Mataan Cideed

Mataan Cideed waxaaad naga heli doontaan taarikhaha somaliyeed kuwooda sugan nooc walba oo ay yohiin ba mahad sanidiin

27/05/2024
28/10/2023

"Kibirku maaha inaad xirato maryo Ama dhar qurux leh Ama Aad la haato Hanti laakiin Kibirku Waxa Weeye Xaqa Oo Aad diido iyo Dadka Oo"Aad yastid iskana weynaysiisid.

Halkani waa gagida diyaraha Ee hargeysa
25/04/2023

Halkani waa gagida diyaraha Ee hargeysa

"Qofka islaweyni waa qof Buur saaran Oo kale Wuxuu 'UArkaa dadka kuwa yar yar , iyaguna isaga Ayey U'arkaan in Uu yar ya...
06/12/2022

"Qofka islaweyni waa qof Buur saaran Oo kale Wuxuu 'UArkaa dadka kuwa yar yar , iyaguna isaga Ayey U'arkaan in Uu yar yahay.

05/11/2021
22/10/2021

"Marka la'leeyahey Ninkasta Oo! guul gaarey Waxaa gaar'Siyey Gusha waa Dumar- ma Ah xasskisa Ama Walshii Ee Waa Hoyaddi

"Waxaa jira kuwa rumaysta Awooddooda inkasta Oo Aanay Awood lahayn, Waxaa kale Oo! jira kuwa rumaysta in Aanay Awood lah...
14/10/2021

"Waxaa jira kuwa rumaysta Awooddooda inkasta Oo Aanay Awood lahayn, Waxaa kale Oo! jira kuwa rumaysta in Aanay Awood lahayn iyaga Oo leh Awood."
Wax kasta hamiga qofku leeyahay Ayaa hoggaamiya, Ee yeelo himilo fog.

Guusha Allah ha'siiyo Soomaaliya iyo soomaali. Waa dad dhulkood inta la boobay Haddana baddoodii lagu heeysto!Allaa weyn...
11/10/2021

Guusha Allah ha'siiyo Soomaaliya iyo soomaali. Waa dad dhulkood inta la boobay Haddana baddoodii lagu heeysto!

Allaa weyn ninkii Aamina Awood leh!

10/10/2021

"Ha barin naftaada gacan hoorsiga, sababta Oo Ah waxaad noqonaysaa, qof xubnaha jidhkiisa Oo dhami xidhan yihiin, Oo Aan shaqaysan karin.

Shaqayso oo dhididkaaga maal, haba yaraado wax soo saarkaaguye.

Gacanta Ood dhigato, dhididkaagaa dhaama?

"Geedka waxaa lagu qiimeeyaa miraha Ama hadhka Uu"bixiyo, bini’aadamka waxaa lagu qiimeeyaa ficillada Ay sameeyaan. Cama...
07/10/2021

"Geedka waxaa lagu qiimeeyaa miraha Ama hadhka Uu"bixiyo, bini’aadamka waxaa lagu qiimeeyaa ficillada Ay sameeyaan.
Camalka wanaagsan marnaba ma khasaaro; Qofka Beerta Aadaab & hab dhaqan wanaagsan Wuxuu gurtaa miraha xushmadda iyo jaceylka Ay dadku U' hayaan.

Sawirka 2017

Sawirkaan waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhex umushay jidka ayada oo gardaro looga soo musaafuriyay LAASCAANOOD. Waa dhaqa...
04/10/2021

Sawirkaan waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhex umushay jidka ayada oo gardaro looga soo musaafuriyay LAASCAANOOD. Waa dhaqan aad ufoolxun oo kasoo horjeeda bani-aadamnimada iyo dhaqanka suuban ee dadkaynna. Waa ceeb aduunyo iyo caro Ilaah. Waa ineysan noqon tusaale lagu day'sado.

01/10/2021

"Haddii beri soomaalidu Aheyd isku dhaqan, Af iyo diin. Maanta taasi ma jirto. Waxaa geed dheer & mid gaabanba loo koray siddii xiddidkaasi soomaali mideyn jiray loo goyn llaha Taasoo ficiliyan lagu guuleeystay, noqotey inaguna Aan'noqoney dariiqii loo soomaray

Ifka lagu yahay walaalo.
27/09/2021

Ifka lagu yahay walaalo.

24/09/2021

Qosal qon'simaad 'noqey

31/08/2021
31/08/2021

Address

Kismayo

Telephone

+252618274094

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mataan Cideed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other Social Media Agencies in Kismayo

Show All