Salah mohamed said

Salah mohamed said bage kan wuxuu ilaaliyaa sharafta, cisika, iyo karaamada umada somaliyed

fadlan wll nagala qaybqaa
(1)

Qaar kamida Shacabka Somaliyed Ayaa Iga codsaday Inay tijaabiyan Awooda Deni Iyo Awooda Nabad iyo Nolol𝐇𝐞𝐫𝐞 𝐖𝐞 𝐆𝐨Mushara...
20/01/2022

Qaar kamida Shacabka Somaliyed Ayaa Iga codsaday Inay tijaabiyan Awooda Deni Iyo Awooda Nabad iyo Nolol

𝐇𝐞𝐫𝐞 𝐖𝐞 𝐆𝐨

Musharax Madaxwayne Deni👍
Musharax Madaxweyne farmajo❤️

17/01/2022

Maxaa loo yaqaan marka uu ratigu sidaas sameeyo?.

Ninkan oo reer Uganda ah ayaa sheegay inay dumar badan jeclaadeen, balse waxuu yiri ma doonayo inaan xaaskayga ka carray...
17/01/2022

Ninkan oo reer Uganda ah ayaa sheegay inay dumar badan jeclaadeen, balse waxuu yiri ma doonayo inaan xaaskayga ka carraysiiyo taasoo dhib iyo dheefba ila soo martay.

Sidaa u aragto iyo fikirkaada ugu jabaab su’ashaan.✍️👇 Waa kuma Hoggaamiyaha bulshadiisa la dareenka ah?📖👇
15/01/2022

Sidaa u aragto iyo fikirkaada ugu jabaab su’ashaan.✍️👇

Waa kuma Hoggaamiyaha bulshadiisa la dareenka ah?📖👇

Noqo sida Daruurta oo kale aamusnaanteedu waa Har & Hoos , hadalkeeduna waa dhibco Rooba & Kheyr    Hadaad doonto hadal ...
15/01/2022

Noqo sida Daruurta oo kale aamusnaanteedu waa Har & Hoos , hadalkeeduna waa dhibco Rooba & Kheyr


Hadaad doonto hadal wanaag ku hadal , ama aamusnaantaada ayaa wanaag kuugu filane halkaas ha dhaafin🤚

xeebeeta  Boosaaso waqooyi bari Soomaaliya
15/01/2022

xeebeeta Boosaaso waqooyi bari Soomaaliya

Aduunyadu yaysan ku hodin kuna qaldin ogoow sidaan ayaad noqon doonda.
15/01/2022

Aduunyadu yaysan ku hodin kuna qaldin ogoow sidaan ayaad noqon doonda.

Halkani waa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Dalkeenna barwaaqada taal si aynu uga faa'iideysano waa inaan...
15/01/2022

Halkani waa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Dalkeenna barwaaqada taal si aynu uga faa'iideysano waa inaan taageerno nabadda iyo dowladnimada.

"Noloshu waa hadyad ee ku qanacsanoow" 🥰📸 Bulshaawi Hal weedh ku cabir sawirka hoose ⬇️
15/01/2022

"Noloshu waa hadyad ee ku qanacsanoow" 🥰

📸 Bulshaawi

Hal weedh ku cabir sawirka hoose ⬇️

Israa'iil tallaalkii 4aad ee ka dhanka ah Coronavirus ayaa qaadashadiisa ka socotaa, Yurubna kii 3aad ayey dadku cabsi i...
15/01/2022

Israa'iil tallaalkii 4aad ee ka dhanka ah Coronavirus ayaa qaadashadiisa ka socotaa, Yurubna kii 3aad ayey dadku cabsi iyo shaki ka qaadeen. Waa duni kala war la. https://t.co/CxPtLFE4qh

“Israa'iil tallaalkii 4aad ee ka dhanka ah Coronavirus ayaa qaadashadiisa ka socotaa, Yurubna kii 3aad ayey dadku cabsi iyo shaki ka qaadeen. Waa duni kala war la.”

Waa kee ciyaaryahankii ugu horeeyay ee maskaxdaada ku soo dhaca markaad tan aragto?  🟥.
15/01/2022

Waa kee ciyaaryahankii ugu horeeyay ee maskaxdaada ku soo dhaca markaad tan aragto? 🟥.

Bareeda Jun 12 2022:  Isuduwaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadraalka iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland ee Gobolka Ga...
12/01/2022

Bareeda Jun 12 2022: Isuduwaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadraalka iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland ee Gobolka Gardafuu Mudane Siciid Cawil Yuusuf Alhidaaya ayaa Maantay Degmada Bareeda Ka Daah Furay Xafiska Isuduwaha Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Degmada Bareeda Kaas oo Noqonaya Xafiski Ugu Horeeyay ee Degmada Bareeda ay Ku Yeelato Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadraalka iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland.

Xarig Jarka Xafiska Waxaa Ka Qaybgalay Maamulka Degmada Bareeda Isuduwaha Wasaaradda Kaluumaysiga Gobolka Gardafuu Isimo Nabadoono Waxgarad Ururada Dhalinyarada Iyo Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada.

