KA FAA'IIDAYASO TAARIIKH RASMI AH OO DHACDAY WAASE HADII AAD TAQAANO LUQADA CARABIGA.
KA FAA'IIDAYSO WALIBA HADAAD LUQADA CARABIGA IYO QUR'AANKA TAQÀAN.
DUCADAAN KU DUCEYSO MARKASTA DADKA WALAALANA GAÀRSII!!!!!
Imisa Daqiiqo ayay kugu qaadanee in aad Video-gan Fahamto, Aniga waxay igu qaadanee Mudo Toban Daqiiqo ah!!!!!.
JOOGTEYN CUNISTA QAADKA FAA'IIDADIISA IYO FAA'IIDO DARADIISA VIDEO-GAN KAGA BOGGO!!!!!.
Yaa Muhiim kuu ah oo aad Badbaadin lahayn. Jawaabta hoos noogu reeb.
25 Facts about Eastern African countries
1. Ethiopia 🇪🇹 has the largest population of (114,963,588 people.)
2. Somalia 🇸🇴 has the largest coastline in the region.
3. Kenya 🇰🇪 has the highest GDP in the region.
4. South Sudan 🇸🇸 is the leading Oil Producing Country in the region.
5. Djibouti 🇩🇯 has the smallest population in the region.
6. Tanzania 🇹🇿 has the highest point in Africa, MT Kilimanjaro.
7. Ethiopia 🇪🇹 has the strongest military in the region.
8. Ethiopia 🇪🇹 has the largest Dam, Grand Ethiopian Renaissance Dam project in Africa.
9. Kenya 🇰🇪 has the largest desert lake in the world, lake Turkana
10. Uganda 🇺🇬 supplies electricity to most countries, Kenya, Tanzania and nearby DRC regions.
11. Rwanda 🇷🇼 has the cleanest city in Africa.
12. Burundi 🇧🇮 once had monarchs.
13. Ethiopia 🇪🇹 is rich with historical sites of king's castles and Emperor's Palaces.
14. The Name Of The Eritrean🇪🇷 Capital City ‘’Asmara’’ Means ‘’They Made Them Unite’’
15. Ethiopia 🇪🇹 has the largest lion species on earth, the Barbary lion with dark fur on the neck
16. Sudan 🇸🇩, South Sudan 🇸🇸and Ethiopia 🇪🇹 have a long history dating back 3500 years ago.
17. Sudan 🇸🇩 has some ancient pyramids on its northern region.
18. Kenya, TZ ,Uganda have Lake Victoria which is the largest fresh water lake in Africa.
19. TZ And Kenya have serengeti and maasai mara home to the great migration and 8th wonder of the world.
20. Kenya 🇰🇪 Mombasa Port was the first port in the region to be established in 1896.
21. Somalia 🇸🇴 was the first country in Africa to produce a pilot.
22. In Uganda 🇺🇬, less than one dollar is enough to sustain you for a day.
23. Ethiopia 🇪🇹 had the strongest Emperor and Monarchs that made them resist Colonization.
24. Tanzania 🇹🇿, lake Tanganyika is the deepest lake in Africa,
25. The longest river i
Vedio-gan ka baro Cadaaladda Saxda ah, Macallinkan Jaamacadda ayaa qaab "Lecturer ", ah Ardaydiisa ugu sharaxayo qaabka ugu Macquulsan Ee Arday wax loo fahamsiiyo, balse Shuruud waa hadii aad Luqadiisa fahmi karto Micnaha waa hadii aad Taqaano Luqadda Ingiriiska.
Ugaas C/dulle Colow ayaa Shalay Jimcihii Shirib kaga Naxsaday Ka soo Qeyb galayaasha Arooska Hussain Ali Hassan iyo Marwadiisa Asha Nour Abdi aynu Daawano Laashin Cabdule Jiis, Daawasho Wacan Shiribka Lashinka iyo Ugaaska.
