GOR GOR 2

GOR GOR 2 intertaminty

09/09/2019

Qof kastaa waaa muwaadin balse qof kastaa wadani maaha waa halkudhigga fariinta caawa

03/09/2019

Hadal heynta bulshada
iyo hadalada mala awaalka
Ee baraha bilshada

Ok ila daawo asxabta lawadaag
Hadi aad kaheshaana joogta kadhigo

30/08/2019

haada kuma jiro

Heestii gorgor ee loo qaaday ciidamada gorgor ee maalmahan taariikhda galay ila daawo

Hadi aad kufaraxday like saar page

29/08/2019

maxaa kala heesta maalmahan kooxaha heegan iyo horseed ee ciidamada booliska iyo milatariga ila daawo kadibna

iyo share mahadsanidiin

23/08/2019

Kkkkkkkk sheikh c/ xayi iyo kismaayo maxa qosol kadhaxay sheka xikmad madan ila daawo kadibna

Like saar page ka

23/08/2019

Waaaaaaw ila daawo kooxdii dalmar iyo ciyaar cajiib ah hadi aad kaheshay like saar page ka

20/08/2019

Hadhaqanka salaanta kuu qalanta iyo tan an munasabka ahay waa hubaal waad kaheliye like kuxad page ka

20/08/2019

Hab dhaqanka ugu wacan si xirfadeysan oo cunada loo cuno waa hubaal inaad kahili doontoo joogta kadhigo page like saaro

Muuqaalka ugu macaan ee an la ilaawin ☆ka baro madadaala qaran 5ta arin e ayan ilaawin lamaanaha ♧ sawira muuqaal wacan ...
19/08/2019

Muuqaalka ugu macaan ee an la ilaawin
☆ka baro madadaala qaran 5ta arin e ayan ilaawin lamaanaha
♧ sawira muuqaal wacan ee wadajir loo galaa maalmaha farxada xiliga igu sameenta badan sida galbihi xiliga cir gadudka
Waxa kadhalata farxad xasuusta anka go'in

♧dalxiiska fasaxyada school lada iyo jaamacadaha in lamaanuhu udalxisaan meela kaduwan halkii ay kukulmi jireen
Waxa kadhalata farxad xasuusta anka go'in

♧booqasho inaad booqata qofka ad nolosha lawadaagi isaga ama qo kamida faamilkiisa aad usheekeydo xili lawada dhibsanayo iskuna daydo inad ilawsiido xanuunka
Waxa kadhalata farxad xasuusta anka go'in

♧inaad kala qeybqaadato lamanahaga maalmaha guusha sida qalin jabinta iyo tartan uu kugulesta qofkaaga
Waxa kadhalata farxad xasuusta anka go'in

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GOR GOR 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GOR GOR 2:

Share

Category

Nearby media companies