Xog muhiim ah oo ku saabsan barmaamijka hal-abuurka ganacsiga dhallinyarada, u jeedadiisa, faa'iidada uu leeyahay, halka uu hiigsanaayo iyo sida uu uga dhacay caasimada Dawlad Deegaanka Soomalida ee Jigjiga.
Khalid Ahmed Ismail (Abaabulayaasha Shirka)
Maryama Abdi played a pivotal role as one of our distinguished participants, assuming the responsibilities of a topic presenter and workshop facilitator during the summit. Her contributions were characterized by invaluable training and insightful advice, significantly enhancing the event with her extensive wealth of knowledge and professional experience.
Kalmeda Wasiirka Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha Dawlad Deganka Somalida.
Mud Subeer Hussein.
Kalmeda Mareeyaha Kulliyada Maamulka iyo maaraynta Shacabka ee magalada Jigjiga.
Mud Dr. Nimcaan Ibraahim.
Kalmedda soo dhaweyn shirweynaha:
Mud. Abdikadir Mohamed:
Muuqaalada Guud ee Shirweynaha Hal-abuurka Ganacsiga Dhalinyarada.
Hooyo waxbaratay waa Bulsho wax Baratay.
Hadii aad tahay arday ka Qalinjabinaya Sannadakan nalaso xidhiidh si aan munasibadada kugu qurxino , sawiro iyo muuqaalo tayolehna kugu samayno.
Contact: 0634639648
Annoual Somaliland ICT Conference.
Magaalad Saylac ee Xarunta Gobolka Salal.
Kudhawaaqista Wakhtiga rasmiga ah ee Shir weynaha ICT-ga Somaliland oo ay soo agaasinto Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolayadda.
Waxaanu wasaaradda Kalashaqaynay Muuqaalo Dhawr ah oo uu kani kamid yahy.
Xarunta @LavishmedSpa waa xarun cusub oo hargiesa lagaga furay kana shaqaynaysa Cafimaadka maqaarka , timaha iyo nafaqayntoda waana xarun inoso dhaweysay adeegyadi aynu dalka dibadisa u aadi jirnay.