Warqaad Media

Warqaad Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warqaad Media, Broadcasting & media production company, Hargeisa.

22/08/2022

''Koox abaabulan ayaa Isku-day-dil igu sameeyey”.

Gudoomiye Xamarji.

Pogeena Tarsan Media follow dheh
mahadsanid

22/08/2022

DEG DEG: Xasan Sh oo Deg Deg ugu yeeray FARXAAN QAROLE,XJIYAAR & GEN: ODAWAA & Weerarkii hotel XAYAT
Pogeena Warqaad Media follow dheh
mahadsanid

Sanad-guuradda 30-aad ee HAVOYOCO.
21/08/2022

Sanad-guuradda 30-aad ee HAVOYOCO.

DEG DEG: Mahad Salaad ayaa gaaray Hotel Xayaat oo uu dagaalku ka socdo Waxa uuna yiri "tagi maayo ilaa dagaalka lasoo ga...
20/08/2022

DEG DEG: Mahad Salaad ayaa gaaray Hotel Xayaat oo uu dagaalku ka socdo

Waxa uuna yiri "tagi maayo ilaa dagaalka lasoo gabagabeeyo ! Anoo taagan hala soo afjaro".

11/08/2022

Wararkii ugu dambeeyay ee Mudaharaadka magaalada Burco

10/08/2022

William Ruto iyo Raila Oding ayaa sanka isku haya doorashada Kenya. Somaliland berrito waxaa loo ballansan yahay banaanbaxya ay mucaaradku wadaan. Mukhtaar Rooboow maanta ayuu xilkiisii wasiirnimada la wareegay. qodobadaasi halkan ka daawo. Fadlan sii share-garee muuqaalkan

10/08/2022

Go’aanka xukuumadda Somaliland ee mudaharaadka berri.

10/08/2022

Maxaa iska Badalay Mudaharaadkii loo ballansanaa Berri oo khamiista?

Urur siyaasadeedka Ubax oo maanta shubay lacagtii diwaangelinta ururada siyaasada! Warqaad Media !
10/08/2022

Urur siyaasadeedka Ubax oo maanta shubay lacagtii diwaangelinta ururada siyaasada

! Warqaad Media !

Waddani shirka waa ka maqan yahay.! Warqaad Media !
10/08/2022

Waddani shirka waa ka maqan yahay.
! Warqaad Media !

Ilaa hadda laakiin daqiiqadkasta natiijadu way isbeddelaysaa.! Warqaad Media !
10/08/2022

Ilaa hadda laakiin daqiiqadkasta natiijadu way isbeddelaysaa.
! Warqaad Media !

10/08/2022

Xagey maraysaa doorashada Kenya, Yoweri Musaveni oo dhaliilay dowladda Soomaaliya, barakac ka socda Gobolka Hiiraan, Liyuu Booliska oo qabtay hub loo waday gudaha Dowlad Deeggaanka. Halkan ka daawo dhamaan qodobadaasi. Fadlan sii share-garee muuqaalkan
! Warqaad Media !

Natiijada hordhaca ah ee Doorashada Madaxweynaha Kenya👇
09/08/2022

Natiijada hordhaca ah ee Doorashada Madaxweynaha Kenya👇

08/08/2022

Socodkii Lacagta Lagu Sameynaayay Waxaa Bedalay Mid Adoo Hurda Lacag Laga Sameynaayo Daawo Muuqaalkan
Wasiirka Cadaalada social media
Oo inoo fasilaya

07/08/2022

Muuqaal cusub oo muujinaya qof aan sidan dirayska Ciidamada oo garaacaya Xildhibaan Food, oo ka tirsan Wakiillada.

Waa maalintii mudahaaradka xisbiyada Mucaaradka.

07/08/2022

Caasimadda Dowlad Deeggaanka Soomaalida ee JIGJIGA

Wariye Abdihakin Gamaadiid

07/08/2022

FARIIN KA TIMID CIIDANKA

07/08/2022

Ansixinta Golaha Wasiirada Maxay Katiri Wasaarada caddaaladda social Media.

