Tube mall

Tube mall I want videos graphy

08/02/2022

Soomali waa Imtixaan qosol aduunka 😂 || Zaki bin xaaji

14/01/2022

Wareysi siyaasiga tiktok oo socdal hilfa ka jafay

13/01/2022

Codka only me ah ka rali noqda video dhames tiran so deydona I.a

Xaqiiqada indhaha laguma arki karo ee qalbiga ayaa laga dareemaa. (William Hazlet)
13/01/2022

Xaqiiqada indhaha laguma arki karo ee qalbiga ayaa laga dareemaa. (William Hazlet)

Asxbey  wax Lee saara
09/01/2022

Asxbey wax Lee saara

Ixtiramku waa shey qaliya  my real friends  love ❤
13/12/2021

Ixtiramku waa shey qaliya my real friends love ❤

   my fns
12/12/2021

my fns

Asalama  dadkeygow
08/12/2021

Asalama dadkeygow

Caawa shift night majiraa mise waa iska sexanaa   siyaasad  hapen  shaqeyso baranay
09/09/2021

Caawa shift night majiraa mise waa iska sexanaa siyaasad hapen shaqeyso baranay

Mid ke dalka xal uheli kara
08/09/2021

Mid ke dalka xal uheli kara

29/08/2021

Hadal hentii manta

    dadkeyga   halkan  aa iskala socono hada ka dib I.a
18/08/2021

dadkeyga halkan aa iskala socono hada ka dib I.a

18/07/2021

Sida loo duuway heesti wajac mooja

13/07/2021

malin farxaded

07/07/2021
    qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedkooda la burburiyo
04/07/2021

qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedkooda la burburiyo

   me and my dear bro moha
04/07/2021

me and my dear bro moha

01/05/2021

Farmaajo inoo dadka ka aqli bdnyahay miyaa modaa mise aniga modo malin kasta si maldahan ayoo wax ushegaa ninka warkisa ma cado

30/04/2021

Lpx oo qof kale hargeisa ku dhax cunaya iyo shacabki oo waxba ka qawan karin xun waye

29/04/2021
Beesha Maxamed Waceyslle (HARUUN) oo kamid ah Beel weenta Abgaal ayaa manta 3dax Neef oo Geel ah 20 kiish oo Bariis ah i...
28/04/2021

Beesha Maxamed Waceyslle (HARUUN) oo kamid ah Beel weenta Abgaal ayaa manta 3dax Neef oo Geel ah 20 kiish oo Bariis ah iyo Saliid ku wareejiyay Madasha Bad-baado Qaram iyo Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow si loogu Qalo Ciidanka Milatariga ee Jooga Difaaca h**e ee Mirinaayo. Hasani Diaz

"Shacabka Somaliyed wey i jecel yihiin wali. Guryahooda ayey iiga soo baxeen marka la i doortay. Walina waa wadaniyiin s...
27/04/2021

"Shacabka Somaliyed wey i jecel yihiin wali. Guryahooda ayey iiga soo baxeen marka la i doortay. Walina waa wadaniyiin shacabka Somaliyed. Marna ma dhaceeyso in shacabka Somaliyed la qaxiyo"- Madaxweyne Farmaajo

Sidee u aragtaa? wali miyuu heystaa taageerida Shacabka Somaliyed ?

27/04/2021

Go'aanka Maamuaddu ay qaateen waan soo dhaweynayaan, golaha shacabkana waan hortagaya si aan ugu sheego in aadayno doorasho oo waa layga adkaaday. Waa ereyo kamid ah Khudbadda la duubay ee Farmaajo oo dhawaan lasoo daynayo.

Weli ma sugaysaa Khudbadda Farmaajo oo hurdadad ma diiday adigu?

Hasani Diaz

27/04/2021

Wakaa duqii is kenay

27/04/2021

Heesti dictator erayadeda waxa ka mid ah ninka dorashada dib inoga dhigay waa dictator baa

27/04/2021

Cawa dad badan oo xiligan hurdo mel fcn umari jirtay ayaa cawa isha ku haayo hadalka kaso jeri dono farmaajo hadii aa dadka ka mid tahay farta taag

27/04/2021
Siyaasiinya beesha Mudulood ayaa ciidanka ku sugan aaga Mirinaayada u geeyay xoolo nool iyo iidankooda.Senetor Muuse Suu...
27/04/2021

Siyaasiinya beesha Mudulood ayaa ciidanka ku sugan aaga Mirinaayada u geeyay xoolo nool iyo iidankooda.

Senetor Muuse Suudi Yalaxow iyo Saraakiisha goobta tagay ayaa sheegay in loga golleeyahay in ciidnaka lagu dhiirogeliyo si ay u dagalamaan.

Maxay kulatahay

hasani diaz

mudanayal wad kumahadsantihiin Go'anka Gesinimada leh ad Gaarten waxa ku so aaden Xili la idin Bahnaa Dadka io dalka wad...
27/04/2021

mudanayal wad kumahadsantihiin Go'anka Gesinimada leh ad Gaarten waxa ku so aaden Xili la idin Bahnaa Dadka io dalka wad Uturteen Hamblyo...Hamblyo

27/04/2021

Allow umadada adiga u maqan masakintan leska dul marayo waa wax laga xumado

Address

Mogadishu

Telephone

+252770812930

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tube mall posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tube mall:

Videos

Share

Category



You may also like