Qabyo qofkeeda dhameystira
Dhameystirka dastuurka iyo Balanqaadkii Murashixiinta Xilka Madaxweynaha Maxaa iska badalay ?
Dhameystirka dastuurka iyo Balanqaadkii Murashixiinta Xilka Madaxweynaha Maxaa iska badalay ?
Madaxwaynaha JFS mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo si adag uga hadley musuqmaasuqa.
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya amniga caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho, isaga oo waqti la qaatay muwaadiniinta ku sugnaa goobahaasi.
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya amniga caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho, isaga oo waqti la qaatay muwaadiniinta ku sugnaa goobahaasi.
Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiya raboo
Anaga diidanayay ogow
Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiya raboo
Anaga diidanayay ogow
KULANKA AAN CAADIGA AHAYN EE BAARLAMAANKA DALKA
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa soo bandhigay mowqifka shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan damaca Itoobiya ee Biyaha Soomaaliyeed.
“Soomaaliya Soomaali baa leh”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa in mas’uuliyaddeeda lagula xisaabtamaa cid waliba oo isku dayda in ay Caddaaladda hor istaagto. Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa u xilsaaran fulinta Amarada Maxkamadaha haddii aysan imaan baahi weyn oo looga maarmi waayo Ciidamada kale ee dalka”.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD QARAN GUDDOONSIIYAY DHIGGIISA DALKA JABUUTI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdigiisa.
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Madaxtooyada Qaranka kula hadalay Warbaahinta.
MADAXWEYNIHII UGU HOREEYAY SOMAALIA EE GAARA DAGMADA MAXAAS