SAHAL MEDIA TV

SAHAL MEDIA TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SAHAL MEDIA TV, Media/News Company, Sool region, Laascaanood.

Farmaajo markuu lahaa roodo suaasha k**a jawaabi karo runtiis bay ahayd waayo adigoo rooda garaadkeedi ah baa madaxtooya...
22/10/2023

Farmaajo markuu lahaa roodo suaasha k**a jawaabi karo runtiis bay ahayd waayo adigoo rooda garaadkeedi ah baa madaxtooyada Somaliland fadhiyey oo horgal bad ahayd dadkiisa iibsaday ina garad ismaacilow muslim iyo gaalba wa ogyahay waxad ahayd

14/10/2023

Musharaxa madaxwaynaha dowlda puntland Abdicasiia afgudud oo ka war bixiyey xaladu puntland iyo guud ahaan dalku marayo

Been fakatay!!!Maxaa loo bililiqaystay magacii "halgamaa"?Yaase halgamaa ah Roodo mise fahiima quuje fahiima fudayd?Ka d...
11/10/2023

Been fakatay!!!

Maxaa loo bililiqaystay magacii "halgamaa"?
Yaase halgamaa ah Roodo mise fahiima quuje fahiima fudayd?

Ka dib dilkii marxuum cabdifitaax sangub hadraawi ay u geysteen sirdoonka somaliland , dilkiisa waxaa sababay in uu ahaa nin aad u fahmasan shirqoolada ay maleegayaan kooxaha abaabulan ee ka tirsan sirdonka somaliland, kuwaas oo dili jiray qof walba oo ay u arkaan in uu caqli badan leeyahay ama nin karmeed yahay.
Dhaqamada nuucsaas ah Waxa ay ka jiraan badi dhulalka xoogga lagu haysto ee caalamka, ujeedada dilalkaas loo geystaana, waa in dadka indhoha u ah bulshoda la cidhib tiro, si' dhulkaas mudo dheer xoog loogu maamulo.

Ka dib dilkaas arxan darada ahaa, shacabkii way dagaalameen, waxayna ku dagaalameen dhagxaan, iyagoo shafka u dhigtay xabadda cadowga. Dhalinyaro badan ayaa halgankaas dhagax tuurka ku bilowday , ay ka soo gaadheen dhimasho iyo dhaawac.

Hadaba Roodo waxay ka mid ahayd dhalintii dhagaxa tuurayay ee xabadda cadowga dhagaxa kala hortagey,
Roodo waxay cadowgu ku dhufteen xabbad, iyadoo halgankaas ku weyday mid ka mid ah lugteeda.

Halka fahiima yuusuf quuje oo bililiqaysatay magacii" halgamaa" , aanay ku jirin gabdhihii dhagaxa tuurayay.
fahiima quuje fahiima fudayd waxay shaqodeedu ahayd hadal uun, iyadoo ciidamo qayilaya dhex tagta oo camerada ka duubta deetana inoo sheekoysa.

Hadaba akhristoow isweydii , ma ciidan qayilaya oo magaalada iska fadhiya oo cameradda laga duubo, deetana la inoo sheekeeyo ma intaas bay halgamaa ku noqotay fahiima quuje fahiima fudayd?

Maalin kale oo ay riwaayadda fahiima quuje si fiican u jishay, waxay inoo soo sawirtay iyadoo ciidomo magaalada jooga ka dhigaysa ciidomo dagaal ku jira, waa ciidan dagaal usocda ayay ka dhigaysay kuwo dagaal ku jira,

waxaa iigu qosol badnayd markii ay tidhi mid baa dhaawac ah, iyadoo aanay na tusin dhaawaca k*kk
Dadka dagaalka wax ka yaqaan waxa ay leeyihiin waa been , marka goob dagaal ka socdo, xaalada goobtaas maaha jawi caadi ah, qof walba wuxuu ku mashquulsan yahay siduu difaac adag u xidhan lahaa.
ee waxa ay fahiima quuje fahiima fudayd ina tusaysay maalinkaas waa ciidan usii socda goobta dagaalka ayay ahaayeen, oo weliba ka fog halka uu dagaalku ka dhacayo, maadaama ay iska sheekeysanayeen.

