12/11/2022
Professor jawaari waa nin kagubanaayo dib udhaca ama dhibta gaartay dayarta soomaaliyeed.
Siyaasiyiinta kale waq qabad iyo damqasho iska daaye intaa raali gelintaa lagama haayo, jawaari hadalkiisu waa wax sheegmo Iyo gubaabin uu dhalinta wax ugu sheegaayo.
Allaha siiyo caafimaad taam ah insha allah