27/04/2024
FADLAN AQRI WALAL ADO MAHADSAN
Noqo Xalala Miirad
Waqtiga shaqada ee shirkadda aad u shaqeyso wey kaa iibsatay hadii aad wax dheeri ah ku qabato ogow qaain ayaad tahay...
Nin oday ah oo ka mid ah ragga aan mel ka wada shaqeyno baa maalin xafiiska HR ka ama shaqada iyo shaqaalaha yimid
maamulihi ayuuna ku iri oraahdaan
Adeer sidaa ogtahay laba maalin kadib waxaa soo dhacayo mushaarki shaqaaalaha sidaasi darteed waxan kaa rabaa mushaarkeyga inaad lacag ka jartid si xaqa iiga dhoco
maamulihi ayaa yiri maxa dhacay oo kaaga jara ader maxa qaldan ?
Adeerki ayaa yiri maalmo dhowr ah ayan midba intaasoo daqiiqo aan shaqada ka baxaayay waqtiga shaqada ka hor, maalmaha qaarna shaqada wan ka soo daahaayay maadaama shirkada waqtigaas iga iibsatay aanan u shaqeyn waqti intaas la ek musharkeeda ayaan raba in leyga jaro si aan xalal u cuno owlaadeydana aan xalal u siiyo
Dulucda sheekada u noqo shaqadaada mid dida ugu saxsan u guto oo aaaqiradaada fiirso
W/Q Shafie Hilowle