Somali Sahan Tv

Somali Sahan Tv Somali Sahan Media is an independent news Website run by Professional journalists, based in Mogadishu, Somalia where you can get 24/7

08/05/2024

Qoorqoor waxaad ila egtahay nin qori faal ah watay 1991 xiligii aan qaxeynay ee Caag Saliid cadeey ah iyo sonkor naga xoogay.
Qoorqoor Xaliimo Xasuustada weey fiicantahay anigu ahaa waliba kartoon baasto ah ayaad hilmaamtay.

Sanadkaan madaxtinimada Galmudug waxaa u sharaxan laba ganacsade ee kala Ah Liibaan dhuluq iyo Abdinasir hashi garuun, k...
09/03/2024

Sanadkaan madaxtinimada Galmudug waxaa u sharaxan laba ganacsade ee kala Ah Liibaan dhuluq iyo Abdinasir hashi garuun, kuwaas oo ka ganacsada muqaadaraadka Qaadka, ayaa isku soo taagay qabashada xilka madax weyne ee Galmudug

Aaway aqoonyhankii indheer garadkii, elite kii, iyo siyaasiyiinti Galmudug marka ay qaadwalayaashii haweysanayaan hogaanka Galmudug habaarkaas xagee ka socdaa bulshooy?

Saadasha Doorashada Puntland 2024!Yaa Codkaaga siin laheyd 4 Musharax ee ugu saameynta badan Doorashada berito dhici doo...
07/01/2024

Saadasha Doorashada Puntland 2024!
Yaa Codkaaga siin laheyd 4 Musharax ee ugu saameynta badan Doorashada berito dhici doonta?
1 Siciid Deni
2 Axmed Cawad
3 Abshiir Haruuse
4 Asad Diyaano
Codkaagu Waa muhiim.

Warar ayaa sheegayo in Koofi la layahay mudo 5 maalin ah waxaan jira shaki weyn oo ah in Koofi uu joogo Jilib.
13/10/2023

Warar ayaa sheegayo in Koofi la layahay mudo 5 maalin ah waxaan jira shaki weyn oo ah in Koofi uu joogo Jilib.

Wiil uu adeer u yahay Madaxweyne Xasan Sheekh oo ah madaxa ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha oo lagu Magacaabo Maslax a...
07/08/2023

Wiil uu adeer u yahay Madaxweyne Xasan Sheekh oo ah madaxa ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha oo lagu Magacaabo Maslax ayaa qaab qabiileysan uga eryay askartii iyo saraakiishii ilaalada madaxtooyada kuwa aan ku qabiilka aheyn saraakisha iyo askarta ayuu ku sameeyay bedal halka kuwa qabiilkiisa ka soo jeedo uu madaxtooyada ku soo guray taasi ayaa ah mid ka fog xeerka ciidamada qalabka sida Wiilkan ayaa leh awood xoogan taasi uu garsiisan in taliyasha ciidamada ay asaga ka mar qaatan kala ququbka ciidan ayaa ah mid uu hada ku howlanyahay.

Mid ka mid ah shaqaalaha Xafiiska R.Wassaraha si sharci darro ah ku dhisaneysa dhisme Wasaaradda H/guud leedahay Maryan ...
11/06/2020

Mid ka mid ah shaqaalaha Xafiiska R.Wassaraha si sharci darro ah ku dhisaneysa dhisme Wasaaradda H/guud leedahay Maryan Aadan Amiin oo ah agaasimaha Arrimaha Bulshada Xafiiska Raysal Wasaare Kheyre ayaa si sharci darro ah ku dhisaneysa dhisme ay leedahay Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeynta, kuna yaala degmada C.casiis ee Magaalada Muqdisho. Dhismahan oo kaabiga ku haya Isbitaalka Laansareeti ayaa waxaa deganaa reero danyar ah iyada oo si qasab ah uga saartay, una adeegaatay Ciidamo Millateri ah, waxaana qoysaskan ay u adeegsatay awooda dowladda. [ 127 more words ]
https://www.somalisahan.com/2020/06/11/mid-ka-mid-ah-agaasime-xafiiska-r-wassaraha-si-sharci-darro-ah-ku-dhisaneysa-dhisme-wasaaradda-h-guud-leedahay/

