Haqabeel media

Haqabeel media ka Haqabeel waxkasta oo aad ubaahantahay warar iyo wacaalba
Ku iibi ama ku iibso alaabtadda Halkaan

25/10/2023

Xaaladda degmadda Jariiban oo cirkaa isku sharertay

24/10/2023

Ciyaar cusub oo ciyaaraha caalamiga ah lagu soo darey 😀

20/10/2023

Rer Baledweyne ilahay waxan uga baryeynaah inu u yasiro daadadka

DIGNIIN!!Dowladda Somalia ayaa Qoraalkan Baahisey
27/09/2023

DIGNIIN!!
Dowladda Somalia ayaa Qoraalkan Baahisey

Final✅️Dadaalaaa wuu gaara!
15/09/2023

Final✅️
Dadaalaaa wuu gaara!

Qac!✅️Been abuurku siyaasada kamid maaha Sharciga waa in labaraa qolyahan cusub
13/09/2023

Qac!✅️
Been abuurku siyaasada kamid maaha
Sharciga waa in labaraa qolyahan cusub

30/07/2023

"Dhalinyarada Nabada ha loodaayo"

Caafimaadku waa Muhiim!
19/12/2022

Caafimaadku waa Muhiim!

Arragtidaada!Rajada muuqata awgeed Madaxweyne Dani ma istaahila in labo Sano loogu Darro waqtiga xukuumadisa?HAA MAYA
03/12/2022

Arragtidaada!
Rajada muuqata awgeed Madaxweyne Dani ma istaahila in labo Sano loogu Darro waqtiga xukuumadisa?
HAA
MAYA

KU GUULAYSO LACAG;Sadaali Ciyaarta Cawa ee QATAR VS ECUADOR oo ku guuleyso $10Sharuuddaha:1: Like/Follow Saar Page-Ka Ha...
20/11/2022

KU GUULAYSO LACAG;

Sadaali Ciyaarta Cawa ee QATAR VS ECUADOR oo ku guuleyso $10

Sharuuddaha:
1: Like/Follow Saar Page-Ka Haqabeel
2: Share Garee Postkan
3: Comment kuso Qor Saadaashaada Natiijada Ciyaarta,

NB: Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Markay Ciyaartu Bilaabanto.

558 Qof oo world cupka usoo daawasho tagey  ayaa Diinta islaamka qaatay(muslimey)Allahu Akbar  Waxay ka qiimo badantahay...
20/11/2022

558 Qof oo world cupka usoo daawasho tagey ayaa Diinta islaamka qaatay(muslimey)
Allahu Akbar
Waxay ka qiimo badantahay 220 Milion dollar ee Qadar cupkaan ku maalgalisey!!

Hiigsiga dhalaanka Puntland wa "Geedi caano leh"
15/11/2022

Hiigsiga dhalaanka Puntland wa
"Geedi caano leh"

03/10/2022

Caasimada Bilan!
Rer Garowe is Muujiya
ta iyo fellowda
Nasiiya

Gaari Iib ahMagalada: GalkacyoMagaca: Xaabsade (TOWN ACE )Model: 1993Motor:  2YMidabka: CadaanMudada : billo Xaalada: Dh...
15/09/2022

Gaari Iib ah
Magalada: Galkacyo
Magaca: Xaabsade (TOWN ACE )
Model: 1993
Motor: 2Y
Midabka: Cadaan
Mudada : billo
Xaalada: Dhaqalaysan
Qiimaha: $7000 oo wadda hadal leh
KALA XIRIR WHATSAPP 0614663007
TELPHONE 0907556130

Gaari Iib ahMagalada: GalkacyoMagaca: Toyota probox Model: 2013Motor: One Midabka: CadaanMudada : 2 Sano iyo billo Xaala...
30/08/2022

Gaari Iib ah
Magalada: Galkacyo
Magaca: Toyota probox
Model: 2013
Motor: One
Midabka: Cadaan
Mudada : 2 Sano iyo billo
Xaalada: Dhaqalaysan
Qiimaha: $3200
Wixi fahfahina kala xirir
0907556130 0907802616
Whatsapp 0614663006

Gaari Iib ahMagalada: GaroweMagaca: Toyota probox GLModel: 2010Midabka: CadaanMudada : 2 SanoXaalada: DhaqalaysanQiimaha...
29/08/2022

Gaari Iib ah
Magalada: Garowe
Magaca: Toyota probox GL
Model: 2010
Midabka: Cadaan
Mudada : 2 Sano
Xaalada: Dhaqalaysan
Qiimaha: $3800

Fahfahin kala xirir :0907556130, 0614663006
ama iibso
MEDIA

Gaari Iib ahMagalada: GalkacyoMagaca: Toyota probox Model: 2013Midabka: CadaanMudada : New Xaalada: DhaqalaysanQiimaha: ...
28/08/2022

Gaari Iib ah
Magalada: Galkacyo
Magaca: Toyota probox
Model: 2013
Midabka: Cadaan
Mudada : New
Xaalada: Dhaqalaysan
Qiimaha: $

0614663007

5 tan Hogaamiye  facebook Makala yaqaan lkn somalia waa kala taqaan 54k /3 hour Macqul maha farmajo umadan waa Sixradey
08/07/2022

5 tan Hogaamiye facebook Makala yaqaan lkn somalia waa kala taqaan
54k /3 hour Macqul maha farmajo umadan waa Sixradey

Carafa Maanta !! Allow maanta oo kale sanadka danbe na gaarsii Aamin
08/07/2022

Carafa Maanta !! Allow maanta oo kale sanadka danbe na gaarsii Aamin

Sheeg 3 faa iido oo ay dabaashu uleedahay jirkaaga ?Waligaa xeeb maku dabaalatay? mise ku dalxiistay ?Haday jawaabtaadu ...
03/06/2022

Sheeg 3 faa iido oo ay dabaashu uleedahay jirkaaga ?

Waligaa xeeb maku dabaalatay?
mise ku dalxiistay ?
Haday jawaabtaadu tahay HAA!
biyaha wabiga iyo kuwa bada maxay ku kala dawan yihiin ?

me
saar
garee post
sxb kaa aad ku taqaan dabaasha

https://youtu.be/k1wuHhgc6M8

Baabuurta noocaan ah maka shaqeeyaan magaaladaada?Magacee looyaqaan ?Maxayse qabtaan?  me
02/06/2022

Baabuurta noocaan ah maka shaqeeyaan magaaladaada?
Magacee looyaqaan ?
Maxayse qabtaan?
me

Sheeg 1shay oo dhaqanka soomaalida kaga duwan yahay dhaqamada dunida inteeda kale?Follow me
31/05/2022

Sheeg 1shay oo dhaqanka soomaalida kaga duwan yahay dhaqamada dunida inteeda kale?
Follow me

Address

Garowe

Telephone

+252907556131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haqabeel media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haqabeel media:

Videos

Share