Cuurshe Media

Cuurshe Media This Official Pge Of Cuurshe Media.

05/06/2024
01/06/2024
28/05/2024

Nairobi Xaflada soodhawayanta Hogaamiyaha Ssc-Khaatumo Abdulqaadir Axmed Ow-Cali Firdhiye.

26/05/2024

Gudoomiyaha jariiban

26/05/2024

Gudoomiyaha Dagmada Jariiban ee Gobalka Mudug Mudane Cali-Siciid Cabdinuur Khaliif ayaa Xalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya, halkaasi oo siweyn loogu soodhaweeyay, inta uu Nairobi joogo ayuu kulamo kala duwan la qaadan doona qeybgaha kala duwan ee Bulshadda ku dhaqan Dalkan Kenya ee Kasoo jeeda Dagmada Jariiban iyo Gobalka mudug.

19/05/2024

Wiil 4-Jir ah oo la sheegay in uu isku dal dalay gudaha xero barakac oo ku taala Degmadda Deyniile

16/05/2024

Dhacdo naxdin leh Iyaga oo Xabad ku dili kara ayey Gowraceen''Dhacdo Xanuun badan'' Muuqaalkaan kaga Bogo......

Nairobi:- Beesha Cabdiciise ayaa kulan soo dhaweyn iyo Qado sharaf ah u sameeyay Garaad mohamed Cilmi shirwac. Kulanka a...
09/05/2024

Nairobi:- Beesha Cabdiciise ayaa kulan soo dhaweyn iyo Qado sharaf ah u sameeyay Garaad mohamed Cilmi shirwac.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshadda qaybaheedda kala dugan sida Siyaasiin,waxgarad,ganacsto, dhalinyaro iyo haween,

Beesha ayaa garaadka uga war bixisay xaaladda guud ee jaaliyada kenya.

Garaad mohamed oo mudooyinkii dambe ku sugnaa nairobi ayaa beesha uga mahad celiyay soo dhaweynta iyo casumaadda asagoona beesha ugu duceeyay midnimo iyo wadda jir.

Sidoo kale Garaadka Ayaa isaguna uga warbixiyay xaaladda guud ee dalkii iyo hormarka ka socodda.

Ugu dambeyntii kulanka ayaa ku soo dhamaaday jawi wanagsan.

Wabilaahi Tawofiiq

07/05/2024
03/05/2024
02/05/2024
01/05/2024
29/04/2024
29/04/2024

Ninkii Uurka iyo Aragga kaa diida Asaguna Abaalkii sow kuma aqaan maahan.

Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo si adag ugasoo horjeestay in Dakada garacad Emarat ka laga gado.

29/04/2024
26/04/2024

Dekada Garacad oo Shirkada DP WORLD lagu wareejinayo.

Dakada Garacad in Emaarad-ka lagu wareejiyo ma faa'ida ku jirta mise Khasaare.?!

Hishiiska ay kula wareegayan Emaarad-ku Dekada Garacad, madaxwayne Deni shacabka reer Puntland ma usoo bandhigi doona.?

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cuurshe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share