د عاء بعد التراويح : يا تواب تب علينا ياالله يا تواب تب علينا يا الله وسامحنا فيما جنينا يا تواب
#Ramadaan_Kariim & #Jimco_Wanagsan Dhamaan Umada Mulimiintaa Meel Kastey Joogan Qaas Ahaam Inta Nugu Xiran
👀 Dawasho Wcn.
Salaaxu Diin TV / Shamsu Diin TV
Xadro Aad Umacaan.
Sii Faafi Khayrka.
#Sheikh_Gureceel Oo Kahadlayo Dadka Ay Aduunyadu Siratay Sida "Wahaabiyada" Iyo Wixii Lamida 👀 Dawasho Wcn
Qasiido Nabi Amaan Ah Oo Macaan Badan
Aw Kuluqaynayo Maadixa Wayn Ee #Sheikh_Xaydar 👀 Wcn
H.B Shamsu Diin TV
Kala Soco: Shamsu Diin TV / Salaaxu Diin TV
Jemco Wanaagsan Ayaan Idin Leenahay Bulshada Halkaan Nagala Socta Oo Nugu Xiran Iyo Muslimiinta Oo Dhan Meel Kasta Ay Jogaan Nugula Raxaysto Saliga Nabiga صلى الله عليه وسلم
Nagala Soco: Salaaxu Diin TV
Sii Faafi Khayrka
Dr.Sheikh Shaakir Oo Ku Dhiiragalinayo Bulshada Dagaalka Kooxda ooda Nabad Diidka Ee Qawaarijta 👀 Wcn
Kala Soco: Salaaxu Diin TV & Shamsu Diin TV
Jecelka Nabi Muxamad N.N.KH Ay Uqabaan Culumadeenu Mid Sahlan Maahan Salaaxu Diin TV & Shamsu Diin TV
●Cashirkii 2AAD
📖 Ee "TAFSIIRKA QUR'ANKA KARIIMKAA" EE QAWLKA ALE
●Oo Maantay 2.Noo Ah
● Waxaana Noo Aqridoona Caalimka Weyn Ee Soomaaliyeed
●Sh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif
●Waxaan idiin Rajaynaynaa inaad lasoco Doontaay ilaa Bisha Barakaysan Ee #RAMADAAN Dhamaadkeeda
●KA DAAWO MAALIN WALBA CASHIR CUSUB
●KULMIYE TV
NABI AMAAN AAD UMACAAN
KA 👀DAAWO ⬇️
KULMIYE TV
●Cashirk 1aad
📖 Ee Tafsiirka QUR"ANKA KARIIMKAA Ee Qawlka Ale
●Ayaa Maantay Sitoos Ah Noogu Bilaabanayo
●Waxaa Noo Aqridoona Caalimka Weyn Ee Soomaaliyeed Ee ●#SHIIKH_MAXAMUUD_AW_CABDULE_CARIIF
○#الشيخ_محمود_أو_عبدل_عريف
●Waaxaan idin Rajaynaynaa inaad lasoco Doontaay ilaa Bisha #RAMADAAN Dhamaadkeeda
●KA DAAWO MAALIN WALBA CASHIR CUSUB
● KULMIYE TV
● Cashirkii 1aad Ee
● TAFSIIRKA QUR"ANKA KARIIMKAA Ee QAWLKA ALE سبحانه وتعالى
Oo Bilaaw Noo Ah
●WAXAANA NOO AQRIDOONA
● Sheikh Ali Nuur Elmi
○ الشيخ عل نور علم
● Woxaw Noo Ahaa Doonaa Cashir Tixane Ah
● Waa Bahda Qayrka Jecel Ee
KULMIYE TV
● Cashirkii 1,aad ee #TAFSIIRKA_QURAANKA_KARIIMKAA
Waxaa Maatay Xagaan Nooga Bilaabanayo #tafsiirka_quraanka_kariimkaa ee Kalaamka Ale
•إن شاء الله•
Woxawna Noo noqon Doonaa Cashir Tixane ah 👀Daawasho Wacan
Waa Hahda KULMIYE TV
رمضان كريم
Asc "RAMADAAN MUBAARAK " Walaalayaal Qayrka Aan Badino ilaaheeyna aan Kabarino In aw Nahaleeshiiyo Bisha Barakaysan Ee #RAMADAAN Waxaana Mahadi Usugnaatay ilaahay Oo Farxad iyo Rayrayn Nuugu Bilaabay Bilashada Bishaan
Walaal Dhagahaaga Ugu raaxay Saliga Nabiga صل الله عليه وسلم
Waa Bahda Qayrka Jecel Ee
KULMIYE TV
Nabi Amaan Macaan . Uguraaxay Dhagahaaga
Siina Faafi Saliga Nabiga KULMIYE TV