![Taliska Ciidanka Asluubta soomaaliyeed waxa uu halkaan Hambalyo iyo Bogaadin ugu dirayaa Cabduqaadir Daahir Cabdulle ...](https://img4.medioq.com/088/647/138322630886477.jpg)
20/10/2019
Taliska Ciidanka Asluubta soomaaliyeed waxa uu halkaan Hambalyo iyo Bogaadin ugu dirayaa Cabduqaadir Daahir Cabdulle oo loo dalacsiiyey Derajada G/Dhexe
Dalacaada la iska masiin balse waxa uu ku qaatay
Waxaan urajeynayaa in halkaasi uu kusii wado Shaqada qaranka kuu igmaday intaas in Kabadan waan kuu rajeynayaa waana uqalantaa