Warbixin : Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaana abaal mariyay guuleystayaashii Tartanka.
Warbixin : Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaana abaal mariyay guuleystayaashii Tartanka.
Waa Arday ka mid ah tartamayaasha Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka - Kismaayo - Soomaaliya.
Waa Arday ka mid ah tartamayaasha Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka - Kismaayo - Soomaaliya.
المسابقة الرمضانية للقرآن الكريم - كسمايو - الصومال.
مؤسسة الأمة للدعوة و التنمية.
.اليوم الثاني للمسابقة الرمضانية للقرآن الكريم - كسمايو - الصومال
Maalinka 2aad : Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka - Kismaayo - Jubbaland.
.اليوم الثاني للمسابقة الرمضانية للقرآن الكريم - كسمايو - الصومال
Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka - Kismaayo - Jubbaland. المسابقة الرمضانية للقرآن الكريم - كسمايو - جوبالاند. مؤسسة الأمة للدعوة و التنمية.
Tartanka Ramadaanka ee Quraanka Kariimka - Kismaayo - Jubbaland.
المسابقة الرمضانية للقرآن الكريم - كسمايو - جوبالاند.
مؤسسة الأمة للدعوة و التنمية.
Ababinta Ubadka , tabaha aan casrigan u baahanahay si aan u ababino ubadkeena.
Waa xalaqadii 2 aad ee aynu sugeynay.
Ahmiyadda ababinta ubadka.
Xalaqadii 1aad.
📷 Abshir Guure Abdi .
Mahadin iyo bogaadin baan abshir u jeedinayaa
Xalaqadii 2 aad ee barnaamijkii " Haldoorradii muslimiinta een ku dayaneynay "
Hooyadeen khadiija bintu khuweylid
Barnaamijkii " Hal doorradii muslimiinta een ku dayaneyney " .
Xalaqadii 1 aad , wuxuu inshALLAH noqon doonaa muuqaallo kookooban een laga caajiseynin.
Iftiin badan baa indhaha iiga dhacay oon ku wareeray muuqaalkaan u dulqaata kuwa kale ayaan qurxin doonnaa INSHALLAH.
مشاركتي في حفل أقيم في مركز الشيخ علي الصوفي للإقراء والإجازة بالسند في مدينة كسمايو.
قد أجيز في هذا الحفل عدد من مدرسي القرآن الكريم في كتاب " رياضة اللسان بأحرف القرآن " وفي " منظومة ابن الجزري في علم التجويد " ووجهنا لهم بعض النصائح بعد الشكر والتقدير للمركز وقادته والثناء والدعاء للقارئ المجيز الشيخ عبدالله أحمد الأهدل والتهنئة والتقدير للمدرسين المشاركين في الحلقة القرآنية.
Xarragooyin xaaraan ah qeybtii 1 aad.
FG : waa hore ayaan halkan soo dhigay barnaamijkaan waan ku soo celiyey hadda.
Ustaad Shaafici Gureey Xuseen .
#soonka Lix maalmood oo shawaal ah ramadaan kadib fadliga uu leeyahay.
4/5/2022 waxaan daah furnay oo howl galay qeybta dhalinyarada mu'asasada Al umma ee dacwada iyo horumarinta, waxeyna direen farriintii sanadlaha aheyd ee
رسالة مؤسسة الأمة إلى الأمة الصومالية.
Waxaa qeybta daah furay madaxa xafiiska dacwada iyo iclaamka sheekh maxamed Guure Cabdi ( Ustaad Guure ) wuxuuna ummadda soomaaliyeed u diray farriin oraneysa """ Howraarsan ku hadla " ""
Goobtu waa galbeedka magaalada kismaayo xilli fiid hore ah.