Sunni Gaagaab

Sunni Gaagaab Halkaan waxaad ka helaysaan warar lagu kalsoonyahay oo Run iyo xaqiiqo ku dheehantahay🗣

( Way Baxsatay ) Gabi ahaanba Accountigeedii waxay gelisay Deactive oo hawada ayey ka saartay si aan loogala laaban Foll...
22/06/2024

( Way Baxsatay ) Gabi ahaanba Accountigeedii waxay gelisay Deactive oo hawada ayey ka saartay si aan loogala laaban Followda, Ciwaankeeda ayey qarisay kadib markii Washamshi lagu qaaday.

1 milyan wax ka badan ayay haystay saaka Galabtana weerar ayaa ku socda ka dib markii ay qaab cunsuriyad ah uga hadashay...
22/06/2024

1 milyan wax ka badan ayay haystay saaka Galabtana weerar ayaa ku socda ka dib markii ay qaab cunsuriyad ah uga hadashay Wiil ay kala tageen.

22/06/2024

Laan jaceyl Jabeen ma kusoo jaraa....dhaanto.

Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa 33 sano kadib maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaadey...
22/06/2024

Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa 33 sano kadib maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya.

1,154 arday oo wiilal iyo gabdho isugu jira ayaa Imtixaanka gelaysa, waxaana goobaha Imtixaanka lagu qaadayo ku sugan saraakiil ka socota Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, kuwaas oo u xil saaran ilaalinta iyo kormeerka goobaha imtixaanka lagu gelayo.

Tvga Qaranka

"Aniga  Ciyaaryahan Cabdixaafid kaliya waxaan rabay inaan ku gaaro 1 Million Follower Tiktok ah waanan ku gaaray, Aniga ...
22/06/2024

"Aniga Ciyaaryahan Cabdixaafid kaliya waxaan rabay inaan ku gaaro 1 Million Follower Tiktok ah waanan ku gaaray, Aniga waxaan rabaa inaan dhalo Caruur Qurux badan Cabdixaafidna mahan nin dhali karo caruur qurux badan aniga Alxamdu lillaah waan qurux badnahay" Queen Xafsa ayaa sidaasi tiri.

Sidee ua aragtaa hadalka gabadan?, Suur tagalse matahay in gabadho badan oo sidan ku fikiraya in Ragbadan ay ka aamin baxaan?

Baadiyaha Qalloocan iyo Geel.📷 Ciro.
21/06/2024

Baadiyaha Qalloocan iyo Geel.

📷 Ciro.

Allaha unaxariistee  Ganacsade Cabdulqaadir Cabdidaahir ayaa caawa lagu dilay Deegaanka Kalayr oo qiyaastii 60km u jirta...
21/06/2024

Allaha unaxariistee Ganacsade Cabdulqaadir Cabdidaahir ayaa caawa lagu dilay Deegaanka Kalayr oo qiyaastii 60km u jirta GAROWE.

Allaha unaxariisto,ehelkii qaraabadii Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo.

21/06/2024

Santarka Heegaale ee Gobalka Doollo deegaanka Soomaalida.

📷 Mohamed Gamaadiid

Baadiyaha Degmada Wardheer♥️.📷Moha
19/06/2024

Baadiyaha Degmada Wardheer♥️.

📷Moha

Beesha Reer cilmi yaxye ee Reer xaamud oo Shir isagu tagaysa Degmada Gallaadi ee gobalka Doollo.
18/06/2024

Beesha Reer cilmi yaxye ee Reer xaamud oo Shir isagu tagaysa Degmada Gallaadi ee gobalka Doollo.

Lamanahaan U dhashay South Africa 🇿🇦 ayaa hadal hayn Badan dhaliyay ka dib marka ay Dadka dalkaasi ku sheegeen In Wiilka...
18/06/2024

Lamanahaan U dhashay South Africa 🇿🇦 ayaa hadal hayn Badan dhaliyay ka dib marka ay Dadka dalkaasi ku sheegeen In Wiilkaasi helay Gabdhii ugu Quruxda badanayd Gabdhaha Madow ee Dalka South Africa 🇿🇦.

Adiga ma kuu muuqataa gabadh qurux badan?.

Soo dhawayn iyo Maamuus : Hambalyada maalinka seddedaad ee Ciidul-Adxa kasakoow Waxaa maanta qado sharafeed isugu jirta ...
17/06/2024

Soo dhawayn iyo Maamuus

: Hambalyada maalinka seddedaad ee Ciidul-Adxa kasakoow Waxaa maanta qado sharafeed isugu jirta soo dhawayn iyo maamuusid magaalada jigjiga loogu sameeyey,Suldaan Abdikani Suldaan Hassan Haji Ali Baalle Waxaa xusid mudan in Mudane Faisal Rashid Omar Madaxa arimaha xisbiga barwaaqo DDS uu lahaa gogol-dhigga qadadaas, ayna kala soo qaybgaleen masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Deegaanka Soomaalida iyo sidoo kale Issimo, Cuqaal iyo aqoonyahanka (Elites) degen magaalada jigjiga.

Kulankaaan oo ahaa soo dhawayn loo sameeyay suldaanka iyo waftiga la socday oo maalmahan ku sugnaaa caasimadda Deegaanka.

Sidee deegaanka Jiracle ee degmada Bookh Sawirada looga Galaa?.Caasimad Gobalka Ciid ee Mustaqbalka dhow Jiracle❤️
16/06/2024

Sidee deegaanka Jiracle ee degmada Bookh Sawirada looga Galaa?.

