ONKOD MEDIA

ONKOD MEDIA Ku Soo Dhawoow Page Rasmiga ah Ee Warbaahinta Onkod Media Group Waxaad ka heleysaan Warar Sugan,

18/11/2023

Wararkii Uga Dambeyey Roobabka Da'ay Maanta
By Suxufi Yaxye Nairobi

17/11/2023

Dib U Xasuuso Geeriddii Weriye Axmed Cowke

Suxufi Yaxye Nairobi

"Anigu nabad ku Baaqimaaayo Dagaalkuna Waa Halkiisii, Buurmadow Na Waxaan Lee Yahay Hadalka jilicsan jooji" Suldaan Sici...
16/11/2023

"Anigu nabad ku Baaqimaaayo Dagaalkuna Waa Halkiisii, Buurmadow Na Waxaan Lee Yahay Hadalka jilicsan jooji" Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale

15/11/2023

"Ninka manta Nabad dhulbahante waa,,,

14/11/2023

Alle How Naxariisto Moyer-kii Horre ee Caasimadda.

14/11/2023

Alle how Naxariisto General Jidhif

Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Maxamed Xaashi Cilmi oo soo qabtay jagooyinka maayirkii h**e ee Hargeysa iyo wa...
14/11/2023

Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Maxamed Xaashi Cilmi oo soo qabtay jagooyinka maayirkii h**e ee Hargeysa iyo wasiirkii maaliyadda.

Allaha u naxariisto  Mujaahid Taliye Maxamed Xasan Cabdilahi (Jidhif), oo ahaa Talyihii h**e ee Ciidanka Qaranka JSL. Al...
14/11/2023

Allaha u naxariisto Mujaahid Taliye Maxamed Xasan Cabdilahi (Jidhif), oo ahaa Talyihii h**e ee Ciidanka Qaranka JSL. Allaha u naxariistee Jeneral Jidhif wuxuu ahaa mujaahidiintii Dalka u soo halgamay ee u hibeeyey noloshooda. Ehelka, qaraabada iyo Qarankaba Alle samir iyo iiman ha inaga siiyo. 🥲🤲🏽

13/11/2023

"Fanan socdaal maxaa ku kalifay fanka,

13/11/2023

"Deg-Deg beesha garxeejis nabad ayey qadanaysa ,,,,,

13/11/2023

"Markale ayaa dagal culys laga baqi qaba,,,,,

ONKOD MEDIA follow soo dheh

10/11/2023

"Dagaal culys ayaan ku baqayaa Afhayeenka beesha habar jeclo,,

DEGDEG" Waxaan Dhamaan Beesha Habar Jeclo Farayaa inay Galaan Dagaalka Oo Wax iska Celiyaan"Afhayeenka Beesha Habarjeclo...
10/11/2023

DEGDEG" Waxaan Dhamaan Beesha Habar Jeclo Farayaa inay Galaan Dagaalka Oo Wax iska Celiyaan"

Afhayeenka Beesha Habarjeclo"Suldaan Siciid Yuusuf"

10/11/2023

"Qadan Qaran,,,,,,

10/11/2023

"Dagaal culys ayaanu qadnay,,,,,

09/11/2023

"Dagaalka Gala Oo Wax Iska Celiya" Maxamed Sii Arag

08/11/2023

Waa Kuma Madaxweynihii ugu Xummaa.......?

By Samiito Media

08/11/2023

Buqdharkayn ciidamada degaanka ayaa dib ula wareegay, ka dib markii saaka ay weerar bahalnimo gacanta ku dhigeen ay kuso qaadeen kooxo laga soo Abaabulay Buuhoodle.

07/11/2023

"" Garoowe iyo Ayuub Waxbaa Baala Hayga yaacay Garoowe Baan Saan loogu Dhex Bahdilaya

07/11/2023

"Kabtan ayuub oo manta lagu dili gadhay garoowe,

Dadkii maanta ku dhintay Dagaalkii Garoowe ka dhacay waxa ka mid ahaa gabadh yar oo ka mid ahayd dadkii soo dhaweynayey ...
07/11/2023

Dadkii maanta ku dhintay Dagaalkii Garoowe ka dhacay waxa ka mid ahaa gabadh yar oo ka mid ahayd dadkii soo dhaweynayey Facebookarka Kabtan Ayuub.

