"Somaliland uma baahna Musharax iska qoslaya, waa Gabadhii Trump la tartamaysay oo kale oo qosol dartii ku dhacday” Wasiir Buuni oo yiri……..
Dunida Online
DEG DEG:-"Lix Maalmood baa dagaalkii laga jooggaa,maxaa Ragga Weli go'doonka Ciidan loogu dirri la'yahay"~Dumarka Qorilugud
Dunida Online
DEGDEG: Garaad Siciid Xaaji Abdulle oo kahadlay Dagaalka Qurulugud iyo arimo kale…..
Dunida Online
Horeeye Multispecialty Hospital xarumihisa garoowe iyo galkacyo waxa sitooda uga socda qalimada tima beerista iyo dawayntooda caysriga ee timaha Hadii ad ka cabanayso bidaar salxo ama timaha oo ka dadanaya Soo booqo xarumaha Horeeye Multispecialty Hospital
Oo kala xariir Lambarada
Contact 0907759796 /0907147518/0907746275
Wasiirka Warfaafinta SSC-Khaatumo oo ku sugan Furimaha hore ee Qorilugud ayaa Galabta dhoolatus ku sameeyay Jiida.
Dunida Online
Toos: muuse biixi
Toos Hargaysa : Muuse oo ka hadlay arimo xasaasiya
Culimada Magaaladda Burco ayaa ku dhawaaqay inay baaqa Nabadda la qaateen Culimada Buuhoodle.
Sh Sulayman Mohamed Jamac oo ka mid ah Culimadda Magaaladda Burco ayaa sheegay in la Nabad la helayo markii Habar Jeclo Fahanto in Muuse Colaadda socota Ku Cimri dheeraysanayo.
Dunida Online
Madaxwaynihii hore ee DDS Cabdi Mohamud omar ayaa Maalmahaan Muuqaalo u eg mid dib ugu soo laabtay siyaasada isaka soo duubay isagoo Socod kumaraya Xafiisyo Dowlada ah iyo Goobo Dalxiis.
"Habar Yooniseey arrinta ina Kaahin aad ugu Badheedhena meel Halis ah ayay gaadhi doontaa,Inamada noo Martida ee shalay Falkaan Sameeyana idinku la yaab malihidin Wixii la idiin soo faray baa Sameyseen"~Abwaan Tuke
Dunida Online
Agasimaha guud ee Wasaarada Beeraha Puntland Cabdixakiin Maxamed Cismaan oo ka hadlaya xiritaanka shirka u adkaysiga xiliyadda adag
Axmed Maxamed Cilmi oo ka hadlaya ee xiritaanka Shirka Dhisida u adkaysiga xaalada adag ee Puntland
Axmed Maxamed Cilmi oo ka hadlaya ee xiritaanka Shirka Dhisida u adkaysiga xaalada adag ee Puntland
Daawo:- Dhalinyaradda Jamaahiirta oo Riwaayad Qosol ah ka sameeyay dagaalkii Qorilugud .
Dunida Online