Horaan Media

Horaan Media Home of Knowledge and History You can find it in any history of this world Every week we post a new Home of Knowledge and History

07/09/2022

Ehiopia: Xasan sheekh waxaa uu gacan saar laleeyahay Ururka TPLF.

05/08/2022

تجدد إطلاق الصواريخ من قطاع غزة باتجاه البلدات الإسرائيلية بعد أن اغتال جيش الاحتلال القيادي بحركة الجهاد الإسلامي تيسير الجعبري في عملية "الفجر الصادق"، بينما تتواصل الغارات الإسرائيلية متسببة باستشهاد وإصابة العشرات.

وفي وقت مبكر من فجر السبت، قال الجيش الإسرائيلي "اعترضنا نحو 40 صاروخا من أصل 100 أطلقتها حركة الجهاد الإسلامي من غزة نحو المناطق المتاخمة للقطاع".

16/07/2022

Safarkii bahdilaada ahaa ee hassan sheikh uu ku tagay dalka kenya.

01/07/2022

LIBAAXYADA GEESKA AFRIKA WAY SOO ROGAAL CELYEEN GUUL SOOMAALI

01/07/2022

HAMBALYO UMADDA SOOMAALIYEED
1 LUULYO 1960 MIDOWGII IYO ISRAACII WAQOOWI IYO KOONFUR.

Hadaad kmaid tahay JAMAAHIIRTA N&N waa inaad kusoo biirtaa page-ka Horaan Media  Follow dheh mahadsanid.1LUULYO HAMBALYO
30/06/2022

Hadaad kmaid tahay JAMAAHIIRTA N&N waa inaad kusoo biirtaa page-ka Horaan Media Follow dheh mahadsanid.

1LUULYO HAMBALYO

29/06/2022

Ma waxaa bilaawday aargoosiga kooxdii Farmaajo?

Gaarsii saaxiibadaa.

intay Dhowr jawaan oo raashin ah diyaarad ku qaadaan ayay ku leeyihiin dad soomaaliyeed ayaan Deeq raashin ah gaasiinay ...
29/06/2022

intay Dhowr jawaan oo raashin ah diyaarad ku qaadaan ayay ku leeyihiin dad soomaaliyeed ayaan Deeq raashin ah gaasiinay .

Raashinka waxaa ka qaalisan Kirada Diyaaradda sida,sidaas darteed shacab soomaaliyeed waxba lama tarine ee waxaa loo daneeyey keliya keenyaatiga ama itoobiyaanka iska leh diyaaradahaas .

Xigasho abdirizaq jubba

29/06/2022

Maxaa lagu xasuusan doonaa Raysalwasaare Rooble, 4 Arrimood oo isdultaag ah.

28/06/2022

الله اكبر❤❤❤❤❤❤❤
share🙏👀 my page thanks

28/06/2022

Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale Xishoodkii xaguu aaday

Aabe 64 jir ah laguna magacaabo Badrudiin Mohamed Abaas ayaa waxa uu qotay Qabri ama Xabaal uu sheegay in lagu aasi doon...
27/06/2022

Aabe 64 jir ah laguna magacaabo Badrudiin Mohamed Abaas ayaa waxa uu qotay Qabri ama Xabaal uu sheegay in lagu aasi doono marka uu dhinto, kaas oo dad badan ka yaabsaday gaar ahaan qaraabadiisa iyo dariskiisa.

Badrudiin Mohamed Abaas oo u dhashay dalka Pakistaan ayaa waxa uu ku nool yahay duuleedka magaalada Karachi, wuxuuna maalin kasta marka uu ka soo baxo Masjidka soo maraa Garaash ku dhex yaal gurigiisa kaas oo ka dhex qotay Qabrigii lagu duugi lahaa ama lagu aasi lahaa marka uu dhinto wuxuuna arinkaas kala dardaarmay 2 Wiil iyo Gabar uu dhalay.
Horaan Media

26/06/2022

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay.

Daawo muuqaal xiiso badan

25/06/2022

Follow dheh boggeena mahadsanid

24/06/2022

"NABAD IYO NOLOL". Qolo gaar ah miyaa mise waa umadda oodhan ayaa ah.
dheh Bogga mahadsanid

Qoys cusub lamane somaliyeed oo ku aqal galay Sanaag kadib sanado badan oo sheeko wadaag ay ahaayeen.
23/06/2022

Qoys cusub lamane somaliyeed oo ku aqal galay Sanaag kadib sanado badan oo sheeko wadaag ay ahaayeen.

Today's the best Photo 🌿🥰💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚.... beautiful   my page            
23/06/2022

Today's the best Photo 🌿🥰
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚.... beautiful my page












23/06/2022

Qosolka syaa igadhamaaday Ra'iisul wasaarihii dhamaa ayaaba Hawada lagu cunay🤣. Iladaawo
Follow dheh Boggeena Horaan Media.

MASAWIRKAAN WAA MOGADISHU❤❤❤❤ fadlan nagu soobiir follow dheh mahadsanid.
19/06/2022

MASAWIRKAAN WAA MOGADISHU❤❤❤❤ fadlan nagu soobiir follow dheh mahadsanid.

