Haqabtire media

  • Home
  • Haqabtire media

Haqabtire media All about the world

06/03/2022







GALAB WANAGSAN

17/02/2022

BARNAAMIJKA ISTIJAABI
Si aad uga mid noqoto guulaysatayaasha
Like-Saar, Share-garee, soona Qor Jawaabta Saxda ah.

29/10/2021

ISTIJAABI!
Si aad u guulaysato
Like-Saar, Share-garee, soona Qor Jawaabta Saxda ah.

DEG DEG:  Safaaradaha Mareykanka, Canada iyo Netherlands ee Turkiga ayaa ku dhawaaqay in ay ka laabten go’aankii ay soo ...
25/10/2021

DEG DEG:
Safaaradaha Mareykanka, Canada iyo Netherlands ee Turkiga ayaa ku dhawaaqay in ay ka laabten go’aankii ay soo saareen 18 bishan isla markaana u hogaansameyaan qodobka 41 ee heshiiska diplomaasiyadda ee Vienna, kaas oo qeexaya u hogaansanaanta sharciga dalka martidada loo yahay, arrintan ayaa ka dambeysay go’aankii madaxweyne Erdogan ee ahaa in aan dalka laga rabin (PERSONA NON GRATA) 10 danjire oo ay dalalkan ku jiraan.

WAR HADDA soo dhacay ayaa Dowladda iyo Dowlad-goboleedyadu ku dheheen:"7.7 Milyan oo ruux oo Soomaali ah ayaa wajahaya c...
25/10/2021

WAR HADDA soo dhacay ayaa Dowladda iyo Dowlad-goboleedyadu ku dheheen:"7.7 Milyan oo ruux oo Soomaali ah ayaa wajahaya cunno yari daran iyo macaluul, waxaannu codsanaynaa gurmad degdeg ah".

>- Mohamed Salah ayaa haatan dhaliyey 107 gool oo horyaalka Premier League, waana Afrikaanka ugu goolasha badan taariikh...
25/10/2021

>- Mohamed Salah ayaa haatan dhaliyey 107 gool oo horyaalka Premier League, waana Afrikaanka ugu goolasha badan taariikhda Premier League, isagoo ka sare maray Didier Drogba oo leh 104 gool.

>- Mohamed Salah waa ciyaaryahankii ugu horreeyey ee inta booqda garoonka Old Trafford saddexleey ku soo dhaliya muddo 18 sano ah tan iyo Ronaldo oo isagoo ka tirsan Real Madrid saddexleey ku dhaliyey garoonkan kulan qeyb ka ahaa Champions League oo dhacay bishii April ee sanadkii 2003.

>- Mohamed Salah ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee taariikhda kooxda Liverpool oo saddex kulan oo xiriir ah gool ka soo dhaliya Manchester United inta ku booqda Old Trafford.

>- Mohamed Salah ayaa gool dhaliyey 10 kulan oo xiriir ah.

>- Mohamed Salah ayaa dhaliyey saddexleeydiisii afaraad ee Kooxda Liverpool.

Goolasha horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan:-

10 Mohamed Salah
10 Arsenal
9️⃣ Tottenham
9️⃣ Brighton
9️⃣ Wolves
8️⃣ Southampton
8️⃣ Leeds
7️⃣ Burnley
2️⃣ Norwich

Haqabtire media

 : Hooyo uur leh ayay fooshu qabatay markii ay codkeeda ka dhiibatay doorashada golaha deegaanka ee markii u horraysay m...
25/10/2021

: Hooyo uur leh ayay fooshu qabatay markii ay codkeeda ka dhiibatay doorashada golaha deegaanka ee markii u horraysay muddo ka badan 60 sano ka dhacday Puntland, ciidamada booliska ayaa u qaaday Cusbitaalka Guud ee Qardho.

Tartanka Kubada Cagta Gobolka Sool Waxaa Lagu hagayaa Oo Lagu Maamulayaa Buuga Xidhiidhka Kubada Cagta Jsl Kooxuhu Si Wa...
25/10/2021

Tartanka Kubada Cagta Gobolka Sool Waxaa Lagu hagayaa Oo Lagu Maamulayaa Buuga Xidhiidhka Kubada Cagta Jsl Kooxuhu Si Wacan Ha U Aqristaan Sharciyada Tartamada Gaar ahaan Page ka 21 ,22,23 Ee buuga Xidhiidhka Kubada Cagta Jsl

Boqolka Qoys ee dunida ugu maalqabeensan sannadka 2021 ka, waxaa ugu horreeya qoys lagu magacaabo ‘Reer Walton’ oo Maray...
24/09/2021

Boqolka Qoys ee dunida ugu maalqabeensan sannadka 2021 ka, waxaa ugu horreeya qoys lagu magacaabo ‘Reer Walton’ oo Maraykan ah. reer Walton waxa ay leeyihiin ganacsiyada caanka ah ee ‘Walmart’ waxa aanay hantidoodu gaadhay 238.2 Bilyan oo doolar.