07/11/2023

Deg deg Garoowe oo Hal Qof ku dhintey Kaddib markii ay Is Raraaseysney Dhex martey Labba Ciidan.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxaa uu raadinayaa  qofkii lahaa Mobile Samsung A13 ah oo lagu qabtay Eedaysane Faysal C....
05/11/2023

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxaa uu raadinayaa qofkii lahaa Mobile Samsung A13 ah oo lagu qabtay Eedaysane Faysal C.raxman Maxamuud Ina Aamina mux`ed 53jir , waxaana Shaashada Mobile ka saaran sawirkaasi halkan hoose ka muuqda .

Waxaanu ka codsanaynaa qofka leh Mobile-kaasi ina uu degdeg u tago Rugta Masallaha Galbeed ee Hudheelka Geesh u dhaw.

Ciidanka boolisku waxa uu tagaan yahay ilaalinta Diinta , Nafta iyo Maalka muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland .

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL
Call Center 999.

“Baanku Waxa uu ka soo nuugayaa lacagaha danabaysan ee shillinka JSL ee ku jira Mobiladda.”Warsaxafaddeed“Sabti, Novembe...
04/11/2023

“Baanku Waxa uu ka soo nuugayaa lacagaha danabaysan ee shillinka JSL ee ku jira Mobiladda.”

Warsaxafaddeed

“Sabti, November 04, 2023

Baanka Dhexe ee JSL waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 04.11.2023 bilaabay hawl gal balaadhan oo ujeedadiisu tahay sidii suuqyadda sarrifka looga soo saari lahaa lacagaha shillin-ka Somaliland ee dheeraadka ku ah si la isugu dheelitiro xaddiga lacagaha Somaliland shiilling-ka iyo lacagta Dollarka Maraykanka ee wareegaya suuqyadda Somaliland loona xasiliyo qiimaha heerka sicirka sarrifka.

Baanku Waxa uu ka soo nuugayaa lacagaha danabaysan ee shillinka JSL ee ku jira Mobiladda, waxa kale oo suuqa saaka ka soo ururiyay lacagaha shillinka ah ee ay Sarriflayaashu hayaan”

03/11/2023

Qoraalkii Ugu Dambeyey ee Abwaan Siciid Gahayr iyo Buugga Hadhiwaa oo Caawa Hargeisa lagu soo Bandhigey.!

03/11/2023

‘’Somaliland rag aan ku soo dhiiran jirinbaa hadda ku soo dhiirada’’. Maayir Mooge

Madaxwayne Biixi, iyo Musharrax Cirro oo saaka ku kulmay meherka wiil u dhalay madaxweyne Muuse Biixi oo Hargeysa dhacay...
03/11/2023

Madaxwayne Biixi, iyo Musharrax Cirro oo saaka ku kulmay meherka wiil u dhalay madaxweyne Muuse Biixi oo Hargeysa dhacay.

Madaxwaynaha iyo musharraxa ayaa kulankoodii ugu dambeeyay waxa uu ahaa 26-kii August

02/11/2023

"Aanaga haďay inoo irman tahay,,,,,,,jila darajo,

31/10/2023

"Deg-Deg , magaalada oog oo hub la soo baxday,,,,,,

29/10/2023

"Deg deg ilkacase oo soo qabtay abwaankii ciidanka qaranka

Alle haw naxariiste Marxuum Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ayaa maanta Aas-qaran loogu sameeyey Xabaalaha Toon ee duleedk...
28/10/2023

Alle haw naxariiste Marxuum Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ayaa maanta Aas-qaran loogu sameeyey Xabaalaha Toon ee duleedka Magaalada Hargaysa.

Halyey Siciid, haldoor yaqaanay uun bay geeridiisu huq ku haysaa.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, eheladii iyo asxa...
28/10/2023

Halyey Siciid, haldoor yaqaanay uun bay geeridiisu huq ku haysaa.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Siciid Maxamuud Gahayr, oo xalay saqdii dhexe ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Waxaan marxuumka eebe uga baryayaa in uu u dembi dhaafo, isla markaana uu u naxariisto. Innagana uu sabir iyo iimaan inaga siiyo .

