27/05/2022
Inta soomaali dhib iyo dheef u siman la, helayo
Dheef looma sinaan karo sababtuna waa tan
Soomaali, waxaa ugu itaal roon labada reer ee kala ah daarood, hawiye, dowladdi siyaad barre ilihii dhaqaale ee ay ka tagtay, waxaa ugu muhiimsanaa 4 dekadood oo kala ah berbera, boosaaso, mogadishu, kismayo,
Dhulka ay ku yaalaan waxaa degan isaaq, daarood, hawiye, waxaa maanta xukuumadda feferalku gacanta ku heysaa oo ay canshuurta dekeda muqdisho, oo ku taal dhulka hawiye halka sedexdii kale reero heystaan, 1$ k**a dhiibaan mushaarka xildhibaanada laga soo doorto dhulkooda, waxaa ay wax ka cunaan dekeda muqdisho, waxna kalama soo degaan
Canshuurta mishaarka laga soo xareeyo waxaa bixiya ganacsada hawiye, sidaas oo ay tahay iyo cadaalad daradaas, ayaa beesha hawiye waxaa u dheeri in beelaha dekadihii qaranka si gaar ah ugu munaafacaadaya ku caayaan mooryanimo,
Waxaa kale oo kaaga sii daran dhimashada iyo burburku wuxuu gaaraa 70% hawiye
Waxa la, cunayo waa tacabkii beesha hawiye
Halka beelaha kale tacabkoodu gaar u yahay
Hadaba hawiye soomaalida kale miyuu dowladnimadda uga baahi badan yahay?
Mise tala xumada hawiye ayay ku dhaceysaa?
Ugu dabeyn
Inta dheef la isku darsaday dowlad lagu wada noqonayo, manfaca dowladda dheeftiisa looma sinaanayo,
Wlb twf