Maalin kale fahiima quuje fahiima fudayd waxa ay inoo soo sawirtay iyadoo qori xabad ka ridaysa , oo meel cidlo ah ku khasaarinaysa rasaasta. k*k

Hadaba yaa mudan magaca " halgamaa "in loogu yeedho, ma gabdhihii dhagaxa tuurayay ee xabadda shafka u dhiganayay ee naftooda inoo hurayay, mise fahiima quuje fahiima fudayd oo askar qayilaya inta ay dhex tagto inoo sheekeysa ayaa mudan?

Gari Allay taqaanaaye, magaca "halgmaa" lama bililiqaysan karo.

.

Cabaas Ibraahim Ismaaciil Afhayen Osman Fagase Yacqwub Siyaad Page Kabtan Cadduun Land Kabtan ayuub Xaawo Cali Samatar Shiine Culay Ahmed Shire Bile Ahmed Puntland Hanoolato Ayub Abdirizak. Darwıısh Khaatumo YaaSsiin Apdi Farah Mohamed Dhal Darawiish DhulBahante Dhulmar Media Aniizo Garaad Muna Bintu Garaad Boqorada Talex Boqorada Majeerteen Ali Samatar Xamda Aadan Sanaag Nasra Nalka Sanaag Boqorada Sool Halyeyga Sool Aarka Sool Nimco Sool Xamdi Cabdilaahi Dhulukaas Dube Ayatulah Hagar Shamsa Ina Abdirazak Amiirada Puntland Khaatumo Ssc Deeqo Khaatumo dhulbahante community

Laba Qof aya ku dhintay shan kalana way ku dhacmeen kadib markii  Haayada bisha cas oo u Timi magalada laascanod Caawint...
07/10/2023

Laba Qof aya ku dhintay shan kalana way ku dhacmeen kadib markii Haayada bisha cas oo u Timi magalada laascanod Caawinta dadki so barakacay ay la kulantay fowdo iyo buuq iyadoo shacab badan isku dileen qaarna ku dhawacmen kadib markii Si Nidaam leh loo maamuli wayey

Maamulka dowlada hoose oo haayada utimi markii h**e shaqadana lahaa ayaa gabi ahaanba ku fashilmay inay xaafadkasta mesheda ku qoraan iyado dadki shacabkii iyo ciidanki ilaalinayey Gobta isku dhacen taaso sababtay dhimashada iyo dhawac.

Maamulka Ssc Iyo Hayada Bisha cas Ayaan aarintan ka hadal Ila hada.

19/08/2023
Ninkan waxaa la yiraahdaa Nuur Ileeye Wuxuu Had iyo Goorba ugafaa Nabiga Scw iyo diinteena Suuban Waana Nasiib Darro in ...
12/06/2023

Ninkan waxaa la yiraahdaa Nuur Ileeye Wuxuu Had iyo Goorba ugafaa Nabiga Scw iyo diinteena Suuban Waana Nasiib Darro in uu Dhul somaliyed oo islaam ah ku Noolyahay.

Malcuunkaan Marka aad Wax ka Sheegto Qaar Baa Qabiil ku Difaacaya oo Ku Leh " Dadka iyo Rabbigood Ka Dhex Bax " Qaarna waxay Leeyihiin waa Nin Reer Hebel ah.

Ninkaan waa in Gacan wax lagaga Qabtaa Kaliya waxaan la Hadlayaa Muslimiinta Kunool Laascaanood Lama Hadlayo Kuwa Ku difaacaya Qabiil Dartiis ama isaga lamid ah. Diinta waa in aan ku Difaacnaa Af iyo Gacan. Wabilaahi Towfiiq.

