Daadir Jooloqo

  • Home
  • Daadir Jooloqo

Daadir Jooloqo joo

11/01/2026

"Mucaaradkii shalay Kursiga Mdaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa kala weynaa danta Qaranka halka maanta labaray Mucaaradka Cashir la dhaho Ilaalinta Qaranka ayaa ka weyn kursiga madaxweyne Xassan ku fadhiyo. Wadaniga dhabtaa isma qariyo !!!..?

11/01/2026

"WAREYSI:Bananbaxyo Waa weyn oo ka socda Mareykanka iyo Trump oo waji gabax kala kulmay howlgalkii Ciidamadii ICE ee fashilmay. Hadaba, yaa fashiliyay mise bixi doonan ciidamada 2,000 kor u dhaafaya ee ku sugan Minnesota...?

10/01/2026

DEG DEG :- Sheikh Umal "Imaaraadka halaga eryo Somaalia hadii....See more...?

09/01/2026

"War Ninka Muslim ma yahay Horta ?? Haba Lala Xidido Ma Xumee.... ?

01/01/2026

XOG XASAASI AH:-Hadii Xuutiyiinta Soo duqeeyaan Somaliland yaa badbaadinaya?

Abdisalaan Guled

01/01/2026

DEG DEG :- Xilibaan Cabdiraxmaan odawaa oo hadda……See more...?

01/01/2026

‘’ Dastuurkii shalay lagu heshiiyay ayaa la bedelay , marka micnaheedu waa in loo baahan yahay in la sii joogo ‘’- Madaxwayne Shariif Sheekh Ahmed...?

31/12/2025

"Askar boliis ah oo dhafoorka qori uga heysa waayelo 80 jiro ah oo Suuqii hilwaa ee ay ku shaqeysanayeen ay dowladu u dhacdey ganacsato....?

31/12/2025

Dadka iyi Dunida naga baro Oo erayo ah💙🇸🇴🕊♥️

29/12/2025

Caawa Soomaaliya Taariikhdaas ayay dhigtay waxba ma reeban Danjire Abuukar Baale.

"Wax Fikrad ah k**a heysto waxa ay Soomaaliya tahay, iyo waxay ahaan jirtay iyo waxa ay u taagan tahay"

Soomaaliya waa Hal Waddan, Hal Dad iyo Hal Diin

29/12/2025

Horay Axmed Godane ayaa nooga yimid" Somaliland tuu dhigay waala arkay hadana waxaan leenahay dhibaata kale hanoo keenina oo taariikh xun yeysan idin qormin"

Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdul Baari....?

29/12/2025

Xamar Canshuurta Shacabkiina ayaa lagu dhisaa daaraha Hargaysa.

Dhoohanoow Maqal...?

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daadir Jooloqo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share