Mid ka mid ah shaqaalaha Xafiiska R.Wassaraha si sharci darro ah ku dhisaneysa dhisme Wasaaradda H/guud leedahay Maryan Aadan Amiin oo ah agaasimaha Arrimaha Bulshada Xafiiska Raysal Wasaare Kheyre…

Shirkii Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo uu Gudoominayay Wasiir Maareeye Shalay waxaa qufac ku soo booday mid ka mid...
19/03/2020

Shirkii Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo uu Gudoominayay Wasiir Maareeye Shalay waxaa qufac ku soo booday mid ka mida Shaqaalaha Wasaaradda oo looga shakiyay Coronovirus, kadibna Wasiir Maareeye ayaa orod uga baxay Qolka, isagoo leh Shirku wuu Xiran yahay.

Hadda C/naasir Daahir Sabriye waa la karantiilay, balse dadkii Shirka fadhiyay oo Wasiirku ugu h**eeyo midna lama karantiilin

08/03/2020

Maxamed Daahir oo ahaa taliye mardhow loo magacaabay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya gaar ahaan (Commando Bolosia) ayaa xabsi guri laga dhigey iyadoo galabta gelinka dambe la go,aamiy…

06/03/2020
Sannadkii 1999, Faransiiska ayaa bilaabay sameynta mashruuc qarsoodi ah oo lagu soo saarayo diyaarad xawaare sare oo cas...
01/03/2020

Sannadkii 1999, Faransiiska ayaa bilaabay sameynta mashruuc qarsoodi ah oo lagu soo saarayo diyaarad xawaare sare oo casri ah, raadaarka hawadana uusan qaban karin una gudubta si fudud iyadoon la ogaan.

Diyaaradii ayaa tijaabadii ugu h**eysay ee safarkeeda gashay ,waxay ka gudubtay badda Mediterranean-ka, waxayna gashay hawada sare ee Lubnaan iyadoo sii-martay hawada Siiriya kadibna waxay u gudubtay Sacuudiga kadibna hawada Masar illaa ay uga sii-gudubtay dhulka Yemen si ay ugu degto Jasiiradda Reunion ee Badweynta Hindiya ee taabacsan Faransiiska.

Mid koodna dalalkan ma uusan ogaan diyaarada hawadooda soo gashay, raadaaradoodana ma aysan soo qaban, kaliya waxay maqlayeen guuxa diyaarada balse ma aysan sheegi karin dalka laga leeyahay diyaarada.

Dhammaam dalalkaas way ka aamuseen dhacdadan si ay u ilaashadaan sharafta ciidankooda iyo awooda qalabkooda militari si aysan adduunka kale ugu ceeboobin.

Faransiiska waxay qasriga weyn Elysee ee magaalada Paris ku diyaarinayeen xaflad ballaaran oo lagu soo bandhi lahaa guusha ay gaareen balse Safiirka Faransiiska u fadhiyay Yemen ayaa markiiba lasoo xiriiray dowladiisa, wuxuu u sheegay in Yemen ay warqad cabasho ah usoo gudbisay, iyadoo ku eedeynaysa Faransiisku inuu kusoo xadgudbay hawadeeda.!

Saraakiisha Faransiiska iyo saynisyahannadu way argagaxeen oo yaabeen ,waxayna is-weydiiyeen Sidee Yemen ku ogaatay diyaaradeena casriga ee ay markii h**e ogaan waayeen dalalkii dhowrka ahaa ee ay soo dul-martay hawadooda?!

Sirdoonka Faransiiska ayaa ka shakiyay inay jiraan raadaaro ay leeyihiin dalal waaweyn oo ku rakiban dhulka Yemen, isla markiiba Madaxweynaha Faransiiska ayaa amar ku bixiyay in la howlgeliyo satalaytka oo baaris ku sameeyaan raadaarka ogaaday diyaaradooda casriga ah balse waa ay ku guuldareysteen.

Subaxdii xigtay Faransiiska ayaa ka tanaasulay mashruucii tijaabada diyaaradiisa ,waxayna Yemen ka raaligeliyeen xadgudubka ay ku sameeyeen iyagoona usoo bandhigay jeeg lacageed oo dhan 100 milyan oo doolar... balse waxay weydiiyeen“ Fadlan noo sheega raadaarka tayada leh ee sheegay diyaaraddayadda.”

