Abdi Zalaan Dj.shaam

Abdi Zalaan Dj.shaam page kaan waxaad kaheli doontaa macluumaat aad ufarabadan oo aad kuu anfacaayo

Hampalyo hampalyo Qaali hassan apti you did it and we wish you more
11/08/2023

Hampalyo hampalyo Qaali hassan apti you did it and we wish you more

19/05/2023
03/01/2021
09/04/2019

sawiro:
Muqdisho (Shaam Online) – Ciidamadii h**e ee Naafadda Qaranka ee ku dhaawacmay dagaalkii 77 ayaa waxa ay ku hor banaanbaxeen Madaxtooyadda Soomaaliya, xilli ay ka cabanayaan Mushaar la’aan.

Ciidanka Naafadda ayaa ka cabanaya mushaar la’aan muddo haysatay waxaana ay sheegeen dowladda Soomaaliya inay iska ilowday Ciidankaasi oo aysan daryeel siinin.

Naafadda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay iyaga & carruurtooda inaysan helin wax mushaar ah muddooyinkii dambe, haddana dowladda ay ka doonayaan mushaarkooda.

Waxa ay sheegeen inay u soo dhaawacmeen difaaca dalka & shacabka Somaliyed, xilligana ay mudan yihiin daryeel gaar ah inay ka helaan dowladda Soomaaliya, balse aysan mudnayn dayaca hadda haysta.

Dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa Mushaar siin jirtay Ciidamada Naafadda Xoogga dalka Soomaaliya, balse muddooyinkaan dambe ayeeysan helin wax Mushaar ah.

02/03/2019

Garowe ( shaam online )-Maamulka Puntland ayaa xukun ku riday shan ruux oo dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen fal kufsi ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Shanta ruux ee la xukumay ayaa la sheegay inay kufsi wadareed ka geysteen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana lagu xukumay dhamaantood dil toogasho.

Kiiskaan maanta xukunka laga gaaray ma ahan mid la xiriira kiiskii Caaisha Ilyaas, balse waa kiis kale oo ka h**eeyay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Maxkamadda Puntland ayaa Eedeeysanayaasha ku xukuntay Dil Toogasho ah, isla markaana waxaa Taliyaha Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe lafaray in uu Xabsiga ku sii haayo Eedeeysanayaasha.

18/02/2019

my really page guys
Abdi zalaan Dj.shaam
say like

24/01/2019

wllyl cawa waa jimco
aan kwada salino
xabiib keena
mohamed
scw,scw,scw

31/08/2018

Sheeko xiiso leh
Nin been badnaa ayaa xaaskiisii Marar badan ka
Waanisay in uu iska dhaafo beenta
Hadii aanu dayn karina marka martidu la joogto iska daayo
Ninkii ayaa islaantii ku yidhi
Hayee xiniinyaha xadhig yar igaga xidh oo marka ay martidu inala joogto een is ilaawo i yar jiid
Sidii ayaa lagu heshiiyay
Deed Marti ayaa u soo hoyatay ninkii ayaa sheekada u baxay waxanu yidhi bari dhawayd ayaanu kayn halkaasa galnay oo aan 700 oo bakayle soo qab qabtay deed islaantii ayaa xadhigii yar jiiday isna is xasuusay
Suu yidhi Waar 700 May ahayne 600 ayay ahayd
Hadana way jiiday
Suu yidhi Waar raali ahaada
500 ayay ahaayeen
Hhh wali macquul maaha
Say jiiday suu xanaaqay oo yidhi naa iga wale hadaad labada xiniinyoodba i jarayso in aanan 500 hoos uga dagayne Waar 500 ayay ahaayeen hhhhh

03/02/2018

Song kala kacsan

03/02/2018

The best song

10/11/2017

Kuleh kuleh adaa kuleh kun iyo koow jeer adaa kuleh kashid bbe halkaan kashid kuwii h**e been been FB kashid salaman tihiin

09/11/2017

qaraawo
caawa waa jimco
aan kuwada salino
xabiib keena
SCW SCW SCW

09/11/2017

Abdi Zalaan Dj.shaam's cover photo

09/11/2017

Abdi Zalaan Dj.shaam

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu
252

Telephone

+252619228922

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Zalaan Dj.shaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Zalaan Dj.shaam:

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All