Dhulbahante iyadoo guryahodi sidaas lo duminayo maalinkasta madaafic lagu garaacayo dadkoodi la qaxiyey ragoodi la dilay...
27/04/2023

Dhulbahante iyadoo guryahodi sidaas lo duminayo maalinkasta madaafic lagu garaacayo dadkoodi la qaxiyey ragoodi la dilay ayey waliba riwaayad iyo fulaynimo ku jiraan

Laascaanod waxa jooga ugu yaraan 30kun oo ciidan harti ah hub iyo qalabna udhamaystiran yahay hadana waxay ku dhici layihin inay qabsadan mesha cadowgu ufadhiyo ee magaladooda ka duqaynayo

Waa nala duqeeyey ayey maalinkasta mediaha laso taagan yihin war waa idinku ceeb inad maalinkasta guri madfac ku dhacay soo duubtaan ee wax iska celiya cadow bad ishaysan waxkasta wuu idin adeegsan

ama isdhiiba oo waan iska celin kari waynay dhaha ama wax iska celiya oo weerer kuqada ciidamada tirada yar ee idin fadhiya magalada dusheda

Xogtii ugu Dambaysay  SLAND  Dagaal bay udiyaar Garawday Ciidamadii ugu Dambeeyay ee Madaxtooyada iyo RRU  Baa la Soo Dh...
30/01/2023

Xogtii ugu Dambaysay SLAND Dagaal bay udiyaar Garawday Ciidamadii ugu Dambeeyay ee Madaxtooyada iyo RRU Baa la Soo Dhoobay jiida oog kuwaso HARGAYSA BURCO IYO CEERIGAABO laga keenay

Ciidamadii Sarakiishii waa laysku shaandheeyay kuwii laga Shakisanaa Awoodoodii wa la Dhimay Kuwa Cusubna wa lo Magacaabay oo qoyska muuse biixi kaso jeedo ah

OOG ilaa TUKARAQ Way iskala Bixiyeen ilaa Ambalaasyadoodii iyo Dhaqaatiirtoodii Way diyaarsadeen

WAXAA ISWAYDIIN MUDAN MAXAA U DIYAARA RER LAASCANOD?

21/01/2023

Laascanod war saxafaded ay soo saareen wafdigii Golaha wasiirada xukuumada somaliland ee ku sugnaa magaalada

War degdeg ah; Somaliland ayaa sheegtay in Laascanood lagu qaban karo keliya shirarka dhaqan ee aan kasoo horjeedin Qara...
21/01/2023

War degdeg ah; Somaliland ayaa sheegtay in Laascanood lagu qaban karo keliya shirarka dhaqan ee aan kasoo horjeedin Qaranimada somaliland waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somaliland maxamed Kaahin Axmed

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland  Abdirisaaq khaliif Axmed aya si diiran loogu so  dhaweyey magalada lascaanodGud...
19/01/2023

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Abdirisaaq khaliif Axmed aya si diiran loogu so dhaweyey magalada lascaanod

Gudomiyaha aya uyimi nabadgalayada lascnood iyo mashaariic wawayn oo xukuumadu ka fulin doonto

Afaafka h**e ee hotel sky laascaanod  waxa lagu xaday gaadhi nooho ah oo ay wateen odayaasha besha aadan cabdle hinjiile...
13/01/2023

Afaafka h**e ee hotel sky laascaanod waxa lagu xaday gaadhi nooho ah oo ay wateen odayaasha besha aadan cabdle hinjiile kuwaso ku shirayey hotelka

qofkii arka gaadhigaas haso wargaliya abaal marin aya la siin doona lambarka 0634951220

Ciidamada maamulka Somaliland    ayaa Caawa dhaq dhaqaaq xooggan ka wada jiidda Tukaraq sida ay noo xaqiijiyeen ilo ware...
12/01/2023

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa Caawa dhaq dhaqaaq xooggan ka wada jiidda Tukaraq sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo dhinaca Amniga ah.

Xogaha ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland lagu wargeliyay in ay u diyaar garoobaan dagaal islamarkaana loo sheegay in ay heegan buuxa galaan.

Taliska Tukaraq waxaa sidoo kale Galabta la keenay in ka badan 60 qof oo isugu jira dhaqaatiir iyo kalkaaliyaal caafimaad oo sida dawooyin iyo agab caafimaad oo kale.

