waayeel magazine

waayeel magazine Kor waayeel waa wada indho

Somalia is located in the eastern part of Africa and is known for its unique geology. The country is located on the Soma...
27/05/2023

Somalia is located in the eastern part of Africa and is known for its unique geology. The country is located on the Somali Plate, which is a tectonic plate that is located in the Horn of Africa. The Somali Plate is bordered by the African Plate to the west, the Arabian Plate to the north, and the Indian Plate to the east....

Somalia is located in the eastern part of Africa and is known for its unique geology. The country is located on the Somali Plate, which is a tectonic plate that is located in the Horn of Africa. Th…

The climate of Somalia is generally hot and dry, with little rainfall and high temperatures throughout the year. The cou...
27/05/2023

The climate of Somalia is generally hot and dry, with little rainfall and high temperatures throughout the year. The country is located in the Horn of Africa, which is a region that is known for its arid and semi-arid climate. The climate of Somalia is influenced by several factors, including its proximity to the equator, the presence of the Indian Ocean, and the prevailing winds....

The climate of Somalia is generally hot and dry, with little rainfall and high temperatures throughout the year. The country is located in the Horn of Africa, which is a region that is known for it…

24/11/2022

Waa qisa cibra leh oo na tusaysa qiimaha iyo wanaaga dhowrsanaanta iyo alla ka cabsigu lee yahay xilliyada adag ee aad la daalaa dhacaysid durufaha nolosha

waayeel magazine

HIBAAD CALI DASAR "Halyeygii hiilka waayay""Geedka aad maalin beerto mudda ayay qaadataa in mirihiisa la gurto lana ogaa...
24/10/2022

HIBAAD CALI DASAR
"Halyeygii hiilka waayay"

"Geedka aad maalin beerto mudda ayay qaadataa in mirihiisa la gurto lana ogaado dhadhanka macaan iyo qaraar midka ay yihiin
waa ay dhacdaa in aan isla maalinka aad geedkaa beeraysa aan macnaha uu ku fadhiyo, u jeedka aad u beerayso, wax tarka aayaha danbe uu leeyahay iyo dareenka kugu qasabaayo inaa d beerto geedkaa aan intaba si dhab laguu la dhaadin lkn dadka waayahaa wax baree ay waaya danbe gadaal ka fahmaan"

Hibaad cali dasar waxa uu ahaa nabadoon ka soo jeeda shabeelada dhaxe gaar ahaan tuulad guulane ee hoos tagta degmada aadan yabaal, hibaad waxa uu ka mid ahaa dad badan oo ay u cuntami waysay lana qaraaraatay u hogaansanka hab dhaqanadii al shabaabku ay kula kacayeen dadkii deegaankiisa lkn aan ku wada dhiiran karin in ay ka dhiidhiiyaan, ama iska diidaan hab dhaqanka gurracan ee al shabaab kuna yiraahdaan MAYA waa ay dhamaatay intii aan idiin hogaansami karnay ama aan idiin dul qaadan karnay ee aan is garab marno intaan ka dib ducfi kuma noolaan karno heeryadiina gunnimana nama dul saarnaan kartee.
Nabadoonku sidiisaba waa masuul dhaqameed xil iska saara nabad u jerinta bulshadiisa kana raadiya halka ay nabadu bulshadiisa ka jirto ama ay kaga maqan tahay hadii ay xal iyo xeelad u baahan tahy iyo hadii ay in xinjir loo daadiyo u baahan tahay intaba midii ay ku suuroobi karto.
Hibaad cali sanadkii 2018 waxa uu abaabulay isla dadkii deegaanka ee uu nabadoonka u ahaa waxuuna aasay hormuudna u noqday koox xaq u dirira naf hurayaala ah lana magac baxday "MACAWISLEY" waxa ayna ka dagaal galeen deegaanno iyo tuulooyin badan oo hoos yimaada degmooyin cadale iyo aadan yabaal oo ka tirsan gobalka shabeelada dhexe.
Hibaad cali dasar waa ninkii bixiyay magaca maxawisley ee maanta dalkoo idil ka shaac baxay, magac halgan ama astaan xaq u dirirna noqday maanta.
Hibaad cali dasar waxa uu shahiiday isaga ku xigeenkiisii nuur cali jumbur 01/10/2018 maanta oo kale xilli subax ah ayagoo dagaal fool ka fool ah kula jira heerya nacabta al shabaab,
hibaad iyo kooxdiisii xaq u dirirka ahaa ee macawiley intii ay halganka ku jireen waxa ay baaq u direen garabna waydiisteen dowlad gabaleed hiirshabeelle iyo dowlada dhexe intaba lkn nasiib xumi labaduba waa ay ku gacan sayreen iney garab siiyaan kaaga sii darane dareenkii shacab ee wax dhaqaajin lahaa waxa uu noqday mid aan soo dhaafin niyada hoose ee aan wax dhaqaaq kalaa lahayn.
Hibaad iyo ururkiisii macawisley markii ugu horeysay ee ay muuq baahiyaha qaranka ka soo muuqdeen waxa ay ahaayeen dad aan tira ahaan badnayn lkn niyad ahaan buura ka xajmi culus! hadaladii hibaad cali dasar ee muuq baahiyaha qaranku soo daayay waxaa ka mid ahaa " waxa aan nahay urur la yiraa macawisley, waxa aan isu abaabulnay iskaanyo, waxa aan rabnaa inaan la dagaallano alshabaab, waxa aan rabnaa inaan wadaynka ka cirib tirno ama aan annagu ka cirib beelno!!! taas oo aan laga soo hor jeedi karin ayaa nagu kaliftay in aan dagaallano"

Wax badan oo hibaad cali shalay ka dhiidhinaayay ayaan maanta umadda soomaaliyeed dhab ula qaraaraaday, wixii shaalay lagu dhayal sanaayay ayaa maanta dhamac ka kululaaday
Hibaad waxa uu mootan yahay mudda laga joogo afar sano welina ma uu dhiman ee waa uu nool yahay!! Sababtoo ah inta ruuxa ay aragtidiisu nooshahay lana xasuusan yahay muuq ahaan un buu u maqan yahay ee macna ahaan waa ruux nool
Ruuxa goba geerida waa u dhashay , dhimashaduna waa xaq lkn inaad dhimato adoo sharafkaaga , maalkaaga iyo diintaada difaacaya ama inaad dhimato adigoo qamuunyaysan, dacayeysan, liidan oo dulliyeysan isku qiima, deraja iyo karaama maaha.

Waxa jira xaq u dirir badan oo qadiyada hibaad cali u god galay oo kale asiga hortii u god galay iyo kuwa asiga ka dib u geeri mutay dhamaantoodba rabbi ha wada janneeyo






01/10/2022

Address

Mogadishu
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614462105

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when waayeel magazine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to waayeel magazine:

Videos

Share

Category