Marti Sharafti Xaflada Ka Hadashay ayaa Soo Dhawaysay Xafiska Cusub ee Uu Degmada Bareeda Ka Furtay Isuduwaha Cusub ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadraalka iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland Waxayna Sheegeen in Ay Si Dhow ula Shaqayn Doonaan Xafiska La Furay.

Dhanka Kale Isuduwaha Cusub ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadraalka iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland ayaa Sheegay In Xafiskani Ufuran yahay Bulshada Deegaanka Iskuna Xiri Doono Bulshada Degmada Gobalka iyo Dawlada Dhexe iyo Tirakoobka Bulshada waxa uu Intaas Ku Daray in Dhamaan Degmooyinka Gobolka Gardafuu Uu Xafisyada Gaarsiin Doono Siyaasadanina ay Tahay Maamul Daadajinta ay Wado Wasaaradda Arimaha Gudaha Dawlada Puntland.

Gardafuu Media

Wajiyada Afar Dhalinyaro oo kamid noqday dadkii iyagoo aan waxba galabsan ku geeriyooday qaraxii Muqdisho ka dhacay maan...
12/01/2022

Wajiyada Afar Dhalinyaro oo kamid noqday dadkii iyagoo aan waxba galabsan ku geeriyooday qaraxii Muqdisho ka dhacay maanta.

Bal halmar wajiyadooda eeg. Maanta waa meyd, saakayna wey soo shaqo tageen. Ismeysan laheen maanta ayaa qarax ku dhimaneeysaan

Fadlan aan u duceeyno in Allah u naxariisto.

Idirs Alteeso

12/01/2022

Isimaddii horey u tagay Boosaaso, ee xal-raadinta Xaalada dagaalkii dhacay December-2021, ayaa qorsheynaya in ay maanta katagaan magaalada, ka dib markii ay diideen qeyb kanoqoshada Go’aankii xalay!

Farah Abdulkadir Mohamed

Caawa waxaa la ciyaarayaa classic kada Barcelona vs real Madrid.Kooxdaada maxaad u rajaynaysaa?!.
12/01/2022

Caawa waxaa la ciyaarayaa classic kada Barcelona vs real Madrid.

Kooxdaada maxaad u rajaynaysaa?!.

Goob joge ku sugnaa Goobta Qaraxa ayaa yiri Waxaan Maanta Goob joog u oo ay  indhaheygu Qabteen Dad Gubanaya hilbo Gedah...
12/01/2022

Goob joge ku sugnaa Goobta Qaraxa ayaa yiri Waxaan Maanta Goob joog u oo ay indhaheygu Qabteen

Dad Gubanaya hilbo Gedaha ku dhagay Dad dhiig baxaya hadana aanan Caawin karin 🥲 waa Ciishooday Dadkii waa dhamadeen

Tan ugu daran aya eheed in policeka ay u Diideen in ay Ambulasta qaadi laheyd Dadka dhawac ah goobta qaraxa

Goodax barre "Mudaharadka lafilayo in uu Bari ka in uu ka dhaco Muqdisho Fowda mahee wax kale oo ku soo kor dhinayo maga...
12/01/2022

Goodax barre "Mudaharadka lafilayo in uu Bari ka in uu ka dhaco Muqdisho Fowda mahee wax kale oo ku soo kor dhinayo magaranayo iyo waxa ay u banana baxayaan iyo dhibta heesati Dadkaas

Waqtigan Mudaaharaad Xamar lagu qabto ma'haboona. Walaalaha abaabulayo ha tixgeliyaan in la baajiyo ayagoo mahadsan:

Shan xubnood oo kamid ah guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa loo Doortay in ay noqdaan guddiga qabanaya Doorashada...
12/01/2022

Shan xubnood oo kamid ah guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa loo Doortay in ay noqdaan guddiga qabanaya Doorashada gudoonka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal.

  Hotel Gacayte ee Boosaaso waxaa goordhaweyd ku soo idlaaday kullan saacado kooban qaatay oo dhexmaray Siyaasiyiinta iy...
12/01/2022

Hotel Gacayte ee Boosaaso waxaa goordhaweyd ku soo idlaaday kullan saacado kooban qaatay oo dhexmaray Siyaasiyiinta iyo Isimada dhaqanka ee kala ah Suldaan Siciid , Islaan Bashiir iyo Ugaas Xassan .

Ilo xog ogaal ah ayaa Somali peace u xaqiijiyey in loo balamay sii socodsiinta dedaalada ay ugu jiraan dhamaystirka xal u helista Xaaladda Boosaaso ,iyadoona marna la qaadayn talaabo kasta oo sababi karta wax ka fog rajada shacabka .

Ma ahan Maldive.ee waa xeebta garacad puntland somalia.
11/01/2022

Ma ahan Maldive.
ee waa xeebta garacad puntland somalia.

