Muuqaal ku saabsan xerada lama galaay ee magaalada Baladweyne ee maanta qarax yadu ka dheceen.
SOM Connect
Dhaarinta xildhibaanada garbahaareey lagu soo doortay
Su,asha hortaalada xildhibaanada cusub ee lagu soo doortay garbahaareey.
ID card mala idin siiyay si aad ugu gashaan afisyooni?!
Gudoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Baarlamaanka Somaalia.
Wasaarada Cadaalada ee Social media ah oo Wareysatay Gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha Shacabka 🤣.
Daawo muuqaalkan adaa qosli Doonee .
SOM Connect
Muddo 3 sano ka hor ah ayuu bilaabay wadaadkaan olole uu ugu magac daray LA DAGAALANKA DACWATU SHIRKI ee ka jira gobolka MUDUG! Wuxuu MUSHRIKIIN ku tilmaamay dhamaan dadka dagan gobolka Mudug isagoo ugu baaqay jaaliyadaha dibada ku nool inay ka caawiyaa
Muddo 3 sano ka hor ah ayuu bilaabay wadaadkaan olole uu ugu magac daray LA DAGAALANKA DACWATU SHIRKI ee ka jira gobolka MUDUG!
Wuxuu MUSHRIKIIN ku tilmaamay dhamaan dadka dagan gobolka Mudug isagoo ugu baaqay jaaliyadaha dibada ku nool inay ka caawiyaan suu MUDUG u gaarsii lahaa TOWXIIDKA, taasoo ay ka ajiibeen dad badan oo wax ma garato ah iyagoo ku harqiyay deeq lacageed oo uu ku dhisay madaaris iyo iskoolo, khaasatan WISIL iyo nawaaxigeeda!
Wax yar kadib markuu madarasadaas ka furay Wisil ; waxaad ka war qabtaan in nawaaxigaas ay ka dilaaceen Al Shabaab iyagoo gacan ka helaya ardaydii iyo macalimiintuu uu wadaadkan ku beeray magaaladaas. Waxaad ka warqabtaan in meeshaas ay ku laayeen dadkii deegaanka ahaa iyo xoolo dhaqatadii ka ag dhawaa, iyagoo qaraxyo iyo isugu daray qoorgooyn, illaa haddana ay dhibaato ka wadaan dhulkaas oo maanta Wisil ay noqotay furin difaac looga jiro, sababteedana waxaa lahaa wadaadkan iyo koox yar oo uu hogaamiyo!
Hadda Waxaa igu maqaalo ah inuu Nairobi soo gaaray oo uu dhaqaale uga aruurinayo MADAARIS CUSUB oo uu deegaanka ka furi rabo, balse xaqiiqadu ay tahay inuu furayo MUCASKAR SHABAAB si loogu xasuuqo dadkaas uu ku tilmaamau DACWATU SHIRKI inay wali ku jiraan!!!
Waan ka digaynaa arintaas, jaaliyadda Nairobi-na waxaan ugu baaqayaa inay ka fiirsadaan meesha ay lacagahooda ku bixinayaan!
Dib udhiska Dalka
Muuqaal laga duubay wadada isku xirta Moqdisho -Jawhar ee uu dhismaheedu socdo.
Galmudug Journalist
Xuquuqda muuqaalka Eng-Abdifatah Nadaara
Wareysi Musharaxa Burka
Musharax Madaxweyne Jamhuuriyada Federalka Somalia Abdirizaaq Ahmed Hashi oo ku magac dheer (Musharax Burka) oo ka waramaya jacaylka gabdhaha ajaanibta ee raga soomaalida .
Wareysigaan waxaa qaaday Wariye Maryan Muhidin Gacal .
Galmudug Journalist
Mogadishu to Balcad
Dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad ayaa si habsami leh u socda, dhowaana la filaayo in laamiga la saaro .
Illaa 13KM ayuu socdaa dhismaha Wadada oo laga bilaabay agagaarka Ex Koontarool Balcad.
Sidee u aragtaa?
Dhuusomareeb
Madaxweyne FARMAAJO ayaa yidhi “Yaan la niyad jabin dadka. Dalka innagaa ayaa ka masuul ah waxaan u taaganahay inaan ka shaqeyno danta dalka iyo dadka "
Galmudug Journalist
#share
Dhuusomareeb
Ra’iisul Wasaare Khayre ”Waxaan rabaa inaan dadka Soomaaliyeed u sheego in dhammaan madaxdii halkaan isugu timid oo hormuudka u yahay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya inaan ku heshiinnay inaan ka wada shaqeyno sidii dalka aan ku gaarsiin laheyn meesha ummadda Soomaaliyeed ay rabto, waxaa kaloon ku heshiinnay inaan is dhageysanno waliba marka aan kala aragtida duwannahay, si aan isugu keenno aragti mideysan”.
Galmudug Journalist
#share
Shirka dhuusamareeb
Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo ka hadley furitaanka Shirka Wadatashiga ee Dhuusamareeb ayaa si adag uga hadlay damac kasta oo keeni kara mudo kororsi ay sameydo dowlada Faderaalka .
Galmudug Journalist
Shirka dhuusamareeb
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "QoorQoor" oo furay shirka Wadatashiga Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa faah faahiyay ajandaha iyo ujeedooyinka shirkan .
Galmudug Journalist
"Malinta Suxufiyiinta Aduunka"
Hay’adda difaaca Suxufiyiinta Caalamka oo ku baaqday in la dhowro Wariyaasha kunool dalal Soomaaliya ay kamid tahay, iyada oo ay maanta ku beegantahay maalinta Xoriyada hadalka aduunka.
Hampalyada Bisha Ramadan
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan, isla markaana ugu baaqay iney is cafiyaan oo ay is caawiyaan si Alle SWT uga dulqaado masiibooyinka iyo mashaakilka jira.