Isha wararka sugan

Isha wararka sugan kusoo dhowoow page kaan waxad ka heleysaa aqbaaraad warbixinooyin iyo dhacdooyinka dunida lke saar s

22/10/2023

Nacabka ku gaardi jeeshkeenoow

gareey

22/10/2023

Dalku waa nabad adinku ma nabad qabtaan somalaay

07/10/2023
21/04/2023

🤔🤔🤔🤔🤔🤔

gareey si uu u gaaro madaxeeynaha
🇸🇴somalia Hassan Sheikh Mohamud oo ilaaladiisa sidaas u dhaqmaayo ha dhaqan celiyee waa maleesjiyo beeleed aan u naxeen somalida haka hilmaamin

muqdisho oo amnigeeda soo hagaagayo iyo caawo oo ciidamno aad u qalabesan lagu arkay wadooyinka mujiimka u ah isu socodk...
14/04/2023

muqdisho oo amnigeeda soo hagaagayo iyo caawo oo ciidamno aad u qalabesan lagu arkay wadooyinka mujiimka u ah isu socodka caasimada muqdisho lasoco maalmaha soo socda iyo xaaladaha muqdisho waxaad kala socankartaa Isha wararka sugan

Madaxweynaha turkiga oo gudoomay labo gaari oo dalka turkoga soo saaray ayaa lagu wareejiyay ordogan iyo xaaskiisa  gadi...
05/04/2023

Madaxweynaha turkiga oo gudoomay labo gaari oo dalka turkoga soo saaray ayaa lagu wareejiyay ordogan iyo xaaskiisa gadiidkan gaadiidkan oo ladalbay sameskooda 2019 kii ayaa lasoo saaray 2023

20/08/2022

Dag dag camirada qarson oo duubtay qaraxii ugu xooga badana ee lagu dhuftay hotelka xayaat inta aysan bilwanin rasaasta ay ridayeem ragii hotelka weeraray

24/06/2022

Deg deg madax weynaha somaliya xasan shekh maxamud oo balan qaad weyn u sameyay dadka ku nool muqdisho

23/06/2022

Udiyaar garowga maalmaha xuriyada oo laga dareemayo magalada caasimada ee muqdisho

02/04/2022

RAMADAAN KARIIM DHAMAN UMADA MUSLIMKA AH

Haddii aad in badan garab istaag u muujisay xulka qaranka dalkaaga oo dal kale la cayaaraya, marka uu guuleystana aad fa...
25/03/2022

Haddii aad in badan garab istaag u muujisay xulka qaranka dalkaaga oo dal kale la cayaaraya, marka uu guuleystana aad farxad dabaal degtay, waxaa jira dad ay murugo u tahay in xulka qaranka dalkooda uu guul soo hoyo. https://bbc.in/3tEwwwH

25/03/2022

Golaha Amniga ee QM oo ka hadlay qaraxyadda iyo dilalka Soomaaliya ka dhacay

Gobolada Mudug iyo Galgaduud xalay waxaa ka curtay roobkii Gu'ga, kaddib abaaro saamayn ku yeeshay dadkii iyo duunyadii ...
25/03/2022

Gobolada Mudug iyo Galgaduud xalay waxaa ka curtay roobkii Gu'ga, kaddib abaaro saamayn ku yeeshay dadkii iyo duunyadii kuu noolaa gobolaadaas.

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa markii u h**eysay goordhoweyd ka hadlay we...
25/03/2022

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa markii u h**eysay goordhoweyd ka hadlay weeraradii xalay gilgilay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Weeraradaas ayaa waxa ka dhashay khasaaro xoogan oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac, sidoo kalena ay ku naf waayeen mas’uuliyiin ay kamid ahaayeen Aamino Maxamed iyo dad kale oo uu ku jiro xildhibaan h**e Xasan Cali Cabdi Dhuxul.

Guudlaawe ayaa si adag u cambaareeyay falalkii argagixiso ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne, isaga oo ka tacsiyadeeyay ehelada iyo qaraabada Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, Masuuliyiinta iyo shacabkii ku nafwaayay weerarkii bahalnimo ee xalay.

“Waxaa dhacday masiibo, xalay fiidkii ayaa magaalada Beledweyne waxa nagu qabsatay musiibo ay ku baxeen dad bulshada indhaheeda iyo caqligeeda ah oo isugu jira siyaasiyiin, culimaa’udiin, ganacsato iyo dadka dhaqi jiray dadka,” ayuu yiri.

Madaxweynaha ayaa waxa uu ballan-qaaday in dadka dhaawacyada culus kasoo gaareen qaraxyadaas ay u qaadi doonaan meelkasta oo wax looga qaban doono xaaladooda caafimaad.

Sidoo kale waxa uu sheegay in xalay illaa maanta ay ku mashquulsanaayen ururinta xogta saxda ah ee khasaaraha ka dhashay qaraxyadaas, isaga oo xaqiijiyay dhimashada 48 ruux, halka ay dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen 108 qof.

“Labo qarax oo kala duwan ayaa ka dhacay magaalada midka h**e waxa uu ahaa qof nafti halige ahaa ayaa dhex ka galay mas’uuliyiin socota oo kamid aheyd xildhibaano Aamino iyo dad qaali ah oo la socday waxayna noqdeen wax dhintay iyo dhaawacmay. Kadib markii dhaawaca la qaday waxa la kulmay qarax gaari oo asagana dad badan ay ku sugnaayeen,” ayuu yiri Guudlaawe asaga oo ka warbixinaya sida ay wax u dhaceen.

Waxa uu shacabka ugu baaqay inay feejignaan dheeriya ah muujiyaan xiligaan uu dalka ku jiro doorashada, maadama uu sheegay in kooxaha argagixisada uga faa’iideysanayaan xaalada lagu jiro falalkooda arxan darada ah.

Ugu dambeyntiina waxa uu amray maamulka gobolka Hiiraan iyo laamaha amaanka inay adkeeyaan amaanka, baaris dhameystirana ku sameeyaan falalkii argagixiso ee xalay dhacay

sawirkaan idiin muuqdo waa hooyo somaliyeed iyo canugeda oo la.oynaayo caano LA.aan awgeed walaal caawi hooyadaas dhiman...
19/03/2022

sawirkaan idiin muuqdo waa hooyo somaliyeed iyo canugeda oo la.oynaayo caano LA.aan awgeed walaal caawi hooyadaas dhiman hadaad u awoodo wixii tabartaada ah ugu hagaaji nambarkaan +252617679009 una share gareey gaarsii walalaha somaliyeed mahaadsanidiin

14/03/2022

Qalbigaga naxris ugu deeq sidokle
Naftadana kadhowr xumaha iyo xiqdiga
Ahoowna qof naxriis bdn shartisana laga maga galo
Peace and love ✌️❤️🌹💖

Address

Vialeberia
Mogadishu

Telephone

615293036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha wararka sugan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Isha wararka sugan:

Share


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All

You may also like