Sugan production

Sugan production Noogu kaalay Adeeg hufan oo ku raaligeliya Iyo duubitaan noocii u danbeeyey.

Waxa aanu ku balan-qaadaynaa inaad naga helidoonto shaqaale kugu shaqeeya hagar la’aan marwalba

05/01/2024

Highlight mustafe iyo Hodan

Hamblyo Aroos Wacan Mustafe Abdi iyo Hodan Ibrahim+252634723343Camera by me             #                               ...
05/01/2024

Hamblyo Aroos Wacan Mustafe Abdi iyo Hodan Ibrahim

+252634723343

Camera by me

#

Sawiro:Bangiga Amal Bank Ayaa Dhisme Cusub ka Furay Degmada Wajaale
18/12/2023

Sawiro:Bangiga Amal Bank Ayaa Dhisme Cusub ka Furay Degmada Wajaale

Hambalyo Hambalyo Naasir iyo Kawsar
19/11/2023

Hambalyo Hambalyo Naasir iyo Kawsar

Hamblyo Hamblyo Booking:063-4723343                                                                                     ...
31/08/2023

Hamblyo Hamblyo

Booking:063-4723343

Qaybtii 2aad
04/08/2023

Qaybtii 2aad

Sawiro:Xaflad so dhawayn ah iyo Taageeridda Gudoomiya Cusub Ee Golaha wakiilada Yasiin xiin Faratoon
03/08/2023

Sawiro:Xaflad so dhawayn ah iyo Taageeridda Gudoomiya Cusub Ee Golaha wakiilada
Yasiin xiin Faratoon

sawiradii Xuska 18 may
21/05/2023

sawiradii Xuska 18 may

18/05/2023

Qaybtii 2aad:Ciidanka Qaranka Somaliland

18/05/2023

muuqaal:Ciidanka Qaranka Somaliland

06/05/2023

KULANKII 17-SANNO KA DIB IYO ARDAYDII ISKU FASALKA AHAA EE 8B ShEEKH BASHIIR OO BILAABAY DARIIQ CUSUB.

Hargeysa-05-05-2023-()-Muddo laga joogo 17 sanno ka dib waxa habeenimadii xalay kulan kii u horeeyey isugu yimi Arday isku fasal ahaa oo ka baxay dugsiga Hoose Dhexe ee Sheekh Bashiir 2005-2006, kulankan ayaa ujeedadiisu xambaarsanayd, in la helo isku duubni iyo iska war hayn dhinaca Ardaydii waayaha walaalnimo soo qaatay ee isku goob wax ku soo bartay.

Waxaanu kulankaasi ahaa mid farxadi ku dheehan tahay oo ka duwanaa kulamada kale ee badi dhaca, waxaana xasuus mudan in ardaydii wakhtigaasi u kala baxeen saddex qaybood oo nololu u qaybisay.

1. Kuwo ku sugan dalka oo waxbarashada halkii ka sii watay kuna dhaqmay kuna dhismay dalka.

2. Kuwo dibeda u dhoofay oo waayuhu u saamixi waayey inay sii joogaan dalka iyo

3. Kuwo Alle Oofsaday oo aan nasiib u helin inay adduunyada sii joogaan oo maanta inaga hooseeya oo aynu u ducaynayno in Alle u danbi dhaafo kana dhigo kuwo uu ku casuumo jannooyinkiisa
Kulankan oo aanan marnaba ku soo koobi Karin qoraal marka loo eego dareenka dadkaasi waayihii kala duwanaa ee ay la soo mareen geediga waxbarasho waxa kulankaa lagu soo gunaanaday in aan halkaa dedaalka lagaga hadhin ee la dardar geliyo Ardaydii ka baxday Dugsiga Sheekh Bashiir intii uu jiray oo dedaal iyo wakhti la geliyo ka war haynta Dugsigii iyo Macalimiimtii.

ALLAA MAHAD LEH

KULANKII 17-SANNO KA DIB IYO ARDAYDII ISKU FASALKA AHAA EE 8B ShEEKH BASHIIR OO BILAABAY DARIIQ CUSUB.Hargeysa-05-05-202...

04/05/2023

Hello Hppy 18 my

21/04/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo La Tukaday Qaar ka Mida Shacbiga Caasimada Hargeysa Kana Hadlay Dagaalka Laascaanood

16/04/2023

Vlog Isha Gobta iyo Afur wcn

09/04/2023

Meherka Cabdikhaalaq Axmed Cismaan iyo Muniira Maxamed Sh Ismaaciil

02/04/2023

“Somaliland iyo Soomaaliya waxa ay isku hayaan xuduudaha labada dal iyo inay laba dawladood oo mar si walaaltinimo ah isugu yimi ahaayeen, dawladdiina ka duntay oo qayb waliba iskeed wax u dhisatay" Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

02/04/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarino qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii ugu sarraysay tartanka Qur’aanka kariimka ah ee bisha Ramadaan

14/03/2023

Madaxweynaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 3-aad, kana hadlay xaaladda Laascaanood iyo doorashooyinka Dalka

27/02/2023

Cabdirisaaq Khaliif waxa uu caddaystay fikirkiisa uu kaga soo horjeedo Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland, In badan waxa uu isku dayey inuu qaranka Khiyaamo, wuxuuna noqday qofka kaliya ee dhibkii Meesha taallay sii laba jibbaara, weligiina wax qaranka dan u ah kamuu talin.” Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore

16/02/2023

Maanta la iga fili mayo Hargeysa wixii uu Siyaad Barre ku sameeyey inaan magaalo kale ku sameeyo, cid kalena laga fili mayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

04/02/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Aaska Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami

04/02/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha MachadKA Dawladda Hoose Ee Dalka (LGI)

30/01/2023

Munaasibada Hirgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada si ballaadhan Loo Xusay

30/01/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Garaadada, Madaxda Dhaqanka iyo Haldoorka Gobolka Sool

21/01/2023

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa wasaaradda horumarinta caafimaadka ku wareejiyey gaadhi ay u dhan yihiin qalabka caafimaadka, kaas oo loogu talo galay inay ka faa’iidaystaan ardayda caafimaadka ka barata jaamacadaha dalku

Sawiro:Wasiirka cusub ee wasaaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor ayaa maanta si rasmiya xilkii ula wareeg...
10/01/2023

Sawiro:Wasiirka cusub ee wasaaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor ayaa maanta si rasmiya xilkii ula wareegay.

03/01/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay Arrinta Laascaanood Kana Jawaabay Daan-daansiga Soomaaliya...
gmh9-4zuz-12hc-hzsd-4g1g

30/12/2022

Wedding Highlight Abdirisaq & Rahma

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sugan production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sugan production:

Videos

Share

Other Broadcasting & media production in Hargeisa

Show All

You may also like