Ciidamada ayaa sidoo kale loo qeybiyay cuntooyin diyaarsan sida timir IWM halka h**e cuntooyin loogu karin jiray Ciidamada.

Wararka ayaa sheegaya in Somaliland ay isu diyaarinayso weerar ay ku soo qaaddo ciidamada Puntland ee fadhiya dhinaca Falaydhyaale ujeedka aya ah In la jahwareeriyo beesha calamka oo doonaysa in somaliland iskaga baxdo gobolka sool madama dadka halkaas dagan ay diideen maamulka somalilland kuna amreen inay iskaga baxaan

Makula tahay in ujeedka iyo damaca maamulka somaliland inu hirgalayo

31/12/2022

Degdeg: "Somaliland ha ka baxdo Laascanood.." waxaa sidaas yiri Garaadka gobolka sool Garaad Jaamac Garaad Ismail.

Dablay hubaysan ayaa hada Laascaanood ku dilay hadrawi sungub oo kamid ah aqoonyahanka Laascaanood.Kooxo bistaaloado ku ...
26/12/2022

Dablay hubaysan ayaa hada Laascaanood ku dilay hadrawi sungub oo kamid ah aqoonyahanka Laascaanood.

Kooxo bistaaloado ku hubaysan ayaa rasaas ku furay xili uu masjidka kasoo baxay salaadii cishe.

Alle ha unaxariisto.

Maayirka magalada laascaanod c/raxiim cali ismaaciil ayaa gudoonsiiyey lacag qaadhaan ah oo cadadedku yahay 31kun oo dol...
25/12/2022

Maayirka magalada laascaanod c/raxiim cali ismaaciil ayaa gudoonsiiyey lacag qaadhaan ah oo cadadedku yahay 31kun oo dollar gudiga ganacsatada suuqa waaheen

Sanad Kaliya ku bedel Noloshaada:Dr Xasan Coombe ==================================1:Gudo waajibaadka Alle ku saaray , s...
19/12/2022

Sanad Kaliya ku bedel Noloshaada:Dr Xasan Coombe
==================================
1:Gudo waajibaadka Alle ku saaray , samayso Cibaadooyin ku gaar ah oo aad ilaaliso .
2:Naftaada ku maal geli aqoon , akhlaaq , iyo dhaqan wanaagsan
3:Mar walba ku dedaal inaad wax cusub barato .
4:Badi akhriska , iyo dhagaysiga wixii wax ku taraya
5:Ka Fogoow Caajiska iyo dadka Caajislowyaasha ah
6:Ka Baro khaladaadkiii h**e ee nolosha kaa soo maray .
7:Ku dedaal 100 % inaad gaadho Hadafkaaga iyo yoolkaaga nolosha , Noloshuna waa Halgan , dedaal iyo go'aan.
8:Samayso Mashaariico yar yar oo noloshaada aad ku maarayso , sida shaqooyin aad ku qaban karto 24 kii saac hal saac oo ka mid ah Dhaqaalena aad ka samayso .
9:Ka Fogoow Habeenkii Saamalaylka , Seexo xilli h**e , si aad u soo toosto xilli h**e ,u shaqo bilowdo oo aad u gaadho horumarka nololeed iyo mid dhaqaale.

10:Sadex arimood cidina ha u sheegin:
-Qorshahaaga ugu weyn ee noloshaada
-Dhaqaalaha , mushaharkaaga , iwm
-Arimahaaga gaarka ah ee Qoyskaaga

Dr Xasan Coombe

Farxiya lama Filaan "Mudo 6 Sano ah ayaan wiil Jeclaa oo aan u sheegan Gabadh walbo uu ka helana wuxuu ii dirsan jiray  ...
15/12/2022

Farxiya lama Filaan "Mudo 6 Sano ah ayaan wiil
Jeclaa oo aan u sheegan Gabadh walbo uu ka helana wuxuu ii dirsan jiray Numbarkeeda mararka qaar wuxuu igu odhan jiray ii soo Shukaam

Labadii Sano u dambaysay markii aan u sheegatay
Jaceylka wuxuu iiga baxay Jeesjees & Telka inuu igu dhageysto "