YEMEN ayaa ku jawaabtay “ Wax Raadaar ah oo diyaarada noo sheegay majiro. markii aan maqalnay guuxa diyaarada ayaan qoraalo cabasho ah u gudbinay dhammaan safaaradaha shisheeye ee ku yaalla Yemen, dhammaantood waxay kusoo jawaabeen “Diyaaradaas anagu ma lihin” Marka laga reebo idinka “Faransiiska” ah oo markiiba bixiyay raaligelin. waxaana ogaanay in diyaarada hawadeena soo gashay aad idinku leedihiin.

Haddii aad ka heshay sii Share-garee!

Mahadsanid

Dulmi iyo Garbaduub muuqda k**a noqon doono marqaati-beenaale, cadaalad daradii aan tartanka uga haray kadib ma jirto sa...
04/02/2020

Dulmi iyo Garbaduub muuqda k**a noqon doono marqaati-beenaale, cadaalad daradii aan tartanka uga haray kadib ma jirto sabab aan midkood ugu hambalyeeyo., Sida Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisu ula dhaqmeeen maamul dhisidda Galmudug waa si taariikhdooda bar madow ku ahaan doonta, qof walba ayaa marqaati ka ah in 2018 ay madaxweyne ku barbar dhiseen kii sharciga ahaa, barlamaankii kala qeybiyeen, sidoo kalena ay June 2019 la wareegeen Galmudug hal maamul leh ka dib markiii ay madaxa isu galiyeen Madaxweynihii iyo madaxii Xukumadda, Nidaamka Farmaajo waxa uu dalka ku soo kordhiyay inta uu dadka dulmiyo haddana ku qasbo in ay aqbalaan, una sacabo tumaan gaboodfalkii loo gaystay” Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo kamid ah Musharaxiintii u tartameysay xilka Madaxweynaha Galmudug.

Musharax Axmed Qoor Qoor ayaa maanta 20 kun oo dollar guddoonsiiyay Guddiga Dhismaha Wadada Dhuusamareeb iyo Guriceel, w...
18/01/2020

Musharax Axmed Qoor Qoor ayaa maanta 20 kun oo dollar guddoonsiiyay Guddiga Dhismaha Wadada Dhuusamareeb iyo Guriceel, waxaa ay tani xusuus tahay sidan oo kale in Musharaxii Jebiye ee looga guuleystay doorashadii Madaxweynaha Puntland uu sidan oo kale degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ugu deeqay 20 kun oo dollar

14/01/2020

Shacabka reer Galmudug oo fariin u diray Xildhibaanada Barlmaanka Galmudug,
Masiirka reer Galmudug wuxuu Gacanta ugu jiraa Xildhibaanada Barlmaanka maantay Ayaad janis heysatan ee qof aqoon leh u doorta hogaanka Galmudug.

11/01/2020

Musharaxa ugu saameynta badan Galmudug Cabdiraxmaan odawaa oo u hambaleyay Xildhibaanada cusub ee galmudug.

08/01/2020

Qarax xoogan oo muqdisho ka dhacay

30/12/2019

XOG CAJIIB AH WADA SHAQEYNTA AL SHABAAB IYO NISA

28/12/2019
28/12/2019

Xildhibaan Cabdulqaadir cosoble, doorasho waa in ay dhacdaa mudo kororsi yeeli meeyno.

28/12/2019

Xildhibaan Faarax Cabdiqaadir, Shacabka Soomaaliyeed waxeey diyaar u yihin in ay soo doortan qofkii matali lahaa.

22/12/2019

Madaxweyne Lafta Gareen, Doorashada waxaan qabaa in loo laabto 4.5 kii h**e inta deegaanad dalka la xoreynayo iyo tira kooba Shacab la sameynayo.

