Fihima Yusuf Quje

Fihima Yusuf Quje xoreenta gobolda ssc

02/03/2023

❤️🔥✊️

20/02/2023

Filimasnta halayareesto halgsn baa lagu jirayee🤣🤣🤣🤣
Ducaale😢😢

18/02/2023

Cid aqoonsaneysa gobol katirsan somalia majirto dadka yaan waqtiga laga lumin

17/02/2023

Shirqoolka uu muuse damacsanyahey

16/02/2023

Marxuumkii oo hadley🤣🤣🤣 waa horaanu qali lahey ee ilkaha saraa xaraatimeeyey🗡

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Amb.Andre: “Laascaanood waxa ku diriraya Somaliland iyo dadka deegaanka. Waqtigeeda a...
16/02/2023

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Amb.Andre: “Laascaanood waxa ku diriraya Somaliland iyo dadka deegaanka. Waqtigeeda ayaa la soo bandhigi doonaa cidda weerarka qaadday, ku horreysay, cidda galaysa dembiyo gaar ah oo ka dhan ah rayidk, maalmahan dhan iyada ayaan ku mashquulsanahay.

Maalmo ka dib sow ma muuqato in la maxkamadeynayo dhiigya-cab Korneyl Biixi iyo Kaahin.

Garowe dad tuug ah dhamaantod wejiga weyqarsadeen  oo ku quraabanaya dadkik kasoo qaxey laascanof baanu wax siineynaa ee...
16/02/2023

Garowe dad tuug ah dhamaantod wejiga weyqarsadeen oo ku quraabanaya dadkik kasoo qaxey laascanof baanu wax siineynaa ee dadka qoraya halaga fiijignaado waa tuug isbaheysatey gurigii ay yimaadaan halaga baaciyo

16/02/2023

Daarood hadii uu israaci lahaa somaliba majirteen. 🤣Daarood aad aheeg sheegeysan waa ii afkiina idoorow waxa aad ilaa iyo hada aad isasoodhaafi ladihiin jamaahiirta ssc un🦁✊️

16/02/2023

Odey si adag ulahadley isinada snm Isimadan hargeisa laga soodirayo maxey iga doodoonayaan ina adeerka muuse juudan baad kuoran weydeen waad qaldantahey maxaad aniga iga soodooneysaan

16/02/2023

Dhulbahante sababey sababey 🤣🤣

Labada fiidiyow 2hour baa udhaxeysa😢😄😄😄

15/02/2023

Liiyu police aya xarshin/reer samatar sacadmuse hubkadhigis ku sameyay
Halkasina adkatay.
Ogaden

Sayliciyow Arrimaha SSC Dukaan xadhiga laga jarayo maaha ee shaqadaadii haka habsaamin, meelo badan baa Hargaysa laga fu...
15/02/2023

Sayliciyow Arrimaha SSC Dukaan xadhiga laga jarayo maaha ee shaqadaadii haka habsaamin, meelo badan baa Hargaysa laga furayaaye.😅

Gaylan Media, waxay wareysi xasaasi ah idinkaga haysaa Hogaamiyaha Jamhada SSC ee Cabdi Madoobe oo ay Somaliland ku eede...
15/02/2023

Gaylan Media, waxay wareysi xasaasi ah idinkaga haysaa Hogaamiyaha Jamhada SSC ee Cabdi Madoobe oo ay Somaliland ku eedeysay in uu ka tirsan yahay kooxaha Argagixiso, kaas oo hadda kusugan furimaha dagaalka ee magaalada Laascaanood, qeybna ka ah dagaalka socda, suaalo kale duwan ayaan ka weydiinay dhamaan dhacdooyinka ku wareegsan.

"Argagixiso aan Somaliland aheyn anigu ma garanayo" Cabdi Madoobe ayaa yiri.

04:30 Galabnimo Kala soco Gaylan Media

15/02/2023
15/02/2023

Jabuutawi adnay ayeeyo waxaad 30sano soowadey soconwaa🤣🤣

15/02/2023

Marxuumkan meel ey wax marayaan ma oga waa ninka isagoo madaxweene kuxigeen Ah turub iskaciyaara marxuumkii samaroon

Laangaab Ciile Garaad mukhtaar. ❤️
15/02/2023

Laangaab Ciile Garaad mukhtaar. ❤️

15/02/2023

Soo laabasho wacan halkan baynu kawada soconayna asxabeey dhimasho beena kuma aamusayo mana jiro qof laba jeer dhintaa fb gaygii shaqaa kusocota wuuna soo laban dhawan intaa halkan baynu kawada soconayna

15/02/2023

Jabuutaawi:madaxda ugu sareysa Alshabaab waa isaaq

15/02/2023

Telesom iyo Somtel baa garaadada dhaqdhaqaaqooda lagala socdaa.

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fihima Yusuf Quje posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other Media/News Companies in Laascaanood

Show All