Kaalinta labaad waxaa ku jira qoyska reer Mars, waxa ay leeyihiin ganacsiga caanka ah ee “Mars’ oo soo saarta nacnacyada jokolaytka iyo macmacaanka. Lacagta qoyskani waxa ay gaadhay 141.9 Bilyan oo doolar.

Kaalinta saddexaadna waxaa haysta qoyska Turkiga ah ee reer Koosh, oo haysta 124.4 Bilyan oo doolar. Waxa aanay ka shaqeeyaan dhinaca warshadaha. Qoyskani waxa uu ugu maalqabeensan yahay dalka Turkiga. Waxaa kaalinta afaraad ku jira qoyska Jarmal-Faransiiska ah ee reer Hermes oo ka ganacsada qalabka la isku qurxiyo ee qaaliga ah, sida shandadaha Haweenka, murriyadaha iwm. reer Hermes waxa ay haystaan 111.6 Bilyan oo doolar, kaalinta shanaadna waxaa ku jira qoyska reer Aala Sucuud ee dalka Sucuudiga ka taliya oo haysta 100 Bilyan oo doolar.

Reer Aala Sucuud waa qoyska keliya ee Carbeed ee ku jira boqolka qoys ee ugu maalqabeensan dunida.

19/08/2021

ISTIJAABI!
Si aad u guulaysato

Like-Saar, Share-garee, soona Qor Jawaabta Saxda ah.

05/08/2021

ISTIJAABI!
Si aad u guulaysato

Like-Saar, Share-garee, soona Qor Jawaabta Saxda ah.


(Milano) 04 Agoosto 2021. Weeraryahanka reer Belguim iyo kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku, ayaa kaga nixiyay maamulka...
04/08/2021

(Milano) 04 Agoosto 2021. Weeraryahanka reer Belguim iyo kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku, ayaa kaga nixiyay maamulka iyo taageerayaasha naadiga go’aan xiiso leh oo ku saabsan mustaqbalkiisa Nerazzurri.

Sky Sport Italia ayaa shaacisay caawa oo arbaco ah in Lukaku u sheegay Inter inuu doonayo inuu ka tago kooxda una dhaqaaqo kooxdiisii ​​h**e ee Chelsea xagaagan.

Inter ayaa rajeyneysa in Lukaku ay ku sii heyso garoonka San Siro, waxaana ay horay u diideen dalab uga yimid Chelsea oo ahaa 100 million euros iyo laacibka reer Spain ee Marcos Alonso, si ay ula saxiixdaan Romelu.



Nerazzurri ma awoodi doonto inay sii heysato Romelu Lukaku, haddii kooxda reer London ee Chelsea ay ka soo gudbiso dalab gaaraya ilaa iyo 130 million euros, sida laga soo xigtay shabakada Sky Sport Italia.

Yeelkeeda, Lukaku wuxuu doonayaa fursad cusub oo Chelsea ah si uu isugu muujiyo kooxda reer London, kaddib markii uu la qaatay Nerazzurri waqtiyadii ugu fiicnaa xirfadiisa.

Lukaku ayaa dhaliyay 64 gool, wuxuuna caawiyay 16 kale, kaddib 95 kulan uu u ciyaaray Inter Milan tartamada oo dhan, kahor inta uusan caawa u sheegin maamulka kooxda inuu doonayo inuu baxo si uu ugu laabto Blues.

Taageerayaasha Inter ayaa diidey fikrada ah in Lukaku uu baxo kaddib shaqadii fiicneyd ee uu qabtay, maadaama uu kooxda ka caawiyay inay ku guuleysato horyaalka Talyaaniga xilli ciyaareedkii h**e.

Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa muddo kale kasii maqnaan doona  kooxdiisa Tottenham oo uu ku cadaadinayo i...
04/08/2021

Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa muddo kale kasii maqnaan doona kooxdiisa Tottenham oo uu ku cadaadinayo in ay ka iibiyaan Manchester City oo uu doonayo in qayb ka noqdo xilli ciyaareedka soo socda, halkaas oo uu tababare Pep Guardiola uga gacan haadinayo.

Kane oo ay ahayd in uu tababarka Tottenham kusoo laabto Isniintii ayaan illaa hadda tegin, waxaanay Spurs qorshaynaysaa ganaax ay saarto marka uu soo laabto iyadoo ka jari doonta mushaharkiisa.



Laakiin murugga ayaa kusii badan doona Tottenham xataa haddii ay tallaabadan qaaddo sababtoo ah Harry Kane wuxuu sii maqnaan doonaa muddo aad uga badan inta ay ku ganaaxayaan.

Kane oo fasaxiisa xagaaga kusoo qaatay Bahamas ayaa soo maray Florida oo uu kusoo hakaday hal maalin ka hor intii aanu usoo duulin Ingiriiska oo uu shalay kusoo laabtaty, arrintana waxay kooxdiisa ku keenaysaa dhibaato hor leh, taas oo oo keenaysa in uu galo karantiil toban maalmood ah.

