Naema

Naema Journalist

06/07/2023
Digniin Iska ilaali share dheh wax Duulaan cad Lagu yahay diinteena suuban iyo nabbigen sharafta leh (scw)
31/10/2020

Digniin Iska ilaali share dheh wax Duulaan cad Lagu yahay diinteena suuban iyo nabbigen sharafta leh (scw)

Dadoow alle ha laga cabsado ha la joojiyo wararka been abuurkaa dad badan ayay ka nixinaysaaye alle ha ku caafiyo adeer ...
24/07/2020

Dadoow alle ha laga cabsado ha la joojiyo wararka been abuurkaa dad badan ayay ka nixinaysaaye alle ha ku caafiyo adeer faarax cawil jaamac cali wuu noolyahay wuuna ladanyahay

Abwaan murtiile oo ha loo soo duceeyo in alle caafiyo asxaapta ducadu waa dhankiina
22/07/2020

Abwaan murtiile oo ha loo soo duceeyo in alle caafiyo asxaapta ducadu waa dhankiina

Gabadh da, yar oo u dhalatay dadka Afghanistan ayaa baraha bulshada si weyn looga hadal hayaa kadib markii ay dishay lab...
22/07/2020

Gabadh da, yar oo u dhalatay dadka Afghanistan ayaa baraha bulshada si weyn looga hadal hayaa kadib markii ay dishay labo ka mid ah dabelay ka tirsan ururka Taalibaan oo dilay waalidkeedii iyada oo gabadhaasi lagu tilmaamay (halyeeyad) geesiyad ah.

Mas'uuliyiinta gobalka Ghor waxay sheegeen gabadha yari inay qaadatay qoriga AK-47 oo ay waalidiinteedu lahaayeen ,kadibna ay dishay labo ka mid ah deblaydii weerarka kusoo qaarkalena dhaawacday

Hooyo aduunka wax ugu jeceshay inaad inaad adigu faraxdo allow hooyooyinkeen inoo dhawr aamiin
22/07/2020

Hooyo aduunka wax ugu jeceshay inaad inaad adigu faraxdo allow hooyooyinkeen inoo dhawr aamiin

Ku sali nabeegeena Muhammed scw
21/07/2020

Ku sali nabeegeena Muhammed scw

Noloshaad alle ku xidh cid kale haysku dulayn
20/07/2020

Noloshaad alle ku xidh cid kale haysku dulayn

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naema posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category



You may also like