06/08/2022

Dib-udhegayso: 4 sanno ka hor & Tallo Maayar Mooge siiyay Guddoomiye Saleebaan.

06/08/2022

Kalamaan iyo Wasiir Muqtaar Roobow maxaa kala qabsaday + xil raadinta Xasan Daahir Aweys & Kaftan.

06/08/2022

Burco; Gaboose kabaha ayaa lagu soo dhoweeyay waxaana digniin loo diray Korneyl Biixi.

06/08/2022

Sheekh Maxamed Ismaciil oo dhawr Heesood oo duurxul ah qaaday habeenkii xalay,cajiib bal dheeho.!

06/08/2022

Sheekh Mustafe oo ka sheekeynaya waayihiisa nololeed

05/08/2022

"30 sano cidda wax qaban wayday goor ay wax tarayso garan maayo”.

Sh. Mustafe X Ismaaciil

05/08/2022

Reer Boorama Wey Nawaalayaan Hadaa Nahay Iskaabulada Somaliyeed.

05/08/2022

RAGG x DUMAR 🤣 _ EMOTIONAL GAME _ QAYBTI SADAXAAD 🤣 WA LA IS HAYAA RAGOW IS ADKEEYA DUMAROW KUSOCDA

05/08/2022

Daawo Hadii aad qosol u bahantay Ada qosliye😀😂

Faa'idooyinka ay leedahay inaad iskaabulo ahaato waxa ka mid ah:1: xagee kasoo cashaysa lagu dhahi mayo?2: xagee kuso da...
05/08/2022

Faa'idooyinka ay leedahay inaad iskaabulo ahaato waxa ka mid ah:

1: xagee kasoo cashaysa lagu dhahi mayo?

2: xagee kuso daahday lagu dhahi mayo?

3: xiligaan xagee usocota lagu dhahi mayo?

5: yaa kuso wacay lagu dhahi maayo?

6: Barafuunkan👔 xage kamarsaty lagu dhahi mayo?

7: isbitaalaa💊 ubahahay lagu dhahi mayo?

8:lacagti Billka soodir lagu dhahi mayo?

9: Iska seexo🛌 marka cid ka kicisana aad weydo Alarmida ku xiro mobilkaaga.

10: maraad ubahato dhiro galin aqri📖 aqri bugaagta aad is ledahay waad ku dhiranaysa.

11: walwal iyo cabsi marka dareento ilahay ulaabo.

12: lixdii-6 biloodba mar tag xarun cafimaad.

13: lasoco ogaalka dunida meesha uumarayo.

14: Haa islahadlin 🗣 kaliga wayo waxa tahay qof kaliya.

15: marka aad aragto👭👭👭 gabdho badan isku day inaad la qabsato mid ka mid ah.

16: xiliga kulaylaha xiiro, xasidkana ha u sheegin.

17: marka aad aragto qof okiyaala😎 pensal ah xiran inaad aad u firiso ha isku dayin.

18: maarkad aragto gabar ku haruufaysa😏 adana u il jabi😉 hana ku xeeldheraan.

19: marka aad aragto qof xanaaqsan adna ku qosol.

20: waligaa🏋️‍♂️⚽️Jimicsiga joogte.

28:Subixiina Adoon qubaysan Ayaa salaad Subax tukane Halka Kuwa is qaba 90ka qubays Nafta Kajaray.

05/08/2022

Nabiga SCW ayaa idin soo salaamay ciid mubaarak walalhey salaanta ka qaada wana salaama, qudbadiis ugu dambeeysay iyo markii ow geeriyoonaay salalahu caleyhi wasalam maxow dhahay.

05/08/2022

Aqoonyahan Soomaaliyeed Oo Madal Lawada Joogo Ku Dhex Qaawiyay Hooyadii Isaga Dhashay!
Hoodo cige

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warqaad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Broadcasting & media production in Hargeisa

Show All