Warbaahinta Ingiriiska ayaa ogaatay in Harry Kane aanu kasoo xaadiri doonin tababarka kooxdiisa illaa inta uu ka bilaabmayo horyaalka Premier League iyadoo ay wali taagan tahay muranka mustaqbalkiisa, waxaanu xataa ka maqnaan doonaa ciyaarta ugu soo horreysa horyaalka Premier League ee kooxdiisa Tottenham la ciyaari doonto Manchester City.

Dhinaca kale, Harry Kane ayaa rajaynaya in Tottenham ay ogolaan doonto in ay iibiso muddada tobanka maalmood ah ee ka hadhay ciyaarta labadan kooxood ee uu midna doonayo inuu tago midna diiddan yahay inuu u ciyaaro

22/04/2021
03/04/2021

Saadaali oo ku guuleyso $30 kulanka u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Liverpool Kulan Ka tirsan Horyaalka Premier League.

Sharuuddaha
1. Like saar page-ka
2. Share-garee post-ga
3. Saadaalintu waxa ay ku egtahay Waqtiga ay ciyaarta Billaabato.

F.g: Haddii Aadan Shuruudaha Buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya ayaa abaalmarinta helli doona.

08/02/2021

Saadaali oo ku guuleyso $20 kulanka adag ee u dhaxeeya kooxaha kala ah University of Somalia iyo Mogadishu University
Wareegga 8-Dhamaadka ee Koobka Jaamacadaha 2021.

Sharuuddaha
1. Like saar page-ka
2. Share-garee post-ga
3. Saadaalintu waxey ku egtahay markey bilaabanto ciyaarta
F.g: hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya ayaa abaalmarinta helli doona.

02/01/2021

Saadaali Oo Ku Guuleyso 5 Cartoon Oo Lis ah!
Kulanka Xiisaha badan ee Berri Dhex mari doona Kooxaha Chelsea & Man city Kana tirsan Horyaalka England.
Shuruudaha Saadaasha:
1- Like Saar Page-ka Lis Dairies.
2- Share Dheh Postigan.
3- Inaad Ku Sugan Tahay Dhamaan Goobaha laga helayo caanaha Lis (Somaliland & Puntland).
4- Si Sax ah u Sheeg Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto.
5- Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto.
F.G: Hadii in ka badan 3 Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona 3-Qof ee ugu Soo Horeeya Xaga Wakhtiga.
Nasiib Wacan.

01/01/2021

Saadaali oo ku guuleyso $100 kulanka adag ee Final-ka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 ee u dhaxeeya kooxaha kala ah Galmudug vs Banaadir.

Sharuuddaha:-
1. Like saar page-ka
2. Share-garee post-ga
3. Saadaalintu waxey ku egtahay markey bilaabanto ciyaarta.

F.g: hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya baa abaalmarinta heli doona.
Nasiib Wacan.

16/12/2020

SADAALI OO KU GUULEYSO $30 KULANKA U DHAXEEYA Liverpool FC VS Tottenham Hotspur
SHARUUDDAHA .
1.LIKE SAAR PAGE-KA
2.SHARE-GAREY POST-GA
3.SAADAALINTU WAXEEY KU EGTAHAY CIYAARTA MARKEEY BILAABATO
F.G: HADII AADAN SHURUUDAHA BUUXIN RUUXA BUUXIYA EE KAA DAMBEEYEY BAA ABAALMARINTA HELI

08/12/2020

SADAALI OO KU GUULEYSO $40 KULANKA U DHAXEEYA FC Barcelona vs Juventus
SHARUUDDAHA .
1.LIKE SAAR PAGE-KA
2.SHARE-GAREY POST-GA
3.SAADAALINTU WAXEEY KU EGTAHAY CIYAARTA MARKEEY BILAABATO
F.G: HADII AADAN SHURUUDAHA BUUXIN RUUXA BUUXIYA EE KAA DAMBEEYEY BAA ABAALMARINTA HELI

06/12/2020

Saadaali oo ku guuleyso 10$ natiijada kulanka
u Dhaxeeya Tottenham Hotspur iyo Arsenal,
Shuruudaha saadaalinta:
dheh
saar Bageka
Natiijada ciyaartana sax

08/11/2020

Saadaali Oo Ku Guuleyso 10 $
Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland.
Kulankan ayaa dhex mari Doona Labada Gobol ee kala ah
Vs
Shuruudaha Saadaasha:
1- Like Saar Page-ka Shirkada Kaamil
2- KU Share Garee Postigan 2 group .
3- Follow dhe Instagram https://www.instagram.com/kaamil_company/.
3- Inaad Ku Sugan Tahay Somaliland.
4- Si Sax ah u Sheeg Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto.
5- Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto.
F.G: Waxa ku Guulaysanaya Qofka ugu Horeeya ee Saxa Natiijadda sidoo kale ka soo baxa Shuruudaha Sarre, Qofka Dib u Edit gareeya Postiga, K**a mid noqon doono Guuleystayaasha.
Nasiib Wacan!👉

Address


Telephone

+252634934363

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haqabtire media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haqabtire media:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share