Talo wanaagsan❤️🥹camalkaaga qarsoon waaka ugu ajar badan❤️
Lasoco sheeeko cusub ooo xiiso leh qaybtiii 2aad
Lasoco sheeeko cusub ooo xiiso leh qaybtiii 1aad
Sh hussein ali jaboutawi
Arimaha haasawaha waaagii hore
Sh. Hussein ali jaboutawi
Waxa uu yidhi, waxan jeclaaday gabadh qurux badan waxan tegay gurigooda si aan u weydiisto cideeda, intii aan ku gudo jirey isbarashada qoyska waxa aan arkay midii iyada ka yarayd oo in badan kaba sii qurux badan tii aan jeclaaday, markasta oo aan xageeda eego waxan arkayay iyada oo aniga isoo eegaysa.
laba maalmood ka dib waxa isoo wacday isla gabadhii yareyd waxayna igu tiri waan ku rabaa ee si deg deg ah u kaalay gurigayaga, markii aan gaadhay gurigooda waxay furtay albaabkii iyada oo ku labisan dhar jidhkeeda laga dhex arkayo inta ay dhoola cadaysay ayay si hoose iigu dhahday isii $200 wixii aad rabtana igu samee!!
Si deg deg ah ayaan dhabarka ujeediyay anigoo u dhaqaaqay gadaal si aan ugu laabto gaadhigii aan watay, in yar kadib waxan maqlay cod ka yeedhaya guriga dhexdiisa kadib waxan isku dayay inan hubsado cida ay tahay, mise waaba adeerkeed oo igu leh soo dhawoow wiilkaygii waxad tahay nin ehlu sharaf ah waxad ku guulaysatay imtixaankii maanta laga bilaabo gabadhan yar adiga ayaan ku siiyey.
20 sano ayaa laga joogaa maalintii la i siiyey gabadhaas ilaa iyo maantana ma jirto cid ogaatay sababtii aan dib ugu laabtay gaadhigayga oo ahayd inan soo qaado lacagtii ay codsatay gabadha yari ee ahayd $200.
#Shakti.
Qadarka
Sh. Hussein A. Jaboutawi
Diyaarada dagaal ee ugu halista badan aduunka ama loo yaqaan rooxaanta
Faqiirku waa kuma
Faqiirku waa qofkaa iska abulada ah (singles)
Sh. Maxamed sh. Cumar dirir
Faraaadu ilayltul qadri
Sh. Mustafe sh ismaaciil Haaruun
Guusha nolosha
Sh. Mustafe sh. Ismail haaruun