"Nabad baan rabnaa , mucaaradka iyo muxaafidka midna dan nooma hayaan"
Qaarkamid ah dhalinyarada Garowe
Garowe wiil xalay cajiin garaacay kadib markii kaligiis xaafadda looga tagay, reerkiina ay barakaceen cabsi darteed.
Wajigiisa waan qariyey maadaama aanan ogolaansho ka haysan.
"Waxgaradka SSC, Mudug iyo Sanaag ha dhaheen Doorasho aan hashiis lagu aheyn geli mayno intaa hadaad soo saartaan koob socon maayo dhibtuna waa istaagaysa saraakiisha ciidamadana waxaan leeyahay"
Shiikh Axmed Cabdisamad
Mobile kaga isku duub adigu Jidadka Garowe
Muuqaal hore: xildhibaan Abdulqani Dhaashane
Gaalkacyo bulshadu waxay u baahantahay in lagu wacyigaliyo inay baneeyaan meelihii biyuhu mari lahaayeen.
Abwaan gabay katiriyey xaalada Puntland
"Gaalkacyo biyaha fadhiya maahan wax ay dawladu ku filan tahay waa masiibooyinka rabaaniga ah ee ilaahay keeno, hayeeshee dadweynihii ayaan caqabad ku ah meeshii biyuhu mari lahaayeen"
Gudoomiyaha gobalka Mudug.
Koobkii gobolada Puntland ee Gaalkacyo maxa ku xasuusataa?
Dhismaha Waddada 3G Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob oo maraysa deegaanka Dhagaxyo-cadde
Gudoomiyaha gudiga doorashooyinkii dawladda Puntland iyo ururada siyaasadda ayaa maanta sheegay inay diyaar u yihiin bilaabista doorashada qof iyo cod
Laamiga jamacadda PSU iyo dugsiga sare ee Gambool
Waxgaradka gobalka Mudug oo soodhaweeyey Kabtan ayuub Abdirisak
"Dalku waa inaga dhaxeeya mucaaradow miiska ila soo fariista waxan diyaar u ahay wada hadal"
Madaxweyne Deni
Suuqa magaalada Muqdisho oo gubtay kadib markii uu ku kacay shoor ka dhashay korontada
Deegaanka Caano-yaskax ee gobolka Nugaal
Gudoomiyaha gobalka Mudug ma wuxu qaatay doorkiisii iyo kii maamulka degmada Gaalkacyo? !!!!