Arooskii Ugu Qiimaha iyo Qaayaha Badnaa ayaan Shalay Oo Jimcaha ahayd kaga Qeybgalay Holl-ka Hayad Ee Degmadda Dharkaynlay, Oo ay isku Guursadeen Mudane Xuseen Cali Xassan iyo Marwadiisa Qaaliga ah Marwo Caassho Nuur Cabdi, "Hambalyo, Guurkiina Guur Qeer Gurigiina Guri Nagi Guulow ka Yeel", Aamiin Aamiin Aamiin Aqiyaartayda Qaaliga ah Ducadda Waa Xaqiina.
Waxaa Maanta si Farxadi iyo Reyn-Reyn ay ku dheehantahay aan uga qeyb gale Nikaaxa iyo Arooska Saaxiibkay oo Maanta wada ahaa Magacyada Lamaanaha hadaan idin kaga dhaco Waa:- Arooska Maxamed Cali Isaaq { Madka }, iyo Aroosadda ,salaado Cabdulaahi Xuseen, oo Maanta oo Taariikhdu ahayd Dhanka Miilaadiga oo ahayd:- 18/10/2021.M. iyo Hijriga oo ahaa:- 12/3/1443.H. Waxaan leeyahay isku Waara oo kala hela Wiil iyo Caano iyo waliba Gabar iyo Malab, Asxaabay Saaxiibkay Marna Walaalkay Ducadda iigu kaba yaan la iga baqiilin. Mahadsanidiin Malaayiin Jeer.
DOWLADDA KENYA OO ERIDEY 8-KAMID AH QAREENADII U DOODAYAY MURANKA BADDA EE SOOMAALIYA KALA DHAXEEYAY.
DOWLADDA KENYA OO ERIDEY 8-KAMID AH QAREENADII U DOODAYAY MURANKA BADDA EE SOOMAALIYA KALA DHAXEEYAY.
WAA DOCUMENTARY AAN KA SAMEEYAY!!! 29/12/2020, oo ahayd Maalinimo Talaado ah, Goorsheegtadana ay tilmaamaysay 08:00AM-03:00PM. Waxay ahayd Maalin igu weyn Aniga iyo Ardaydii Dhigayga ahayd oo aan Mudo u soo Sabraynay una soo dhabar adeegaynay Barashadda Cilmiga waxaan u mahadcelinaynaa Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Geeska Africa. sidoo kale Waalidiintii nala garabtaagnaa Dhaqaalaha iyo Dhiirigalinta. Ugu danbayn Anigoo ku hadlaya Magaca Ardayda Qalinjibiyayaasha aan si gaar ah Walaasheena Qaaliya "Saliiima Isaaq Aadan " Oo Mar Kaalinta Koowaad noo gashay marna Goobta Xafladda lagu dhigayay Ee "Tiyaatarka Qaranka" loogu Balanqaaday in la shaqaaleysiiyay oo Goobta Shaqo loogu balanqaaday. HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, "SALIIIMA ISAAQ AADAN ". UGU DANBEYN SANAD KASTA MARKII LA GAARO 29-KA BILKASTA OO DECEMBER AAN XUSI DOONO AMA AAN U DABAALDAGI DOONO SANAD WALBA GUUSHAAN. { IMSHAA'ALLAAH }. MAHADI HAKA GAARTEE DOCUMENTARY- GAN WAXAA CODEEYEY WARIYE AXMED XASSAN IBRAAHIM { AXMED YARE }.
Wazaiirka Wazaarada Airimaha Gudaha Federalka iyo Dib u heshiisiinta oo soo bandhigay Qodobadii ay ku Heshiiyeen Dowlada iyo Ahlu-Suna Waljameeca
Reysul-Wazaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya oo Tir-tirsiiyay Dhalinyada Soomaaliyeed in Qalinkooda ay ugu Hiililiyaan Dalkeena Hooyo si ay u badalaan Sawirkii Xumaa Ee Laga haystay Dalkeena Soomaaliya Mudo Rubac Qarni ah.
Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoowe" oo sheegay in Dowlad Goboleedka Jubaland ay kamid tahay Dowlada Federaalka Soomaaliya kuna Baaqey Gogol Nabadeed.