&share

Sahuur Waxey Shaqada Guriga Ka Caawineysa Xaaska Kale EE Lala Qabo, iyada oo qabata dhamaan hawsha guriga Waxey Sheegtay...
15/12/2022

Sahuur Waxey Shaqada Guriga Ka Caawineysa Xaaska Kale EE Lala Qabo, iyada oo qabata dhamaan hawsha guriga

Waxey Sheegtay IN Ninkeda Ka Balan Qaatay Iney Xaaska Kale Shaqale U Noqoto ,Shaqada Gurigana Iyada Eey Qabato.
"INta uusan iguursan Ayaan ku heshiinay inaan shaqaale u noqdo xaaska layla qabo cuntadaa Kariyo jiifkeedana aan ugu geeyo,

Maxay kulatahay?

dheh and share

Degmada Adhicadeye Ee Gobolka Sool Ciyaal Kuciyarayay Walxa Qarxa Ayaa Sababtay Dhimasho & Dhawac Kadib Markii Ay Ku Qar...
13/12/2022

Degmada Adhicadeye Ee Gobolka Sool Ciyaal Kuciyarayay Walxa Qarxa Ayaa Sababtay Dhimasho & Dhawac Kadib Markii Ay Ku Qaraxday Walxaha Qarxa Oo Ay Ku Cayarayeen

Dhimashadu Waa Hal Qof Oo Caruura Halka Laba Kale Oo Dhawacoodu Culus Yahayna Aanu Ugudbinay Cisbitaalka Wayn Ee Las Anood

Waa Markii Labaad Ee Walxa Qarxa Caruuri Kudhimato Ama Kudhawacanto Degmada Adhicadeye Ee Gobolka Sool

13/12/2022

Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Sool Mohamed Adam ayaa war saxafadeed kaso saaray Diwaanglinta codbixiyaasba doorooshoyinka.

Gudomiyana aya bogaadiyey komashinka doorooshoyinka iyo madaxwaynaha qaranka muuse bixi cabdi Doorka uka qaatay in diwangalintu wakhtigeda ku dhacdo

Sido kale gudomiyaha aya fariin udiray shacabka ku dhaqan gobolka sool inay ka faaidaystaan fursadan isla markana si fiican isku diwaan galiyaan.

Waxaan ahay 27 jir, waalidkay waxay geeriyoodeen anigaoo 13 jir ah, Iskuulka waan ka hadhay sababtoo ah ma jirin qof qar...
13/12/2022

Waxaan ahay 27 jir, waalidkay waxay geeriyoodeen anigaoo 13 jir ah, Iskuulka waan ka hadhay sababtoo ah ma jirin qof qarashka Iskuulka iga bixinayey.......

Waxaan isbarannay wiil markii aan jiray 17 sano wuxuuna dib iigu celiyey Iskuulka Khudaar ayuu ku iibin jiray waddooyinka si uu iiga bixiyo lacagta Iskuulka.

Shaqo darawalnimo ah ayuu helay wuxuuna ii sii diray Jaamacad, Hadda waxaan ahay Qareen, Dhibaatada i haysata waxay tahay inaanan sii wadi karin xidhiidhka naga dhaxeeya, maxaayeelay wiilkan ma aha nuuca ragg ee aan jeclaan lahaa inaan guursado.

Sidee ugu wanaagsan ayaan ugu sheegi karaa inuusan ahayn nooca rag ee aan guursan lahaa anigoon dhaawaceyn dareenkiisa?

Abaal ayaan uga hayaa inuu Iskuul ii diray laakiin xidhiidhkiisa ma sii wadi karo, Waxaan doonayaa qof aan isku darajo nahay, ma doonayo darawal!. Waa gabadh udhalatay wadanka

Maxay tahay fariintada ureebi lahayd?

Gidoomiye ku xigeenka gobolka Sool oo bogaadiyey war kasoo baxay madaxtooyada.Sida aynu og-soonahay waxa shalay oo ay Ta...
12/12/2022

Gidoomiye ku xigeenka gobolka Sool oo bogaadiyey war kasoo baxay madaxtooyada.

