Hudayfi Egal

Hudayfi Egal you can get for any information motivation, and skills
(1)

28/03/2024

Qiso dhexmartay Sh. abdirashid Ali Sufi iyo nin police ah

ardojobs.so

18/03/2024

Nin Dhalinyaro ah oo fahan badan aan kahaysan quraanka iyo Axaadithta Rasuulka SCW _ waxaa lasiiyey jaawabo waafi ah oo lagu fahasiinyo kalaamka Allah subxanuhu watacaala. waxbadan ayaad Ka fahmaysaa sualaha Kuwa shakisan ay qabaan

Ardojobs.so

15/03/2024

Tafsiir, Suratu waqicah_. Sheikh Omar faruq

01/03/2024

Fadli wayn baa Allah Ku sheegay in masaakiinta wax lasiiyo xili ay xaaladu adagtahay. Waxaa lagu jiraa bilihii khayrka badnaa ha laga faaidaysto

https://ardojobs.so
Higlights

24/02/2024

Hadalmacaan iyo uur xun oo is khilaafsan waa calaamadaha dadka xun Ee fasaad iyo xumaan la socda Dhulka, saas oo kale doodda, muran badnida iyo xaqa iska kibrinta. Waase in lagu dadaalo raali ahaanshaha Eebe
addoomada waxaa kamid ah kuwa
carrabkoodu ka macaan yahay malab, qalbigooduna ka khadhaadhyahay dacar. Waxayx xiranayaan maryo suuf ka jilicsan, kuna gatay aduunka Diinta, Eebana wuxaa uu yidhi waynideeydaan ku dhaartee waaxan ku diri fidmo wareerisa . Al-Baqarah (204-207).
https://ardojobs.so/finance-officer/

23/02/2024

Waxay caddayn Aayaduhu sida Eebe Maryam u dhaqaaleeyey una Arzaaqay, Nabi Zakariyana u xanaaneeyey, markuu wax layaab leh ku arkeyna baryay Eebe inuu IImo siyo looguna Bishaareeyey Yaxye, inkastoo uu wayn yahay Haweeneyduna ayan dhalin, hasa yeeshee Ecbe wuxuu doono wuu karaa, waxaana la faray inuusan SaddexX maalmood Dadka la hadlin ee Cibaadaysto, taasoo Calaamo u ah Agbal iyo siinta Wiilka.

Aali-Cimraan (37-41).

https://ardojobs.so/finance-and-compliance-officer-pooled-fund-p3-temporary-job-opening/

7 qodob oo noloshaada hagaajinaysa
09/02/2024

7 qodob oo noloshaada hagaajinaysa

09/02/2024

Ma taqaan xuquuqda Allah subxanuhu watacaala inagu leeyahay?

08/02/2024

صلاتي سلام يا رسولي دام عليك يا حبيبي.
Amaanta Rasuulka SCW waxaa laga helaa fadli dheeraada. culumadaan timawaytu waa kuwo aad ugu dheeraada amaanta Rasuulka SCW

📎Ku Saliya Rasuulka SCW Somaliwayn

05/02/2024

Ustaad Muhyadiin waa philosopher cabqari ah runtii waxaa uu hada Ka hor Magalada diridawe nagu siiyey training- tababar la xiriira sida Time management loosameeyo; waa bare xirfadiisu aad u saarayso. Hada waa wasiir Ka tirsan Dawlad deegaan somalida

Jumca wanagsan
02/02/2024

Jumca wanagsan

01/02/2024

Qalbiga waxaa jilciya dhagysiga iyo akhrinta Kalaamka Alle Waxaa markaa kuu fudu daanayaa inaad Ku xirnaato Allah SWTC

waxaa si dulmi ah magalda jigjiga ugu xiran Abdurahman Shafie  oo ah nin Dhalinyaro ah kamida ganacsatada deegaanka waxa...
26/01/2024

waxaa si dulmi ah magalda jigjiga ugu xiran Abdurahman Shafie oo ah nin Dhalinyaro ah kamida ganacsatada deegaanka waxaan ka codsanynaa dhamaan dawlada ee uu ugu h**eeyo H.E .omer iyo Xafiiska Nabadgalyada DDS/ SRS Security Bureau in uu helo xuriyadiisa madaama aysan jirin wax dambi ah oo lagu haysto

19/01/2024

Ma leedahay xirfad farsamo gacan?
Ma jirtaa inta u dhaxaysa 18 ilaa 35?
Ma rabtaa inaad iskaa u shaqaysato?
Mashruuca Shaqogal - SOYEP wuxuu kaa taageerayaa inaad hesho qalabkaa ku hawlgali lahayd ee buuxi foomka hoose.

https://forms.gle/skEZFEhtJfiwNRFK7

Congratulations Dr aadan Awil oo Ka qalin badalanaya kuliyada   Rabi hakaa dhigo mid dadka iyo dalkaba anfaca
22/12/2023

Congratulations Dr aadan Awil oo Ka qalin badalanaya kuliyada Rabi hakaa dhigo mid dadka iyo dalkaba anfaca

22/11/2023

Y-Peer Somalia .COM

22/11/2023
22/11/2023

War bixin kooban ok Ku saabsan Y-Peer Somalia

Puntland Job Fair Y-Peer Somalia
22/11/2023

Puntland Job Fair Y-Peer Somalia

21/11/2023

Hal maalin ayaa ka dhiman carwada bandhigga shaqooyinka ee Puntland
Oo ka dhacaysa magaalada Garoowe gaar ahaan hotel Martisoor.

Y-PEER Somalia waxay ka mid tahay qabanqaabiyaasha carwadan oo si sanadle ah u qabsoonta.


04/11/2023

Booga salaad baa I dhaaftay waxaa qore qoraa masaari ah oo lagu magaacabo islaam Jamal buugu waxaa uu Ka hadlayaa salaada

01/11/2023

Hay'ada Ypeer somalia oo gudoon siisay dhaliyar bartay xirfado Kala duwan ayaa siisay agab(toolkit) ay Ku shaqo bilaabaan

Maamul goboleedka   Khaatum✅ hampalyo
19/10/2023

Maamul goboleedka Khaatum✅ hampalyo

Israel waxaa laga dilay ilaa hadda 156 qofood. 700 ayaa dhaawac ah. Xaaladuna waa mid aad u kacsan
07/10/2023

Israel waxaa laga dilay ilaa hadda 156 qofood. 700 ayaa dhaawac ah. Xaaladuna waa mid aad u kacsan

22/02/2023

Wasiirkii h**e ee arimaha dibadda soomaaliya mr Cawad ayaa si aan gabasho lahayn u taageeray go'aankii isimada dhaqanka gobalada SSC.

Waxaa meesha ka baxay warar aan sal iyo raad lahayn oo mediaha lagu faafiyay ku waas oo loo dhigay qaab ka duwan qaabka uu wasiirka hadalka u dhigay.

Wasiir cawad ayaa ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad ee kursiga ugu sarreeya puntland doorashada dhici doonta January 2024.

18/01/2023

BARO DHULKA UDUGA

09/01/2023

Ambassador ahmed Isse awad oo waraysi muhiim ah siiyay MMTV.

07/01/2023

Waa muqaal kooban oo iftiiminaya qayb kamida ah waxqabadkii wasiirkii h**e ee arimaha dibadda somaliya ambassador axmed ciise cawad.

17/07/2022

Afternoon vibe☕⏯️

Fadlan

Address

Meereysane
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hudayfi Egal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hudayfi Egal:

Videos

Share



You may also like