Shige media

Shige media Shige media

10/07/2023

Galkacyo waxa laga furay xarun cusub oo heer caalamiya ilkahana lagu hagaajiyo
Taaj Pharmacy & Dental Care

Deg Deg u booqo adigaa qanci doonee

18/06/2023
Ma heli karnaa Soomaali sidan wada ah ee Walaalkiisa danbiilaha ah aan qiil uu raadinin ee tilmaamo in la marsiiyo ciqaa...
04/06/2023

Ma heli karnaa Soomaali sidan wada ah ee Walaalkiisa danbiilaha ah aan qiil uu raadinin ee tilmaamo in la marsiiyo ciqaabta uu muudna yahay ?

Qaaar ayaa dilaa dad badan dilay u raadiyo qiil oo u doodo dhaqalaana ku baxiyo sida ay u bad baadin laheyn.!!

Azad kudayasho ayu mudan yahay sowmhan ?

04/06/2023

Wasiir Alcadaala"Waxaan dooneynaa inaan ka dowlad ahaan wajahno sidii looga hortagi lagaa wararka been abuurka ah anagoo kaashaneyna Bulshada"

02/06/2023

MUUQAAL QARSOODI AH: Jirdilka Muwaadin Naafo ah, Ku takrifalka Awoodda Dowladda, Musuqa iyo Mashaqooyin kale

|Marqaati-fur|

02/06/2023

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay goโ€™aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ay ku aqbalaeen codsigii Soomaaliya ee ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika.

โ€œWaxaan rabaa in aan dadka Soomaaliyeed u sheego waa la aqbalay codsigeenni ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrikaโ€.

01/06/2023

Maamulka degmada Buurtinle ayaa Xarriga ka jaray Faraca 2aad ee Carwada Maamus , Waxaana ka qayb galay Daah-furka Carwada Caaqil Siciid Gacmay , Gudoomiyaha Hormarinta Degmada , Waxgarad , Xilibaano ka tirsan golaha degaanka , Maamulaha Wasarada Maaliyada deg.Buurtinle Samajecle burhaan Yasiin iyo Marti sharaf kale .

Kala soco boga  Shige media wararka somalida iyo caalamka fadlan ka mid noqo asxaabta ku xiran bogaaan mahadsanid
01/06/2023

Kala soco boga Shige media wararka somalida iyo caalamka fadlan ka mid noqo asxaabta ku xiran bogaaan mahadsanid

01/06/2023

"Waan bogaadinayaa Xasan Sheekh Maxamuud" Faysal Cali Waraabe

Faratoon oo kamid ah Siyaasiyiinta SSC ee Hargeysa ka shaqaysta ayaa yidhi: "Dagaalka Laascanood mid anaka [Dhulbahante]...
01/06/2023

Faratoon oo kamid ah Siyaasiyiinta SSC ee Hargeysa ka shaqaysta ayaa yidhi: "Dagaalka Laascanood mid anaka [Dhulbahante] ka dhashay maaha ee Daarood baa na geliyay."

Guddoomiyaha UCID Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Soomaaliya sida uu u maaraynayo xaaladda...
01/06/2023

Guddoomiyaha UCID Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Soomaaliya sida uu u maaraynayo xaaladda Laascaanood, xilli Isimmada SSC-Khaatumo ay kulamo kula leeyihiin Muqdisho.

"Wax aan u hambalyeynayaa Xassan Shiikh mawqifka uu iska istaagay qadiyadda Somaliland iyo gudaheeda Laascaanood, in uu ka odayaynayo, una caqli-celinayo." - Waraabe.

"Afar sanno iyo dheeraad uu xilka Siciid Deni hayo, Puntland gabadhi kuma dhalan mid ku dhimata mooyee. Aniga shaqaale F...
01/06/2023

"Afar sanno iyo dheeraad uu xilka Siciid Deni hayo, Puntland gabadhi kuma dhalan mid ku dhimata mooyee. Aniga shaqaale Federaal ayaan ahay maamul-goboleed ima xidhi karo imana xannibi karo." - Ergeyga Ganacsiga Madaxweynaha DFS, Khadar Faroole.

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ ๐—ž๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎโ€.๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐Ÿญ, ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ---Raโ€™...
01/06/2023

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ ๐—ž๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎโ€.

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐Ÿญ, ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ---Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka oo fursad qaaliya u ah shacabka Soomaaliyeed in ay ku goโ€™aaminayaan hoggaankooda.

โ€œAnnaga ka Xukuumad ahaan waxaa waajib inagu ah xoreyntii dadka si ay u codeeyaan oo ay xuquuqdooda siyaasadeed fursad ugu helaanโ€. Ayuu yiri Raโ€™isul Wasaare Xamsa oo Wasaaradaha faray in ay qaataan doorka kaga aadan hirgelinta hannaanka doorashooyinka, iyadoo shacabka fasiraad buuxda laga siinayo ahmiyada uu heshiisku u leeyahay bulshada Soomaaliyeed.

