31/10/2024
Waxaan hambalyo leeyahay, ardaydii soo bandhigtay xirfadihii cajiibka ahaa ee ay ka barteen Dhambaal Institute , waxaan leeyahay waddadu way dheertahay ee horay ugu socda.
Dhanka kalena maamulka iyo macalimiinta dhambaal institute waxaan leeyahay: waxaad soo saarteen xirfadlayaal u tabaran in suuqa shaqada la jaanqaadaan, waxaana hubaal ah in aad u hagar baxdeen.
๐ฆ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ.