Foosi cade

Foosi cade Page kan waxad ka heli doonta warar xaqiiqda ku salaysan iyo waxyabo ku xiisa geliya sida darted waxa

06/06/2022

Today, we came to the close of the two day conference on Peace and Security in Africa, held in Hargeisa, the capital of the Republic of Somaliland.

The meeting which brought together leaders, experts and other stakeholders from the continent focused on the role of internal and external actors in peace building, using Somaliland as a case study. Very grateful to the Brenthurst Foundation and my friend Dr. Greg Mills for organising the meeting.

It's been a great pleasure meeting and learning from Somaliland's President, His Excellency Musa Bihi Abdi regarding his country's journey to statehood and nation building. It is very interesting to see that since 1991, this country has had five Presidents and governments, each of them elected democratically and on a peaceful basis. It is also interesting to see that the country which was almost entirely destroyed by war has since made great progress in terms of economic development, despite very limited external support.

I thank these our brothers and sisters for the great hospitality!

Ninka maanta ka nixi wayay kumanan somali ah oo la dala dhacaya harad iyo gaajada  daran oo  ay sababtay  abaarta darane...
02/06/2022

Ninka maanta ka nixi wayay kumanan somali ah oo la dala dhacaya harad iyo gaajada daran oo ay sababtay abaarta darane dhulka somalidu degto ku habsatay ee ku so adiyay sheekadan marin hababinta ah waa qof arxan daran oo aan Dan ka lahayn cawinta dadka masakinta ee abartu samaysay dadka somaliyeed na waxa la gudbon meel waliba ha joogane in dadkas abartu samaysay in la caawiyo

01/06/2022

Dorasho haa

Mudo kordhin maya

01/06/2022

Kaalmaha suuganta

31/05/2022
31/05/2022

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyay Wafdi balaaran uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

31/05/2022

Garoowe: Soo laabashada Madaxweyne Deni Kadib Doorashadii Muqdisho, waxaa horyaala hawlo badan oo lagu eegayo halka uu jiheeyo Puntland ta maanta ay ku xeeran yihiin Duruufaha Nololeed, Dhaqaale, Abaareed iyo Siyaasadeed

31/05/2022

DAAWO: Maxaa kala qabsaday Catoosh iyo nin Jarmal ah oo Afka Soomaaliga ku hadla, 100 Geel ka bixiyay xaaskiisa.

Magaca loo bixiyay, Wakhtiga uu bilaabay inuu barto afka iyo Sheekooyin dhexmaray.

31/05/2022

Hargeysa; Boolis ayaa gaafwareegaya waddooyinka waxaana Korneyladu cabsi ka qabaan banaanbaxa mucaaradka.

Banaan-bax nabad ahi waa xaq muwaadku leeyahay. Banaan-baxyo dhawr ah oo dalka ka dhacay 8 dii sanno ee aan Somaliland M...
31/05/2022

Banaan-bax nabad ahi waa xaq muwaadku leeyahay.

Banaan-baxyo dhawr ah oo dalka ka dhacay 8 dii sanno ee aan Somaliland Madaxwaynaha ka ahaa kuwaas oo ay xisbiyada mucaaradku soo abaabuli jireen ma jirto hal mudaharaad oo ay soo sharci garaysteen, dhamaantood sifo qar iska xoornimo ah ayey ku fushadeen.

Maanta waxa horyaala wixii shalay ay xukuumadayda kula dhaqmayeen, in muwaadinku banaan baxo oo si xoriyad ah dareenkiisa u cabiro waa xaq dastuurku siiyey, doorka xukuumadu waa in ay aqbasho codsiga Banaan baxa ee xisbiyada mucaaradku codsanayaan iyo in ay amaanka banaan baxayaasha ilaaliso.

Dadkayga iyo dalkayga ba nabad-galyo iyo horumar baan u rajaynayaa

Daahir Riyaale Kaahin

30/05/2022

"Hadii Mudaharaad kaa mucaaridku joojin waa yaan....." wasiir Maxamed Kaahin

30/05/2022

Somaliland xisbiyada mucaradka iyo xukumado madaxa iskula jira

30/05/2022

Farmaajo Vilada maka baxay Mise pranklee waaye

Sharmo boy🤣🤣

30/05/2022

Cirro siidhigi ama firinbigi afuufi raba

30/05/2022

Habeen wanagsan dhaman asxabta ha la follow gareyo page ka

Address


Telephone

+252614762343

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Foosi cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Foosi cade:

Videos

Share