Asad Mohamed

Asad Mohamed kusoo dhawow macaamiil active delivery

22/04/2022

DEG DEG: Dhawaqa Qarax xoogan ayaa hadda laga maqlay qeybo kamid ah Muqdisho.

10/09/2021

Waxan kuso kudbinaa dhacdoyin,Warar’iyo warbixino ku

16/07/2021

Magu Gaari karnaa 100K intaan lagaarin Ciida Carafo

Khadar Keeyow Dayax Dalnuurshe Nasra Bashir Ali Abdishakur Shaashaa

28/06/2021

Fadlan nagu soobir 🙏mahadsanid

Xagee Ayaad Ku Dabaal Dageysaa 1 Luulyo

09/06/2021

ASC. bishaaro. bishaaro. bishaaro.
matahay. shaqo doon ma ubaahantahay shaqo. qabiil laguweeydiineenin. CV. laguuxireenin. too shahaado toona. hadaa ubaahantahay Lasoo xeriir

’S AAP +252619746720

24/05/2021

Fadlan Naku soobir oo saar page ka

21/05/2021

Fadlan like saar page kan

10/05/2021

Dab aad u xooggan ayaa ka kacay dayrka h**e ee masjidka barakaysan ee Al-Aqsa, kadib markii Ciidamada Yahuuda Bambooyin kusoo Tuureen.

Masjidka Al-Aqsa oo ah halkii Nabi Maxamed Scw laga dheelmiyay, loogana soo dhiibi salaadda ayaa Geedihii ku agyaalay gubanayaan waqtigaan.

Wixii soo kordha halkaan kala soco

08/05/2021

Codsi❗️🙏🙏
Like saar page

Walalahen somaliyed 🙏

08/05/2021

Ku sali nabiga scw

Scw scw scw

04/05/2021

Eida xagee ku ciideysaa

🙏

29/04/2021

@ taabo qofka 2aad waa qof ku neceb

27/04/2021

Hadad muslim tahay kusali nabiga scw ❤️❤️

25/04/2021

Ku sali nabiga scw

23/04/2021

Kenya yaa ku jooga 😕

20/04/2021

Intaadan seexan ku sali nabiga (SCW)❤️❤️

12/04/2021

Kusali nabiga scw

05/04/2021

Nabiga kusali walal

Scw scw scw ❤️❤️

05/04/2021

Ramadan ka xagee ku soomeysa hadu alle ku gaarsiyo

02/04/2021

Wax dhib ah alle kuma tuso kusali nabiga walal scw ❤️❤️❤️❤️

31/03/2021

Caawa waa jimco
Kusali nabiga scw
Walal❤️❤️❤️❤️

31/03/2021

Maxad like igu saari la’dahay page ka walal 🥲

27/03/2021

Ceeb ka weyn majirto qofki iskaa indha tira Nabiga Muhammad S.C.W
😭

22/03/2021

Ramadaaanka waa soo dhawyahay maku farax santahay

Me haaa

14/03/2021

DEG DEG
Kenya waxay ka baxday oo ay wararku warbaahinteedu sheegayaan in aysan tagi doonin Dhageysiga Dacwadda Badda ee kala dhaxaysa Soomaaliya, iyadoo u muuqata in ay qaadatay qaraar.

Kenya, waxay rumeysan tahay in dacwaddan looga guuleysan doono, taas oo kuriixaysa talaabooyinkan, dhawaan ayay dalbatay dib u dhigid laakiin ay diiday Maxk**adda ICJ.

15-ka bishan ayaa lafilayaa dhageysiga k**a dambeysta ah ee dooda labada dal, Soomaaliya ayaa 7aad kahor is xaadirisay si u jeediso doodaheeda lahaanshaha Badda.

NB: Markii h**eba Kenya Waxba k**a Maqneen B**b iyo Tuugonimo ayey Rabtey Bada Anakaa leh waana Tageyga Even hadii ay Imaan weydey Baneeda Iim mahan.
MAHADSINID GURMAD QARAN NABAD IYO NOLAL

13/03/2021

Qarax kale oo ka dhacay Afisyooni oo ahaa miino ayaa waxaa lagu bartilmaamedsaday Cumar C/raxmaan oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka .

Sarkaalka waxaa soo gaaray dhaawac fudud. Allow dadka badbaadi.

13/03/2021

Ilaadada gaarka ah ee Madaxweynaha Buntland ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Ciidamadaan oo wata hub kala duwan ayaa tagay markii ay ka so dageen Garoonka, halka uu ka dagayo Muqdisho Madaxweyne Saciid Cabdullaahi dani kaasi oo horay u sheegay in Amaankiisa farmaao uga baqanaayo.

Axmed Madoobe oo sidoo kale isna horay u sheegay in Amaankiisa uu isna u baqanayo ayaa dagay meel aan ka Fogeyn Xirada Xalane.

12/03/2021

SAFAR SALAAMA To ICJ.

Waxaa Saaka noo bilowdey Safarkii Guusha INSH ALLAH Wadanka Holand.
Balanteena Waa ICJ HORTEEDA DENHAAG.
Safarka Wuxuu Qaadan doonaa 48 Sacadood Covid19 Awgiisa.

Markasta waxaan idiin balan Qaadeyna update reports.

Sidookale Qodka aan Imaan karin Fadlan ka qiib Qaado Qaran Qaran Difaaca Badeena.
Dadka kunool Sweden Swish 0046733335084 Umada Kale Wadanka Sweden dibadiisa TAAJ Sweden Stockholm.

MAHADSINID GURMAD QARAN NABAD IYO NOLAL.

12/03/2021

Maraykanka& Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ilmaha laga qaadanayo.

Waa dhibaato inteeda la eg in carruur aad dhashay,waqti gelisay oo cid kaaga wanaagsan aanay jirin lagaa qaato.

Hooyo Xamdi Maxamed Cali ayaa ugu dambaysay hooyooyinka ilmaha laga qaatay xalay. Soomaalida oo leh qareenno & aqoonyahano waa bulsho aan isku gurman balse iyaga isku soofeysan ( is haysta).

Aan u duceyno hooyadan.

Tan kale, Maxaa sababa in ilmaha laga qaato hooyooyinka Soomaaliyeed?

page ka

12/03/2021

Mucaaradka oo ku Hanjabay in Amisom iyo Farmaajo oo dhinac ah Dagaal eela Galidoonaan

Address

Mogadishu

Telephone

+252619746720

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All