Madaxwayne farmaajo wadani jecel dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa, mudane waxaad na bartay dawladnimada iyo quruxdeeda w...
10/01/2022

Madaxwayne farmaajo wadani jecel dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa, mudane waxaad na bartay dawladnimada iyo quruxdeeda waxaadna raja galisay dhamaan shacabka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, kumanaan qurbo joog ah ayaa dalkooda yimid si ay hormarkiisa uga qayb qaataan, kumanaan ku fakarayay inay tahriibaan baa dhulkooda iimaansaday, daalkan cid kuu dhaanta ma jirto ee aduu kuu baahanyahay, mudane madaxwayne waxaad astaan qaran oo uu ku faanayo muwaadin kasta oo jecel dalkiisa hooyo, sanadaha yar ee aad xilka noo haysay waxaad qabatay waxyaabo badan waxaad soo celisay sumcadii iyo sharaftii soomaali lahayd.

Mudane madaxwayne waxaan ka xumahay inaad madaxwayne u tahay dad qabyaaladu jirkooda aqalo ku leedahay laakiin nasiib wanaagsan soomaali badankeeda way ku aamisantahay dhalinyarada soomaaliyeed-na way ku jeceshahay.

Mudane madaxwayne dal colaado daashadeen iyo dad iyagu dhiigooda miiranayay oo aan dawladnimo waxay tahay ogayn ayaan tustay wanaaga dawladnimada iyo quruxdeeda, shacabka soomaaliyeed way ku taageersanyihiin meel kastoo ay joogaan madaxaad noo saarantahay guul soomaaliya❤🇸🇴.

Madaxwayne mohamed abdulahi farmaajo xafidulaah guulayso❤

Shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh meel walba oo aad joogtaanAssalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,Midnimad...
10/01/2022

Shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh meel walba oo aad joogtaan

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

Midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed waxa ay fure u yihiin jiritaankeenna iyo awooddeena Qarannimo. Taasi waxaa doorka ugu weyn ku leh dhallinyaradeenna oo ah aqlabiyadda ummadda Soomaaliyeed.

Baraaruga dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhanka horumarka iyo dowladnimada waa midka nagu dhiirri-geliyey in aan ku aaminno hoggaaminta Hay’adaha kala duwan ee dowladda, iyo in ay kaalin mug leh ku yeeshaan dowlad dhisidda, nabadeynta iyo ilaalinta danta guud.

Waxaan idin ku boorrinayaa in aad dadaalkiinna sii joogteeysaan, kana fogaataan wax kasta oo caqabad ku noqon kara hiigsiga shacabka Soomaaliyeed iyo mustaqbalka dalkeenna, marxaladdan xasaasiga ahna aan uga gudubno midnimo, wadatashi iyo wax wada-qabsi.

MW. Maxamed abdullahi farmaajo

MD. Mohamed Abdullahi Farmaajo  Vs  EX MD. Hassan Sheikh Mohamud.Ukala Codeeya Labadooda Kii Aad Taagerto Fadlan Codkaag...
10/01/2022

MD. Mohamed Abdullahi Farmaajo Vs EX MD. Hassan Sheikh Mohamud.

Ukala Codeeya Labadooda Kii Aad Taagerto Fadlan Codkaaga Sii ?

FG:Codayntu Waxay Soconaysaa 24 Hours.

Follow & llike

10/01/2022

Qodobkii ugu muhiim sanaa uu madaxweynuhu ka hadlay muxuu ahaa?.

"Shacabka Soomaaliyeed ma xammili karaan is qabqabsi siyaasaddeed iyo cago-jiid lagu sameeyo hannaanka Doorashada" M Far...
10/01/2022

"Shacabka Soomaaliyeed ma xammili karaan is qabqabsi siyaasaddeed iyo cago-jiid lagu sameeyo hannaanka Doorashada" M Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo ayaa yidhi; "Ma aqbali doonno in hantida dadka lagu takrifalo.."
10/01/2022

Madaxweyne Farmaajo ayaa yidhi; "Ma aqbali doonno in hantida dadka lagu takrifalo.."

Madaxweyne Farmaajo:"Siyaasaddeenna Arrimaha Dibadda waxaan ku dhisnay wax wada-qabsi, is ixtiraam iyo ilaalinta sharafk...
10/01/2022

Madaxweyne Farmaajo:"Siyaasaddeenna Arrimaha Dibadda waxaan ku dhisnay wax wada-qabsi, is ixtiraam iyo ilaalinta sharafka iyo Madaxbannaanida dalkeenna, Marnaba maana aqbalin in arrimaheenna gudaha uu shisheeye soo farageliyo, annagoo ka dhawrsannay tallaabo kasta oo hoos u dhigaysa qabka iyo Qarannimada. Marnaba maana aqbalin in duruufaha nagu xeeran awgood nalooga faa’iideysto oo la isku dayo in go’aamadeenna gacanteenna lagala baxo, Siyaasadda gobanimada ah ee Arrimaha Dibadda ee aan qaadannay waxay horseedday in markii labaad Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay".

10/01/2022

DEGDEG:Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey Golaha Wadatashiga iyo go'aannadii ay soosaareen ee doorashada.

"Madasha wadatashiga Qaran waxay mas'uul ka tahay doorashada, waxaana ku adkaynayaa fulinta warmurtiyeedka iyo jadwalka doorashada ee ay isla qaateen" -Ayuu yidhi.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salah mohamed said posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All