Kumandooska GorGor

Kumandooska GorGor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kumandooska GorGor, News & Media Website, Mogadishu.

14/11/2023
Hal wada hadal ayaa wax badan hagaajinkara.
01/11/2023

Hal wada hadal ayaa wax badan hagaajinkara.

26/08/2023

Dagaalki degaanka cosweeyne ee gobolka galgaduud iyo Gulihii eygaareen
Iyo baqti badan oo qawriijta arxanka daran

Asigo dhamees tiran kala b.kumaandooska Gor Gor

18/07/2023
10/06/2023
08/06/2023

Shillaawe Cabdilaahi Xero

07/06/2023
05/06/2023
31/05/2023
22/05/2023
10/05/2023

Khawaarijtu waa jabeen

04/05/2023

Guulaha Ciidamada

01/05/2023
29/04/2023

Guulo is Daba Jooga

27/04/2023

Hadaad Jeceshay Jabka Alshabaab Fadlan halkan Isha ku hay

23/04/2023

Shillaawe Cabdilaahi Xero kala Soco Warar & Warbixino ku Saabsan Baacsiga Khawaarijta

TALIYIHII U HOREEYAY EE CIIDANKA X.D.SOOMAALIYA. janeral odawaa Yusuf raage oo si gaar aan ugu hambalyeynayo Darajada uu...
12/04/2023

TALIYIHII U HOREEYAY EE CIIDANKA X.D.SOOMAALIYA. janeral odawaa Yusuf raage oo si gaar aan ugu hambalyeynayo Darajada uu ku sii dalcay Sarreye Gaas iyo Taliyaha ciidanaka kumadooska
Ee Gutada 17aad Gor Gor
G. sahid jamac farax
Sariisha sar sare
Sarkiil xigeenada dableyda iyo alifleyda
Iyo dhamaan ciidan xooga xasaskooda iyo caruurtooda waxan leyahay hambalyo Sanad guurso wacan.

Iyadoo maalinta berri ah hadduu Alle idmo ay tahay Xuska Sedex iyo Lixdan Guuradii ka soo wareegtay Aasaaskii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed 12ka April ayaan haddana la is bar bar dhigi Karin Ciidanka Maanta jira iyo Ciidankii Shalay.

In kastoo Ciidan ay jiraan Maanta haddana lama dhihi karo waa Ciidankii la yiqiin ee loogu heesi jirey Geeshkayagow Guulaysta dagaalkii 1960kii...

Ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee la yiqiin waxay lahaayeen Magacyo kala du-duwan oo ay isku yaqaaneen tusaale ahaan odayaashii u horeeyay waxa la dhihi jirey....CALI TUBAAKO JOVANTUU CALI GAWEETO iyo dhowr Cali oo kale.

Ciidankii Xoogga Dalka ee Soomaaliya waxa ay ahaayeen kuwii Casharka u dhigay Ciidamadii Abbasiinia oo isku magacaabi jirey Libaaxii Afrika oo Afrika oo dhan ay ka cabsan jireen taasoo keentay in Ciidankii Soomaaliya markii quwadooda la arkay la bur buriyay.

General Daa'uud Alle ha u Naxariistee oo ahaa Taliyihii u horeeyay ee Xoogga Dalka wuxuu ahaa Hoggaan Daacad ah oo dhismihii ciidanka door fiican ka soo qaatay illaa uu Ciidanku gaaray Sharafta ay shacabkiisa u hayaan markii la arko Askeri lebisan in loo soo cararo oo la isu iyadoo direyska lagu ciseynayo.

12ka April waa maalin ku weyn quluubta Dadka Soomaaliyeed ee Xornimada iyo sida ay ku timid wax ka garanaya.

Hi
12/04/2023

Hi

Address

Mogadishu
AYAANLECR7

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kumandooska GorGor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kumandooska GorGor:

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All

You may also like