Suldaanka cali muxudiin

Suldaanka cali muxudiin Qof walbo Ha aminin aah amin alle oo kaliyah

31/07/2023

Hada barlamanka ku jiri lahad maxa so jadin lahad

13/06/2023

Legand Gan so qawo wad taqanayah

13/06/2023

Gawaray hadalkas maxa ka qabtaaa???

13/06/2023

Hwn wanag san

04/03/2023

Ramadaan kariim

Suwax wanag san
05/12/2022

Suwax wanag san

Hadanah kugu shuwin waxba ka maqan Wali muhiima data service
10/10/2022

Hadanah kugu shuwin waxba ka maqan Wali muhiima data service

05/10/2022

Moqdisho my minin

04/10/2022

Yard is Lee dahay adiga fikirkagah waa ino muhiim

1 Farmaajo iyo 2 hassan sheekh

Wadanka midka wax qawad leh iyo midka bur burka u saxiibka ah

02/10/2022

Mash Allah Shekh Ilyas oo su.aal cajiib ah weydiiyay will yar allow hooyo no daaa

30/09/2022

Taliyaha ciidanka Nawad sugida mahad salad

30/09/2022

Maxalt ka xiisaysah dhaqanka badiyaha

Allah ku naxaristo taliye🥺Farxaan Qaroole Manta jimco wayeAan u duceyno wllkan
30/09/2022

Allah ku naxaristo taliye🥺

Farxaan Qaroole

Manta jimco waye

Aan u duceyno wllkan

Waxan u bahanahay Cadow cusub wayo cadow gaygii H**e waxa noqdan kuwo aniga I tagarah
17/08/2022

Waxan u bahanahay Cadow cusub wayo cadow gaygii H**e waxa noqdan kuwo aniga I tagarah

Socodka kaliga waa socodka ugu adag lakin waxa uu Ka dhigaa qof adag oo naftiisa ku tiirsanan kara
15/08/2022

Socodka kaliga waa socodka ugu adag
lakin waxa uu Ka dhigaa
qof adag oo naftiisa ku tiirsanan kara

Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 Hampalyo hampalyo hampalyo Waxa ku Lee yahay cawa waa hwnkaga zxp cilmiga baratay alle hakugu an...
09/08/2022

Congratulations 🎊 👏 💐 🥳

Hampalyo hampalyo hampalyo

Waxa ku Lee yahay cawa waa hwnkaga zxp cilmiga baratay alle hakugu anfaco

06/08/2022
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KORMEER SHAQO KU TAGAY TALISKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED Muqdisho, Ogoosto 06, ...
06/08/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KORMEER SHAQO KU TAGAY TALISKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Ogoosto 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta iyo ilaalinta shuruucda dalka si ay tusaale wanaagsan ugu noqdaan bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in dowladdan cusub ee uu hoggaamiyo ay xoogga saareyso labo istiraatiijiyadood oo lagula dagaallamayo argagixisada, si looga ciribtiro guud ahaan dalkeenna, taas oo ay laf-dhabar u yihiin Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo dhammaan Ciidamada Qalabka Sida.

“Dowladdaan cusub waxaa u degsan labo siyaasadood oo ay argagixisada kula dagaallameyso, waxaan rabnaa in aan kula dagaallanno hab fikri ah, diiniyan ah, waddaniyad ah oo aan dadka Soomaaliyeed ku tusineyno beenta ay wadaan argagixisada. Sidoo kale waxaan rabnaa in aan kala dagaallanno ilaha ay ka helaan dhaqaalaha, annagoo hab sharciya u mareyno, dadka Soomaaliyeedna ku qancineynno in aan la aqbaleynin in ay argagixisada dhaqaale siiyaan”

Madaxweynaha oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Taliska Booliska shaqada wanaagsan ay u hayan Qarankooda, isagoo ka dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga dalka, sharciyadda booliska, hannaanka shaqo ee Taliska Booliska, baahiyaha Ciidamada, caqabadaha ka haysta qalabka ay ku shaqeeyaan iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

“Dowladdu waxaa ahmiyad gaar ah siineysaa horumarinta shuruuc ciidamada dalka si loo helo sharciyo la jaanqaadi kara hababka casriga ah ee ay waqtigan u shaqeeyaan hay'adaha ammaanka ee caalamka, taas oo fududeyneysa xaqiijinta hadafka guud ee ilaalinta amniga dalka. Ciidamada Booliska Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay hormuud u noqdaan ilaalinta shuruucda ciidamada, dhaqan-gelinta xeerarka guud ee dalka, dhowrista sharafta, karaamada iyo xorriyada muwaadiniinta Soomaaliyeed xilliyada shaqada Qaranka.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan gaar ah la qaatay Taliska guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Talisyada hoggaannada, Taliyeyaasha ciidamada gaarka ah iyo Taliska qeybta guud ee Booliiska Gobolka Benaadir ayaa ku adkeeyey in ay xoojiyaan dadaallada lagu xaqiijinayo amniga caasimadda iyo guud ahaan dalka, waxa uuna hoosta ka xariiqay Madaxweynuhu muhiimadda ay dowladdu siineyso qorshaha ku saleysan xoojinta wadashqeynta shacabka iyo hay’adaha dowladda ee ay booliska ugu horreeyaan.

DHAMMAAD

06/08/2022

Team Dhiiqa Dawaday manah qoslin k**a yalin

06/08/2022

Hada qososhay c
Xaqiisa sii video gah

04/08/2022

Somali yah ahay manah qoslin k**a yalin tas

04/08/2022

Somali yah ahay manah qoslin cid kayalayso maleh

31/07/2022

Writing

30/06/2022

Fashion somali Girls

29/06/2022

San hadee kugu dhici lahad maxa saman lahad

28/06/2022

Gurigiinah sas ma yahay?

28/06/2022

Nice movie

27/06/2022

Follow me

16/06/2022

Balbarka oo Engalish ugu hadlayso sidii biritishka oo kale

Liverpool ❤ vs real Madrid😯
28/05/2022

Liverpool ❤ vs real Madrid😯

24/05/2022

Follow me

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaanka cali muxudiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suldaanka cali muxudiin:

Videos

Share

Nearby media companies