Askari katirsan Ilaalada Madaxtooyada Koofur Galbeed ayaa caawa gudaha Xurunta Madaxtooyada maamulkaasi ku dhex toogtay ...
21/12/2019

Askari katirsan Ilaalada Madaxtooyada Koofur Galbeed ayaa caawa gudaha Xurunta Madaxtooyada maamulkaasi ku dhex toogtay Gabar Askariyad ah oo lagu magacaabo Layla Abukar Axmed Duqow oo iyaduna ka tirsaneyd ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Koofur Galbeed. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa intaas ku daraya in uu marun dhexmaray Marwada u dhaxda Askariga dilka Geystay iyo Marxuumad Leyla, kadibna uu ku soo baxay Askariga wax dilay, kaas oo sida la xaqiijyay Wadnaha xabad ugu dhaftay Gabadha Geeriyootay. [ 38 more words ]
https://www.somalisahan.com/2019/12/21/toogasho-caawa-fiidkii-ka-dhacday-xarunta-madaxtooyada-koofur-galbeed/

Askari katirsan Ilaalada Madaxtooyada Koofur Galbeed ayaa caawa gudaha Xurunta Madaxtooyada maamulkaasi ku dhex toogtay Gabar Askariyad ah oo lagu magacaabo Layla Abukar Axmed Duqow oo iyaduna ka t…

Garoonka Diyaaradaha Aaden Adde ee magaalada Muqdisho Saakay waxaa la keenay Maydka 17 dhalin yaro Soomaali ah kuwaa oo ...
21/12/2019

Garoonka Diyaaradaha Aaden Adde ee magaalada Muqdisho Saakay waxaa la keenay Maydka 17 dhalin yaro Soomaali ah kuwaa oo h**ey taba bar ciidan loogu qaaday Dalka Eritrea/ Ereteriya Dhalin yaradaan ayaa ka mid ahaa 700 oo askari dowladda Qatar ku taba bareesay xero ciidan oo ay ku leeedahay dalka Ereteriya Dilka ama leeynta askartaan taba barka ku jirtay ayaa yimid markii Ay is laayeen 7dii bishaan hada dhamaadka ahi ayaga iyo koox ka tirsan ciidanka Dowladda Eritrea ee martida loo ahaa Wali dowladda soomaalia k**a hadal marka laga reebo in ay diyaaradii maydka waday ka dejisay.
https://www.somalisahan.com/2019/12/21/ciidankii-tababarka-loogu-qaaday-dalka-eritea-17-askari-ka-mid-ah-oo-medykooda-muqdisho-laga-soo-dajiyay-saakay-2/

Garoonka Diyaaradaha Aaden Adde ee magaalada Muqdisho Saakay waxaa la keenay Maydka 17 dhalin yaro Soomaali ah kuwaa oo h**ey taba bar ciidan loogu qaaday Dalka Eritrea/ Ereteriya Dhalin yaradaan a…

20/11/2019

Proff Maxamed Xaaji Ingiriis,
Farmaajo iyo Siyaad Barre, wax la isku barbar dhigaa wax kale ma ahan ee waa ciyaalkii kacaanka ku hoos noolaa oo uu Siyaad Barre dibada u dirsaday si ay dibada uga difaacan.

15/11/2019

SOOMAALIYA OO KU DOODAY IN LA JOOGO XILIGII CUNAQABATEEYNTA HUBKA LAGA QAADI LAHAA MAXAA DHEX MARAY AMB ABUKAR BAALE IYO QARAMADA MIDOOBAY.
SI FAAFI
SHARE GAREE.

11/11/2019

PROF MAXAMED XAAJI INGIRIIS,
DALKA WAXAA DUMIYAY MAGACII QARANKA OO DHIBAATO LAGU GEEYSTAY IYO MAGAC QABIIL,
XIGASHO Hanoolaato

Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo oo qoyskiisu ay facebook live ka habaarayaan dadkii madaxweyne u doortay iyagaa ga...
11/11/2019

Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo oo qoyskiisu ay facebook live ka habaarayaan dadkii madaxweyne u doortay iyagaa gacmahooda isku duleeyay,Soomaalidu ninkey ariga kala quusatay ayey geela raacsataa.
Nin walaalihii iyo gurigiisa wanaag dhex dhigi waayay haka sugin inuu Soomaali wanaag u horseedo.

W/Q
Bashiir Gaani

Address

Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sahan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Sahan Tv:

Videos

Share

SOMALI SAHAN MEDIA

LADAGAALANKA MUSUQA IYO SOOGUDBINTA XOGAHA SIRTA AH.


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All