Idiris Pepe

Idiris Pepe this is the official page please follow me.

100k nagu tuura saaxiibayaal. kaliya Wanaaga βœ…

"XanuunπŸ’”πŸ˜­ kasta Wuxuu bixiyaa Cashar Cashar kastana waa uu badalaa Qofka"
27/01/2025

"XanuunπŸ’”πŸ˜­ kasta Wuxuu bixiyaa Cashar
Cashar kastana waa uu badalaa Qofka"

27/01/2025

Bal ma garan waayeen inay San ku xadgudbin Abuurka Alle ,si kastoo ugu Abaal dhacay.YAAB

26/01/2025

2sano ayaa lawaayay meel uu Cirib iyo jaan dhigay
|| share dheh please si hooyadiis u faraxdo πŸ™

20/01/2025

Dagdag: Fahad yaasiin Maxaa ka taqaanaa .

03/01/2025

Balwadahaan dhalinyarada haka digtoonaadaan.

04/11/2024

Muqdisho iyo Muuqaal yaab ah || Tijaabin....see more.

02/11/2024

Muqdisho iyo Muuqaal yaab ah || Tijaabin Cuntooyinka qaaliga iyo kuwa raqiiska ah....see more.

02/11/2024

Muqdisho || Hotel ka ugu qaalisan iyo kan ugu yar ....see more.

01/11/2024

Jabka iyo kufitaanka maanta u adkayso,
Markaad heer gaarto oo aad naftaada maarayso ,ayay afka kugu soo leerin doonaan,balse markaas maba oga inaad katirtay qalbigaaga ,maankaaga ,caqligaaga ,xitaa xasuustaada ,

Waxaa lagu dhahaaa xilligaa camal
Kuma aqaan ee hortayda kaleexo ,hadii kale waa dagaal.

31/10/2024

Degdeg: War hadda soo dhacay ||Tubadii biyaha...see more

21/10/2024

#03

Ma ogtahay in naftaada ay kuu noqon karto saaxiib daacad ah waa hadii aad aamintid inaad saaxiib kadhigatid naftaada .
Kuma qasaari doontid balse hadii aad leedahay saaxiib daacad ah waa πŸ†— .

19/10/2024

#02
Caawi dadka kaa hooseeya xag nolol ama xag aqoonba.

18/10/2024

Hadii aad si nabad kusoo kacday Alxamdullilaah dheh walaal.

17/09/2024

Dhibaatada waxa ay abuurtaa fursado cusub

Aan kusalino nabigeena s.c.w
15/09/2024

Aan kusalino nabigeena s.c.w

22/07/2024

Badbaadin Cajiib ah ah .

15/07/2024

Faaisa jayte: Wasiirka maaliyadda waa in lala xisaabtamaa.

12/07/2024

Messi ga cusub ee Naadiga Barcelona ee kadhisan dalka Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ Lamine Yamal.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idiris Pepe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Idiris Pepe:

Videos

Share