024

gabadhan yar maskaxdeeda waa sidii COMPUTER-ka waxa afduubanayo burcad oo rabo inay wax ku keedsadan maskaxdeeda. @topfansMr.kilaas

05/19/2024

ninkan markuu qof dilo waxuu madaxa iska saara bistoolad hadii ay ku dhici wayso waxuu aminsanyahy in loo ogolyahy inuu qofkale dilo... @topfansMr.kilaas

05/18/2024

ninkaan waxa uu ka soo baxsaday xabsiga kadib markii loo sheegay in la dilagay walaalkisa ka yar waxana dilay aabihisa. @topfansMr.kilaas

05/16/2024

ninkaan waxuu ka tirsanyahy ciidamada booliska waxuu isticmaala maski waxuu ugaarsada dadka u shaqeeyo dowlada si uu ugu hortago musuqmaasuqa @topfansMr.kilaas

05/15/2024

ninkaan waxuu sameynaa team si ay u dhacan BANGI, waxay ku guulaysanayan inay dhacan bangiga waxay helayan lacag badan kadib maxa dhacay.. @topfansMr.kilaas

05/14/2024

Wiilkan yar waxuu la saxiibay bahal aad u wayn oo isaga afduubtay waxayna noqdeen saxibo intii uula jogay lkn.. @topfansMr.kilaas

05/13/2024

ninkaan waxuu raba inuu aar guto qorshihiisa ayaa waxaa ah inuu dilo dhaman ardayda Colleg-ka. .kilaas@topfans



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

05/01/2024

ninkaan waxa lagu eedeeyay inuu xaday DIAMOND waxana lageeyay xabsiga kadib maxa dhacay. @topfansMr.kilaas


Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

04/30/2024

DAANYEERKAAN yar waxa loo tawabaray inuu guryaha iyo dadka dhaco lkn waxay is baranayan gabar yar kadib.. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

04/27/2024

wiilkan yar waxuu aminsanyahay hooyadiisa inuu dilay SHABEEL dadka dhibay waxuu raba inuu ka arsado lkn maxa ku dhacayo.
@topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

04/25/2024

Ninkaan hooyadiisa ayaa isagoo yar garaaci jirtay aabihiisane iyada ayaa dishay sidaas darteeda dumarkoo idil ayuu nacay miduu arko waxuu raba inuu dilo. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

04/24/2024

daanyeerkaan waxa laduray cirbad waxuu u dhaqmaa sidii ibni adamka oo kale waxa soo korsaday... @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub AbdirizakUniversal Somali TV

04/23/2024

diyaarad aya waxa lasoo saaraya MASAS badan qeybta kaargowga markay hawada gashay ayay waxay soo galeen qeybta rikaabka. @topfansMr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedAbdullahi BalwaanCali Aadan MuuminAyub AbdirizakUniversal Somali TV

04/22/2024

Aabo ayaa waxuu haystaa labo wiil mid isaga uu dhalay iyo mid isaga uu soo korsaday waxuuna jecelyahy inay wiilashiisa noqdaab dad wanagsan. Mr.kilaas



Mr.kilaasMunasar MaxamedCali Aadan MuuminAbdullahi BalwaanAyub Abdirizak

Address

Seattle, WA
98118

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr.kilaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Film & Television Studios in Seattle

Show All