Allahu Akbar. Mashallah💗👀👀❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤     my page thank you
19/06/2022

Allahu Akbar. Mashallah💗👀👀❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ my page thank you

18/06/2022

LUNSASHO: dhaqaalii loogu talgalay abaaraha.

Labadii sano ee tagtay Emirate-ka : Hal heeskooda wuxuu ahaa. Haddaan Helnay Noocii aan ubaahneyn.. Haa waa nin baahan.K...
16/06/2022

Labadii sano ee tagtay Emirate-ka : Hal heeskooda wuxuu ahaa. Haddaan Helnay Noocii aan ubaahneyn.. Haa waa nin baahan.

Kan hadda Magacaaban wuxuu Noqon doono Allaahu Aclam.

Midna waa Bogga Villa somalia Midka kale MD farmaajo.
15/06/2022

Midna waa Bogga Villa somalia Midka kale
MD farmaajo.

Lataliyaha HSM Dambiile RASHIID ABDI aya sidan yiri “Khatarta degdega ah ee maamulka Hassan Sh Mohamoud ma aha Al-Shabaa...
14/06/2022

Lataliyaha HSM Dambiile RASHIID ABDI aya sidan yiri “Khatarta degdega ah ee maamulka Hassan Sh Mohamoud ma aha Al-Shabaab, balse Xoogooda waa N&N iyo ciidamada tageersan ee salka adag oo saamayn ku leh dalka oo qorshaynaya in ee soo laabatan.

HSM waa in uu lahaadaa indho cad, oo ku qaadaa dagaal oo aan naxariis lahayn sii uu unadiifiyo dawladda Kuwa Farmajo Tageersan”.

NINKII MADAXDA QARANKA QAARIJIN RABAY, WAA "MAHAD SALAD" MAGACA AF GARASHADIISU AY TAHAY. "MAXAMED MAAHIR"
13/06/2022

NINKII MADAXDA QARANKA QAARIJIN RABAY, WAA "MAHAD SALAD" MAGACA AF GARASHADIISU AY TAHAY.
"MAXAMED MAAHIR"

13/06/2022

Fariin ummadda Soomaaliyeed u gaar ah.

Si’ay u wada gaadho da’yar iyo duqaytiba la wadaag Asxaabtaada.

Share

5 maalmood oo waraysi musalsal ah.5 maalmood oo xogo xasaasi ah.5 maalmood oo waxbarasho ah (......)5 maalmood oo kashif...
13/06/2022

5 maalmood oo waraysi musalsal ah.
5 maalmood oo xogo xasaasi ah.
5 maalmood oo waxbarasho ah (......)
5 maalmood oo kashifaad siyaasadeed ah.
5 maalmood oo koobaysa 5sano shaqo ahayd.
5 maalmood oo jihayn iyo islajaanqaad cusub ah.

Ugu Danbayntii fahad yaasiin Xaaji daahir waxaan u aqoonsaday inuu yahay shaqsiga maanta somaliya iyo somaaliduba ay u baahantahay.

UMADDA SOOMAALIYEED SHAKI WAYN BAY KA MUUJIYEEN, QORAALADA "MAHAD SALAD".
13/06/2022

UMADDA SOOMAALIYEED SHAKI WAYN BAY KA MUUJIYEEN, QORAALADA "MAHAD SALAD".

11/06/2022

Daawo Qaabka Mahad Salaad udilay Ikraan Tahliil Sirta uu Kashifay Fahad yaasiin ,

Today's Best Photo:  follow my page ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
11/06/2022

Today's Best Photo: follow my page ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️








01:15 Duhurnimo maanta, Insha Allaah, jimce wanaagsan.
10/06/2022

01:15 Duhurnimo maanta, Insha Allaah, jimce wanaagsan.

Welcome to Horaan Media
06/06/2022

Welcome to Horaan Media

04/06/2022

Docmentry bilow ilaa dhamaadka "Mukhtaar Roobow Abuu mansuur."

fadlan muuqaalka siifaafi mahadsanid.

02/06/2022

رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرًا🙌💖

Ilahayow ugu Naxariiso walidkeena sida Noo soo bar-baariyeen markaan caruurta eheen abalkooda jano ka dhig 💖🤲

02/06/2022

SHABAABKU "LUUQAD AAN RASAAS AHEYN OO AY GARANAYAAN MAJIRYO" BY SHEIKH MUKHTAAR ROOBOOW.

الله اكبر❤Maxay uqalman askartan cibaadada ilaahay iiaalinaysa saar❤❤Follow my page thank you
01/06/2022

الله اكبر❤
Maxay uqalman askartan cibaadada ilaahay iiaalinaysa saar❤❤

Follow my page thank you

Askartu hub maaha waxay wataan waa qoryo ama geedo loo ekeysiiyey (Macmal-ka tababarka), goobta Sawirku waa Garoowe.
31/05/2022

Askartu hub maaha waxay wataan waa qoryo ama geedo loo ekeysiiyey (Macmal-ka tababarka), goobta Sawirku waa Garoowe.

31/05/2022

Sharxaad qosol badan oo ku saabsan Abdirahman Abdishakur 🤣🤣🤣

Address

Km4 Mogadishu
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horaan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horaan Media:

Videos

Share

Category