09/07/2023
Arrin layaab leh !! oo Degmada Shilaabo ka taagan !! waxaa dhacday inuu Askari Katirsan Ciidanka Ethiopia uu Shalay Galab, meherad Gabadhi lahayd uu soo galay kadib uu waydiiyay maxaa yaala waa 2 Askari Gabadhii waxay tidhi Waxyaalaa majiro , Askarigii ayaa kuyidhi magacaa ,Gabadhii ayaa ugu jawaabtay maxaa kaa soo galay magacayga , Askarigii waaba ka cadhooday oo gabadhii ku qamaamay isagoo ku haliilaya Soomali waa Kibirtay iyo erayo lamid ah !!
Magaaladii isagu soo baxday Askarigii laga kaxee gabadhii , wax yar kadib waaka isagoo ordaya Gabadhii oo (weel ) iska maydhanhaysa oo siijeedi waaka intii dhabar dhabar kasoo galay Haraati kudhuftay !!
Qolyo dhalin yaro ah oo goobta joogay iyo Askarigii ayaa isku dhacay ciidan goobtii imaa la kaxee Askarigii , isla maanta ayuu mar 3aad kusoo laabtay Gabadhii isagoo (Bastoolad) wata ninku waa nin Sargaal ah oo (Garaado leh) tii yarayd oo Abaheed lajoogta waakan isagoo socda oo Bastoolada gacanta kuwata !!
Gabadhii Carartay oo abaheed gadaal ka martay , odaygii gabadha dhalay ayaa isku duubay Askarigii isaga iyo Bastooladiiba , Qolyo maamul ah oo goobta kadhawaa soo yaace iyo ciidan Askarigii la kaxee , Xerada markii la geeyay ee lawaydiiyay Sababta uu gadha kudili rabo 2 Afba waa uu ku hadlay oo uu yidhi mar (Waan Jeclahay ) Gabadha oo waan dili madaamoo idiiday xoogna waan ku kaxaysan iyo inuu yidhi way icayday labadaba laga soo sheeg .barina wuxuu samayn Allahu yaclam ,
Waxaa sidan iigu warbixisay Gabadhii Xaladan ku dhacday oo leh waan baqayaa inuu idilo Askatigaasu .
Sheekadan waxaa Facebook giisa ku qoray Suuraj Faarax oo Jigjiga ku sunan