Caasimad Gobalka Ciid ee Mustaqbalka dhow Jiracle❤️

16/06/2024

Santarka Jiracle ee degmada Bookh oo laga Xarigjaray Goob Sawirada lagu qaadi doono.

Goobta waxaa maalgashtay oo furay Gabdho Dhalinyaro ah oo deegaanka ku nool.

Wardheer iyo Ciidii Maanta❤️
16/06/2024

Wardheer iyo Ciidii Maanta❤️

Ciidamada Khaaska ahaa ee Maanta Sugayay Amaanka Madaxweynaha iyo Xarunta Baarlamaanka Dowladda Puntland.Hogaanka Ciidan...
15/06/2024

Ciidamada Khaaska ahaa ee Maanta Sugayay Amaanka Madaxweynaha iyo Xarunta Baarlamaanka Dowladda Puntland.

Hogaanka Ciidanka Kabtan Maxamed Siciid Yusuf.

15/06/2024

Majiraa qof markaad dharka Ciida Ugado aad Farxad ku dareento xataa hadii aadan adigu dhar haysan?!.

Ururka samafalka ee Walaalaha Doollo ayaa 50 neef oo Adhi ah oo ay ugu talagaleen in ay maalinta Ciidul Adxada kuciidaan...
15/06/2024

Ururka samafalka ee Walaalaha Doollo ayaa 50 neef oo Adhi ah oo ay ugu talagaleen in ay maalinta Ciidul Adxada kuciidaan danyarta iyo maxaabiista kujirta goobta dhaqan-toosinta magaalada Wardheer maanta uqaybiyay.

Puntland ayaa Shaqaallaha fasaxday mudo 3 Bari ah si gaar ah maalmaha Ciidka.
15/06/2024

Puntland ayaa Shaqaallaha fasaxday mudo 3 Bari ah si gaar ah maalmaha Ciidka.

13/06/2024

: Shirkada Gorgor travel and multi-service agency
Adeegyada ay idiin haynso waxaa kamid ah
1. Soosarida visaha (Visa issuance)
Sida Masar, Brazil, Colombia, Kenya, Uganda iyo iwm.
2. Jarida tikidyada (Ticket booking and Printing) aduunka oo dhan ah
3. Hotel u qabashada Macmiisheena safarada ah (Hotel Booking)
4. Kiraynta gawaarida (Car rents)
Iyo iwm

Waxanu idiin dabaanad qaadaynaa adeeg hufan iyo qaymo ku raaligaliya

Qanacsanaanta macmiilkeenu waa maasuliyadeena shaqo (Customer satisfaction are our responsibilties)

13/06/2024

Farqiga u dhaxeeya Golis Puntland iyo Somtel Puntland?.

 : Bishaaro Cabdinuur oo ah Xirfadle Caafimaad oo ka hawlgasha santarka Baaltaag ee gobalka Doollo ayaa loo aqoonsaday g...
12/06/2024

: Bishaaro Cabdinuur oo ah Xirfadle Caafimaad oo ka hawlgasha santarka Baaltaag ee gobalka Doollo ayaa loo aqoonsaday gabadha ugu Xirfada Fiican Rugaha Caafimaadka ee guud ahaan Dawlad deegaanka Soomalida,

Sidoo Kale Health Postiga deegaanka Soomalida ugu wanagsan waxaa noqday Rugta Caafimaadka Santarka Baaltaag ee dagmada galaadi,

Wasiirka xafiiiska Madaxtooyada DDS Dr. Xuseen Qaasim ayaa wax uu Shahaado sharaf gudoonsiiyay Bishaaro C/ Nuur.

Shuuke Aadan

Qayb kale oo cusub wadada Galkacyo iyo Garowe.📷Ali Dhangad
12/06/2024

Qayb kale oo cusub wadada Galkacyo iyo Garowe.

📷Ali Dhangad

Heerka Furinka Garowe oo la sheegay in uu ka hooseeyo 6%.Xarunta Cilmi baarista Kayd consultancy
11/06/2024

Heerka Furinka Garowe oo la sheegay in uu ka hooseeyo 6%.

Xarunta Cilmi baarista Kayd consultancy

Deegaanka Birta-dheer ee gobalka Nugaal.
11/06/2024

Deegaanka Birta-dheer ee gobalka Nugaal.

Galgaduud aag ay ku Dagaalameen Beelaha Caabudwaaq iyo Xeraale oo Maanta magaalo dhamaystiran ay ka sameeyeen Beesha Caa...
11/06/2024

Galgaduud aag ay ku Dagaalameen Beelaha Caabudwaaq iyo Xeraale oo Maanta magaalo dhamaystiran ay ka sameeyeen Beesha Caabudwaaq.

 : Waxaa maanta Deegaanka heegaale ee gobalka Doollo lagu dhammeeyay colaad dhawaan Aagaas ku dhexmartay Beelaha Isaaq i...
11/06/2024

: Waxaa maanta Deegaanka heegaale ee gobalka Doollo lagu dhammeeyay colaad dhawaan Aagaas ku dhexmartay Beelaha Isaaq iyo Dhulbahante ee Aagaas Dagan.

Maamulada Gobalada Jarar iyo Doollo ayaa ku guulaystay dhamaynta Colaadaas iyo xal u helideedba.

Sawirka Caasimada Gobalka Afdheer ee Hargeele Dds.
10/06/2024

Sawirka Caasimada Gobalka Afdheer ee Hargeele Dds.

 : Degmada Yucub ee Gobalka Doollo.
10/06/2024

: Degmada Yucub ee Gobalka Doollo.

Address

Jidka 30ka
Garowe

Telephone

+252906175619

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sunni Gaagaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sunni Gaagaab:

Videos

Share