Sida aynu og-soonahay waxa shalay oo ay Tar:11/12/2022, kasoo baxay Madax'tooyada JSl Xeer Madax'wayne oo Sumadiisu tahay, 18/122022 oo uu ku meel-mariyay madax'waynahu in dalkan ay kadhac-do Diiwaan-galinta Cod-bixiyayaasha JSL.

Waxaan si-wayn uga mahad Celinaya Madax'wayaha JSl go'aan-ka Geesinamada leh ee uu qaatay kaas oo caday-naya in Shacab-kani Go'aamiyo talada iyo Masiir-ka Dalkooda, kaas oo ay horay ubalan qaadeen Xeerar-ka Caalamiga ah , Dastuurka JSl iyo Xeerar-ka Doorasho ee Dalkani leeyahay.

Waxaan usoo-jeedinaya Dad-waynaha ku nool Gob.Sool,in ay ka faa'idays-taan fursada Dahabiga ah ee kusoo wajahan,taas oo ah mid- aan horay loo-fahmin fa'iidada ay xam-barsan-tahay, Waana is-diiwaan-galinta Cod-bixiyayaasha .

Hadaba Dad-kaygoow hadii aynu qaadano Kaadh-ka oo aynu siday tahay isu-diiwaan-galino ,waxaa muuqanaya Awooodeena iyo Ccududeena ,waayo maanta wax-lagu kala hadhay cod.

Waxaan idiin Balan-qaadayaa hadii aad ila - dareen noqotaan in aad jaan-goysaan Giraanta Siyaasada ee dalkan,lana qiri doono in aad jihayn-kartaan oo keeni kartaan Madax'waynaha imanaya .

Sidaa daraadeed si-loo-weeleeyo Fur-sadahaa waa in ay diyaar u noq-daan dhammaan haayada kale ee Gob.Sool Door-koodana ay qaataan.

Waxaan u- sheegayaa Guddiga Doorashooyinka Qaran-ka in Gob.Sool yahay, Àmni Guud-ahaan oo aysan - jirin Goob aysan ka dhici karin Diwaan-galin-ta cod- bixiyayaasha maanta,Si loo helo Himilada Gobalkani hig-sanayo, waxaan ka - cod-sanayaa Guddiga Doorashooyinka qaranka inuu noo tix-galiyo arimahan ka Gobol ahaan ;-

1. Inuu uu helo Gobolu Wac-yigalin dheraad ah,madaama Gobolku yahay mid Duruufo badan soo-maray oo aan Gobalada kale ee dalku la-qabin.

2. In uu helo mudo dheeraad ah oo xaga Diwan-galinta ah.

3 . In loo-soo xulo Shaqaale xir-fadsare leh dul-qaad-na leh.

ALLAA-MAHDLEH

Gu/ku-xIgeenka Gob.Sool.
Maxamed Aadan Cumar

Magaalada laascanod cawa waxa laga helay ale hownaxariiste  maydka nin dhalinyaro ah Ninkan oo aha dhalinyarada geerashy...
26/11/2022

Magaalada laascanod cawa waxa laga helay ale hownaxariiste maydka nin dhalinyaro ah

Ninkan oo aha dhalinyarada geerashyada ka shaqaysata ayaa inta la dilay maydkiisa lagu riday gadhi xumaaday oo geerash yaala

Ninka aya udhintay dhiig bax kadib markii qoorta mindi lagaga dhuftay kadibna gadhi lagu qafilay maydkiisa ayaa uso uray cawa dadki wadada marayey kadibna wa lagagaso saaray.

Dhacdadan ayaa kuso beegmaysa maalmo un kadib markay booliska magalada lascanod soo qabteen dad lagu sheegay inay ahaayeen shabakadi wax ku dili jirtay magalada.

Mudoyinki udanbaysay amniga magalada lascnood aya maraya halki ugu xumayd

27/10/2022

Fashilka dowlada hoose ee magalaada laascanod laamiyadii oo wada burburay iyo wadooyinka xaafadaha oo biyo qashin ah fadhiisteen cid ka hagaajisana aysan jirin

Waxaa cashuurta si joogta ah looga qaadaa xafadaha iyo gaadiidka kala duwan iyadoo waxba logu qaban

Masuulinta Dowlada hoose ayaan kaso jawaabin cabashada shacabka ku dhaqan magalada lascanod.

