Boqole Media

Boqole Media warar xiiso leh kaga bogo boggeena Boqole Media

01/02/2023

”Muuse biixi waa dhadiga iiddoor soo soco xabad baa kasoo horaysa….” Jamaahiirta reer laascaanood oo u jawaabay Muuse Af Qalooc

Nuuriye Media 🎥

Taliyihii h**e ee  Ciidanka Gor-gor Col Xasan Salaax ayaa kamid noqon doona saraakiisha hogaaminaysa dagaalka lala gali ...
01/02/2023

Taliyihii h**e ee Ciidanka Gor-gor Col Xasan Salaax ayaa kamid noqon doona saraakiisha hogaaminaysa dagaalka lala gali doono jabhadda argagixisada SNM.

Mahad cambaashe waxaa loogu baaqay in ciidamada uu hayo si nabad ah ugu wareejiyo Col xasan saalax...

Argagaxiso ma nihin , Argaxiso aan ciidankiisa SNM ahayn oo Jooga Dhulkeena ma ogin, Muuse iyo Argagaxisadu waa wada sha...
01/02/2023

Argagaxiso ma nihin , Argaxiso aan ciidankiisa SNM ahayn oo Jooga Dhulkeena ma ogin, Muuse iyo Argagaxisadu waa wada shaqaystaan, Aduunkana waxaan ugu baaqaynaa Aduunka intii h**e ee aad dhibka uu noo gaystay ku caawiseen ayaa nagu filan”

Garaadka guud ee Dhulbahante Garaad jaamac Garaad cali oo imika jawaab adag siiyey Muuse laxoox.

“Daacish Laascaanood ma joogtee Daraawiish ayaa joogta” Muusoow dagaalka diyaarbaan u nahay ee soo dhakhso.Garaad Mukhta...
01/02/2023

“Daacish Laascaanood ma joogtee Daraawiish ayaa joogta” Muusoow dagaalka diyaarbaan u nahay ee soo dhakhso.

Garaad Mukhtaar Garaad Cali.

Address

Laascaanood
889900

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqole Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share