Masjidul fataax oo hoostaga Markazu-zaahir oo kamida Maraakista Jamaacatu Shiikh Daa'uud Culusow ayaa lagu qabtay munaasabadda Mowlidka Nabiga NNKH.
#منقول شبكة الدارين
«إنما كان مولده في ربيع ... ولم يكن في غيره من الأشهر ذوات الشرف؛ لأنه -صلى الله عليه وسلم- لا يتشرف بالزمان وإنما الزمان يتشرف به»الإمام ابن حجر رحمه الله
________________________________________________
(أي شهر ربيع الاول كان شهرا عاديا ليس له أي ميزة لكن ولادة سيد الخلق ﷺ فيه جعله من أشرف الشهور) .
Munaasabada Lagu Xusayay Suubanaha Scw ayaa Lagu Qabtay Masjidu Taqwa Oo Ku Yaala Xaafada Israac ee Degmada daaru al salaam
SUFi ISLAMIC TV
Waa qeybtii 3aad ee muxaadardii ciwaankedu ahaa
التعقيب المؤصل على أوهام الشيخ محمد عبد أمل في بعض قصائد الشيخ عثمان المبجل
Oo jawaab u ah abyaadii uu fasir xumeeyay sh umal
waxaana soo jeedinaayay sh xasan abshir iimaan
Waxa Laga sugaa wadaadka waajawaab cilmiyaysan
Dhamaad
Waa qeybtii labaad ee muxaadardii ciwaankedu ahaa
التعقيب المؤصل على أوهام الشيخ محمد عبد أمل في بعض قصائد الشيخ عثمان المبجل
Oo jawaab u ah abyaadii uu fasir xumeeyay sh umal
waxaana soo jeedinaayay Sh Xasan Abshir Iimaan
Lasoco qeybta 3 aad
Waa muqadamada muxaadaro ciwaan keedu yahay
تعقيب المؤصل على أوهام الشيخ محمد عبد أمل في بعض قصائد الشيخ عثمان المبجل
waxaana soo jeedinaayay sh xasan abshir iimaan
Lasoco qeybta labaad
Nabi muxamed scw waa xijaabtay.........
Sheikh maxamed daa.uud
Caafimaad taama iyo cimri dheer alaha siiyee
Waa qaar kamid ah ardayda waxkubarata masjidka al taqwa ee kuyaala xaafada israac D/ yaaqshiid ee magalada muqdisho
Qaybnaka ah jameecada sh daa.uud culusow
#al maadix cabaas maxamed cali
جمعة سعيدة مباركة صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم
⬇️جماعة من المادحين والمشائخ الفضلاء في حرم مكة يمدحون رسول الله صلى الله عليه وسلم بالقصائد والمدائح تقيل الله منهم العمرة والزيارة والأعمال كلها↪
saliga nabiga aan kuwada raaxaysano mashaaikhdayna iyo xertayna alaha noobarkeeko iyo muslimiin oodhan alaha dhoowro ⏹✅🆗️
كل مقامة من مقامات الحريري تشهد عن صاحبها بالأدب والعلم والفصاحة