31/05/2023

Naxariis...

Sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Somaliland, laba qof ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhacay deegaanka Sii-xawle oo u dh...
31/05/2023

Sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Somaliland, laba qof ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhacay deegaanka Sii-xawle oo u dhaxeeya degmooyinka Yagoori iyo Samakaab, halka afar kale oo goobta qaraxu ka dhacay ku sugnaa ay isaga yaaceen meesha.

Somaliland ayaa sheegtay in raggan ku dhintay Qaraxa ay ahaayeen kuwii iyagu farsameynayay qaraxa, balse markii dambe uu isla iyagii ku qarxay

6 Qof ayaa ku dhaawacmay Shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhexeysa Tulootoyinka  Yalho & karin ee G/ka Bari  puntland...G...
31/05/2023

6 Qof ayaa ku dhaawacmay Shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhexeysa Tulootoyinka Yalho & karin ee G/ka Bari puntland...

Gaadhi Brobrox ah & Pus ayaa is ku dhacay wxaana burburay 2 gaadhi wxaana soo gaadhey khadaare baaxadle...

Bulshada Rayidka Puntland: "Baarlamanka Soomaaliyeed yeysan ansixin go'aamadii Madasha Wadatashigaoo ahaa kuwo aan loo d...
31/05/2023

Bulshada Rayidka Puntland: "Baarlamanka Soomaaliyeed yeysan ansixin go'aamadii Madasha Wadatashigaoo ahaa kuwo aan loo dhammayn."

31/05/2023

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa ayaa furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta.oo dhiirri gelinaya sarreynta sharciga iyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan garsoor Caddaalad ah, loo dhanyahay,

31/05/2023

DEG DEG; Cabsi xoogan ayaa ka taagan magaalada Joowhar, ka dib Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle.

31/05/2023

Boqolaal Arday oo uu usoo dhamaaday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare oo soo buux-dhaafiyey fagaaraha taalada Daljirka Dahsoon ee Muqdisho.

31/01/2023

Muuqaalada hordhaca shirka ee Taliyayaasha Ciidanka Soomaaliya,Jabuuti,Kenya,iyo Ethiopia

30/01/2023

Shiine Culay oo shil gaari galay, warbixin ku saabsan sidii wax u dhaceen iyo khasaaraha ka dhashay

08/12/2022

Shirkada telesom oo macmiisheeda uga digay dadka fariimaha qaldan usoo diraya ee doonaya inay dhacaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Dekadda Muqdisho ayaa adkeeya...
22/11/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Dekadda Muqdisho ayaa adkeeyay muhiimadda dardargelinta hawlaha shaqo ee Dekadda si kor loogu qaado dakhliga dowladda.

Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Dekadda ee loogu adeego shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna faray hawl-wadeennada in iyaga oo ilaalinaya qaanuunka dowladnimada ay si wanaagsan ugu shaqeeyaan dadka Soomaaliyeed, loona fududeeyo adeegyada uga xiran Dekadda.

โ€œWax kasto oo shaqo ah sidii loo qaban jiray waa in si ka duwan loo sameeyo si aan u helno
wax ka wanaagsan waxa aan heysanoโ€

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tilmaamay muhiimadda ay ilaha wax soo saarku u leeyihiin dowladnimada ayaa kula dardaarmay madaxda iyo shaqaalaha Dekadda Muqdisho in ay dardargeliyaan shaqooyinka ay qaranka u hayaan kobciyo dakhliga wax soo saar ee dalka.

Dhankooda, Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdullahi Axmed Jamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Sadaam Maxamuud iyo Maareeyaha Dekadda ayaa Madaxweynaha siiyay warbixin ku saabsan sida ay u socdaan hawlaha shaqo ee Dekadda iyo qorshaha hortebinta u leh ee ay doonayaan in ay ku horumariyaan hawlaha Dekadda.

Halkaan waxaa si jogtaa idinkugu so gudbin donaa hadii Eebe idmo  warar ku salaysan xaqiiqooyinka somalia iyo  dhacdooyi...
21/11/2022

Halkaan waxaa si jogtaa idinkugu so gudbin donaa hadii Eebe idmo warar ku salaysan xaqiiqooyinka somalia iyo dhacdooyinka dunida intoo kale ๐Ÿ‘

Fadlan waxaan ka codsanayaa inaad kusoo biirto bogeena Shige media naguna dhiiri galiso
Lake"ta & Follow'da si aan xaqiiqooyinka dunida oo idil uga run sheeno mahadsanidiin๐Ÿ™

Address

6064373
Garowe

Telephone

+25296064373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shige media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shige media:

Videos

Share