Taliyaha qaybta booliska gobolka sool Cali Axmed shire iyo Taliyaha qaybta 6aad ee melitariga ayaa Khilaaf xoogan so kal...
27/10/2022

Taliyaha qaybta booliska gobolka sool Cali Axmed shire iyo Taliyaha qaybta 6aad ee melitariga ayaa Khilaaf xoogan so kala dhexgalay

Labadan Taliye oo isku qoys kaso jeedaa ayaa khilaafkodu banaanka uso baxay iyadoo gacan ka hadal dhexmaray maalinti shalay ahayd waxana taliyaha policku amray in lasoo xidho gaashaanle cabdirishid oo ku magac dheer fool hawiye

Khilaafkan ayaa ka dhashay markii taliyaha meletarigu amray in ciidankiisu kaso guuran Aaga saxdheer halkaas oo ay ka bacsadeen ciidamo jabhada Ssc ah balse taliyaha policka ayaa ka biyo diiday arinkaas.

Lama garanayo sababta keentay in taliyaha policku soo fara gashto arimaha ciidanka meletiriga.

Lasoco waxi kaso cusboonada xiisadan

Booliska magalada laascanod ayaa xabado ay rideen iyago suuqa dhex maraya waxaana xabadahasi ku dhaceen wiil bajaajle ah...
25/10/2022

Booliska magalada laascanod ayaa xabado ay rideen iyago suuqa dhex maraya waxaana xabadahasi ku dhaceen wiil bajaajle ah iyadoo dhawaca kaso gaadhay

Booliska ayaa isku dayey inay goobta ka baxsdaan iyago wata gaadhi xaajiyad ah lkn dadkii suuqa marayey ayaa ishortaagay iyagoo ugu danbayn la qabtay askarigi xabada riday

Dhawaca wiilka aya lo qaaday isbitaalka

Dhamaan intii ka qaybqaadatay soo iibinta Mashiinka Oxygen dhaliyaha oo ku kacay lacag ka badan 140 kun iyo Gaadhiga Amb...
15/10/2022

Dhamaan intii ka qaybqaadatay soo iibinta Mashiinka Oxygen dhaliyaha oo ku kacay lacag ka badan 140 kun iyo Gaadhiga Ambalaasta oo noqday 40kun iyo ka badan.

Waxaan la socodsiinayaa in labaduba darxumo awgeed aanay u shaqaynayn maanta.

8 bilood ka hor ayuu gaadhigu shil galay, waxa la qiyaasay in 8 kun lagu dayactirayo, wuxuu yaala Hargaysa weli na lama dayactirin.

5 bilood ka hor ayaa Mashiinka Oxygenta u baahday badalida Saliida iyo Filterada oo aan ka badnayn 1500 dollar sanadkiiba.

Hadaba, waxaan usoo jeedinayaa Bulshada Lasanod in ay hantidoodii dabagalaan meeshay ku dambasyey, kulana xisaabtamaan musuuliyadaas cidii lahayd.

Waxaan usoo jeedinayaa Shirkada Korontada ee Magaalada Lasanod in ay la wareegto mashiinka qaaliga ah, Bulshadana ugu shaqayso sidii ay u heli lahayd Oxygen Bilaash ah, ajarna ka raadiyaan.

Waxaa qoray dr. Mustafe Abdi Mohamed

Golaha Guurtida Somalilland ayaa muddo laba sannadood ah u kordhiyay Madaxweynaha Somaliland.13-12-2024 ayay dhacaysaa D...
01/10/2022

Golaha Guurtida Somalilland ayaa muddo laba sannadood ah u kordhiyay Madaxweynaha Somaliland.

13-12-2024 ayay dhacaysaa Doorashada madaxtooyadu.

Address

Sool Region
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAHAL MEDIA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Laascaanood

Show All