Midowga Dhalinyarada Daraawiish

Midowga Dhalinyarada Daraawiish Horumarinta Dadka iyo Deegaanka SSC

25/06/2023

.
Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan u diraynaa hambalyo iyo boggaadin ku aadan habeenkan oo ah habeenkii ugu horeeyay ee la taago calan Soomaaliyeed oo xor ah, calanka astaanta u ah Soomaali meel walba oo ay joogto.
Gobanimada aynu xusayno dadkii u soo halgamay, intii ku shahiiday iyo cid kasta oo ay saamayn kale ku yeelatay iyaga oo waajib qowmi ah gudanaya ayaan halkan uga ducaynaynaa. Muwaadin walba waa ku waajib ilaalinta madax bannaanida iyo qaranimada dalkeena Soomaaliya.
Mar kale, hambalyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo aad ku sugan tihiin, si gaar ah halganka gobolada waqooyi hogaanka u ahayd walina la dagaalamaya haraadigii gumeestaha kaga tagay goboladeena.
Gobanimo dhammaystiran, nabad iyo xasilooni buuxda ayaynu sanadkan, sanadkiisa Alle ka rejaynaynaa.
Ciid Wanaagsan, Alle acmaasha maalmahan barakaysan ha innaga aqbalo.
(FAATAXO)
Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada Daraawiish.

05/01/2023

04/01/2023

Waligoodba Kaba qaad Gumeeysi bay ahaayeen.

Warqadaani waxay cadeen buuxda u tahay sida qabiileesan ee reer SSC loogu soo duulay xildhibaanadaani waxaay noo sheegee...
04/01/2023

Warqadaani waxay cadeen buuxda u tahay sida qabiileesan ee reer SSC loogu soo duulay xildhibaanadaani waxaay noo sheegeen inay la dareen yihiin beeshooda gumaadka ka geesaneesa SSC bal cawaanta horgalada ah maxaa dareenkooda dilay❓️

Kulan aan kaga arinsaneenay u diyaargarowga xafladda shaacinta ururka oo caawa inooga qabsoomay magaalada muqdisho.Kulan...
08/04/2022

Kulan aan kaga arinsaneenay u diyaargarowga xafladda shaacinta ururka oo caawa inooga qabsoomay magaalada muqdisho.
Kulanka ayaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan

Midnimadu waa awood aan cidna hor istaagi karin

GUDOOMIYAHA MIDOWGA DHALINYARADA DARAAWIISH ABDIFATAH Y. DALMAR " Waxaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer SSC ugu ham...
01/04/2022

GUDOOMIYAHA MIDOWGA DHALINYARADA DARAAWIISH ABDIFATAH Y. DALMAR " Waxaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer SSC ugu hambalyeenayaa bilashada bisha barakaysan ee ramadaan anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca ururka.
Waxaan Allaha waydiisanaynaa in uu na waafajiyo kheyrka bisha barakaysan ee ramadaan.

DHAMMAAD

 Darwiish Ninkii yaqaan waryaaDaf uma soo dhaho'eKuma soo degdego ruux hadaanMoodku daba soconeWaa niman Soomaali diidka...
13/03/2022



Darwiish Ninkii yaqaan waryaa
Daf uma soo dhaho'e
Kuma soo degdego ruux hadaan
Moodku daba socone
Waa niman Soomaali diidka
Aan u diirnixine
Waa niman intay ku dooxaan
Haadka kuu dayne
Waa niman intay ku deldelaan
Kaa dul tuman heesee
Waa niman dibirta ay kula helaan
Dhulku kula dayaamaaye
Waa niman diciif kuu yaqaan
Maantoo xeel darane
Waa niman shaydaankuba ka dido
Goobtay degaan galabe
Waa niman diintana yaqaan
Dirirna kaa badine

03/03/2022
Jimco wanaagsan dhamaan dhalinyarada Daraawiish meel waliba oo aad dunida dacaladeeda ka joogtaan.Balanteenu waa Dhaliny...
17/02/2022

Jimco wanaagsan dhamaan dhalinyarada Daraawiish meel waliba oo aad dunida dacaladeeda ka joogtaan.

Balanteenu waa Dhalinyaro midaysan oo harumarisa dadka iyo deegaanada SSC

Guud Ahaan Xeryaha Ciidamada Jabhadda Dib u Xoraynta SSC Ayaa Ku Jira Diyaar Garowgii Ugu Danbeeyay Ee Xoraynta Laascaan...
12/02/2022

Guud Ahaan Xeryaha Ciidamada Jabhadda Dib u Xoraynta SSC Ayaa Ku Jira Diyaar Garowgii Ugu Danbeeyay Ee Xoraynta Laascaanood

Jabhadda SNM Ayaa Dharbaaxo Kala Kulmi Doonta Ciidamadan Sida Khaaska Ah Loo Tababaray ee khaatumo State of Somalia

War murtiyeedkii ururka kulankii galabta ay ku yeesheen muqdisho Hotel taleex. 04/02/2022------------------------------1...
04/02/2022

War murtiyeedkii ururka kulankii galabta ay ku yeesheen muqdisho Hotel taleex. 04/02/2022
------------------------------
1. Waxaa laysla qaatay in todobaadkaan
La daah furo xafiiskii ururku ku shaqayn lahaa
2. In sanduuqa dhaqaalaha ururka gacan laga wada gaysto
3. In lasii joogteeyo kulamada
4. In la dhamaystiro howlaha ururka inta harsan
5. In laga qayb qaato qalabaynta xafiiska ururka
Sida kuraas, Miisas Iyo kambayuutaro (Office Computers)
6. Ugu dambayn waxaa laysla soo qaaday abaaraha ka jira deeganadeenii sidii ururku gacan uga gaysan lahaa taakulaynta dadka abaartu saamaysay

03/02/2022

Heesta :khaatumo
Ayaan kaarshe ayaa ka qaaday munaasibadi sanadguurada maamulka khatumo ee muqdisho ka qabsoontay 14-january-2022

03/02/2022

Address

Maka-Almukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Daraawiish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

Nearby media companies


Other Publishers in Mogadishu

Show All