Gaaraabidhaan

Gaaraabidhaan Gaaraabidhaan waa adeeg isku xidhaya dadka baadidoonka ah iyo kuwo helay alaab luntay amma dad lumay. Qofka wax ka lumaan waxa uu la soo xidhiidhayaa boggan.

Qofka wax helaana wuu nala soo xidhiidhayaa

Baafinta waxyaalaha luma amma la helo. Dadka iyo Xoolaha
10/08/2022

Baafinta waxyaalaha luma amma la helo. Dadka iyo Xoolaha

10/08/2022

Gaaraabidhaan

Gaaraabidhaan waa adeeg isku xidhaya dadka baadidoonka ah iyo kuwo helay alaab luntay amma dad lumay. Qofka wax ka lumaan waxa uu la soo xidhiidhayaa boggan. Qofka wax helaana wuu nala soo xidhiidhayaa

02/08/2022
02/08/2022

Adeegga waxyaalaha luma.
Dad iyo xoolo.
Isku xidhka dadka wax ka lumeen iyo kuwa helay.

02/08/2022
02/08/2022
28/04/2022

Waxa Saldhiga Macalin Haruun Laba Cisho Lagu Hayaa ilmo yar Oo Anbad Ah Oo magaciisa ku sheegay Hanad Maxamed Cabdi , Magaca Hooyadiina Ku sheegay Haboon Farxaan Cumar.

Fadlan Faafi
Xg: Bogga Ciidanka Booliska JSL

04/09/2021

Baafin wiil lumay.

Waxaan si naxariisle uga codsanaynayaa bulshada reer Hargeysa iyo cidii kale ee aragta wiilkan yar oo magaciisi yahay Kamal Isaaq oo maanta naga lumay salaadii duhur ka dib . Wuxuu xidhnaa surwaal gaaban oo akhtara iyo garan cad.
Fadlan cidii aragtaa ha igala soo xidhiidhii lamabrkan 0634402758 amma saldhig boolis halkii kuugu dhow ha geyso!
Ilaahay waxaan ka baryayaa in uu nabad noogu soo celiyo wiilkayaga .
Kamal Hassan Isak

04/09/2021

Gaaraabidhaan

Gaadhigaas oo xalay la xaday , ciddii aragtaa hala xidhiidho lambaradan hoose. Waxa laga xaday Hargeysa dhexdeeda
07/05/2021

Gaadhigaas oo xalay la xaday , ciddii aragtaa hala xidhiidho lambaradan hoose. Waxa laga xaday Hargeysa dhexdeeda

24/04/2021
Hel oo hel
21/04/2021

Hel oo hel

21/04/2021

Welcome to lost and found facility

29/03/2021

Hel oo Hel

15/10/2020

Lost and found

02/09/2020

Baadidaadoo
Bil maqnaydoo
Rabbi kuu bidhay
Waa cawiyo bari

Baafin
18/08/2020

Baafin

Waa wiil yar oo lumay waxa lagu hayaa saldhigga Macalin Haaruun Hargeisa. Fadlan sii gudbiWax macluumaad ah ma sheegi ka...
07/08/2020

Waa wiil yar oo lumay waxa lagu hayaa saldhigga Macalin Haaruun Hargeisa. Fadlan sii gudbi

Wax macluumaad ah ma sheegi karo

06/08/2020

Waad ku mahadsantihiin in aad ku xidhanteen boggan.

نشكركم جميعا لمتابعتكم هذه الصفحة
Thank you all for following our page.

XOG_____Waxa aad ka baafin kartaa waxyaalo kaa lumayWaxa aad si guud ugu yaboohi kartaa alaab aad heshay amma dad lumay ...
06/08/2020

XOG
_____

Waxa aad ka baafin kartaa waxyaalo kaa lumay
Waxa aad si guud ugu yaboohi kartaa alaab aad heshay amma dad lumay ood hayso amma ogaatay.

Macluumaadka hantida waa in aan la soo wada qorin si qofka ay ka lumeen loo waydiiyo in uu la yimaaddo caddeymo iyo astaamo iyo tilmaamo muujinaya in uu leeyahay hantidan.

Barqo Wagaasan akhyaarta meel kasta ood ku sugantihiin ba.

05/08/2020

Fadlan nala wadaag sida adeegani kuu anfici karo. wali makaa lumeen alaab qaali ah oo ma wayday meel aad u raacdo.

05/08/2020

Fadlan kusoo biir adeegan, waa isku xidhaha dadka wax ka lumeen iyo kuwo helay alaab, dad amma xoolo.

Meel kasta oo dunida ah waad kasoo baafin kartaa. Ku xidhnow boggan

Please join our Lost and found service facility. The bridege between those who lost properties or people and those who found them. Join our network and stay connected.

Address

Hargeisa
Hargeisa
00252

Telephone

+252636888880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaaraabidhaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category