Marxuum Siciid Gahayr wuxuu ahaa abwaan suugaanyahan ah, oo murtida xarragadeeda rabi ku manaystay. Wuxuu ahaa macalim, cidda uu wax baro ay u mushtaaqdo. Intaas oo keliya ma aha ee Siciid wuxuu ahaa, qoraa caan ku ah qalin aan laleemoon, iyo qawl aan quud lagu kaxaysan. Marxuum Siciid, waxaan u lahaa aqoon dheer, oo aan barashadiisa waxba igaga baylihin. Sidaa darteed, waxaan ka marag kacayaa in uu ahaa diric dun wanaagsan, kaas oo jecel xaq u dirirka iyo dulmi nacaybka. Qoraaga, abwaanka, iyo ustaadka, waxaa aragiisa iigu danbaysay Magaalada Burco hal wiig ka hor, halkaa oo uu u yimi nabadayntii Hawd ka, isaga iyo abwaano kale oo ay wada socdeen oo uu ka mid ahaa abwaan Al ustaad Cabdi Shakuur. Allahayow, Maxaa ka run badan, halku-dhiga ah, geeridu waxay ku wacan tahay, geel jire iyo ninaanad garanayn.

Ugu danbayn, waxaan leeyahay dhamaanteen waxaynu ku xukunanahay geeri. Balse, waxaa sir ah sida aynu u kala horayno. Haddaba, waxaa inala gudboon in aynu u tabaabulshaysano geerida lama huraanka ah ee ina gaadaysa. Eebe ha u naxariisto, walaalkeen marxuum Siciid, inagana tubta toosan ha inagu hanuuniyo, khaatumadana khayr ha inoogu khatimo.

Amiin Amiin allahayow

Twitter: X.com/MohamudHAbdi

Rabbi ha u naxariisto Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, oo caawa Hargeysa ku geeriyooday.
28/10/2023

Rabbi ha u naxariisto Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, oo caawa Hargeysa ku geeriyooday.

25/10/2023

😢 😭 Ma Ogtahay Qisada Heesta Naruuro ee uu Qaaddo Fanan Horre Bk

By Suxufi Yaxye Nairobi

25/10/2023

Sidhu Ku yimi ?
Laxanka Heesta "Igu Sir Weeyaan Caashaqu"

Bushaaro Bushaaro Bushaaro !!
25/10/2023

Bushaaro Bushaaro Bushaaro !!

Alle ha u naxariistee inta la ogyahay 3 qof ayaa ku dhintay 9 kale na waa ay ku dhaawac meen shil gaadhi oo ka dhacay in...
25/10/2023

Alle ha u naxariistee inta la ogyahay 3 qof ayaa ku dhintay 9 kale na waa ay ku dhaawac meen shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Awbarkhadle iyo Burcada yar.

Shilkan ayaa waxa sababay ka dib markii ay isku dhaceen bas nooca yare e rakaabka qaada ah iyo booyad.

War-saxafadeed : Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  gacanta kusoo dhigay Edeysane   Dable C/raxmaa...
24/10/2023

War-saxafadeed :

Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Dable C/raxmaan ibraahin Aadan ina Saynab Maxamed 21jir oo ku eedaysan inuu xalay Abaarro 8:20 habeenimo Xaafadda Baddacas ku dilay Marxuum-Mustafe ibraahin Aadan ina Koos Aadan 33 jira, Ciidanka Booliska ayaa hawlgal iyo dedaal ay sameeyeen saaka subaxnimadii gacanta kusoo dhigay eedeysanahan , waxaana lagu soo qabtay Deegaanka Aw-barkhadle ee bariga Magaalada Hargaysa isagoo hubkiisa wata markii Ciidanka Boolisku hareeriyeenna is dhiibay , waxaanu hadda ku jiraa gacanta Ciidanka Booliska , iyadoo si degdeg u horgeyn doonno Sharciga.

Dhanka kale waxa Ciidanka Boolisku gacanta kusoo dhigeen Eedaysane Maxamed Baashe Muuse ina Safiya Xasan 25jir oo kamid ahaa xubnihii la socday oo ku eedaysan ina gacan siiyeen Eedaysanahan dilka gaystya , waxaana sidoo kale Ciidanka Boolisku ku raad-joogaan laba eedaysane oo baxsad ku maqan oo aan wali la aqoonsan.
Taliska Ciidanka Boolisku waxuu tacsi u dirayaa dhammaan ehelkii , qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Mustafe Ibraahim Aadan.

Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba lasoo wadaagaan, waxa uuna ka codsanayaa in ay kor usii qaadaan lashaqeynta Ciidanka Booliska.

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL
Call Number 999

Fursad........
24/10/2023

Fursad........

23/10/2023

"Itoobiya Jabhad ayey Samaynaysaa, Garaad Jaamac iyo Ugaaska ayaana ka shaqaynaya..."Daahir Calasow

Address

Degmadda 26ka June
Hargeisa
123456

Telephone

+252659933611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ONKOD MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Broadcasting & media production in Hargeisa

Show All

You may also like